Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Gen, C/risaaq ***** Biixi

Recommended Posts

Muqdisho: Dowladda KMG oo magacowday Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya.

13. June 2007

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Gen. C/risaaq ***** Biixi ayaa caawa fiidkii loo magacaabay inuu noqdo wasiirka Gaashaandhiga dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyadoo xilkaasi horay u heyn jiray Barre Hiiraale.

 

Wareegto caawa fiidkii ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dowladda KMG Cali Maxamed Geeddi ayaa lagu magacaabay inuu noqdo wasiirka Gaashaandhiga Gen. C/risaaq ***** Biixi, iyadoo magacaabistiisa ay ku soo aaday xili uu dib u dhac ku yimid shirweynihii Qaran ee la filayey inuu 14-ka bishan ka furmo Muqdisho taasoo loo aaneynayo howlgalo lagu sugayo amaanka.

 

Ra’isuul Wasaare Geeddi ayaa u rajeeyay wasiirka cusub Gen, C/risaaq ***** Biixi in uu si wadaninimo iyo xil kas ah u guto waajibaadka culus ee loo xil saaray isagoo Eebo ugu baryey inuu xilkiisa u fududeeyo.

 

Tan iyo markii xilka laga qaaday Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa howsha wasaaradda gaashaandhiga sii waday wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle inkastoo xiligan Barre Aadan Shirena xil ka qaadistiisa uu ku sheegay iney tahay mid sharci ah, balse isagu isku ogeyn wax keeni kara xil ka qaadis inuusan ku dhaqaaqin.

 

 

Col. C/risaaq ***** Biixi oo loo magacaabay wasiirka G/dhiigga Somalia

 

Mogadishu 13, June.07 ( Sh.M.Network)

Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia ayaa waxaa lagu magacaabay wasiirka G/dhigga in uu noqdo Col. C/risaaq Isxaaq Biixii oo ay isku heyb yihiin Col. Barre Hiiraale oo xilkaasi horey looga qaaday.

 

Wareegtadaan lagu magacaabay Col. C/risaaq ayaa waxaa Shabelle u aqriyay Afhayeenka xafiiska Ra'isulwasaaraha C/laahi Codka.

 

Magacaabista xilkani ayaa ku aadan dardar galinta iyo habsami u socodsiinta howlaha ciidanka xoogga dalka iyo adkeynta amaanka Qaranka sida lagu xusay wareegtada.

 

Magacaabista wasiirka cusub ee wasaaradda G/dhigga ee uu soo jeediyay Ra'isulwasaaraha Somalia ayaa waxaa aqbalay Madaxweynaha dowladda KMG ah C/laahi Yuusuf Axmed.

 

Jagadaan ayaa waxaa horey u ahaan jirey Col. Barre Hiiraale, waxaana laga qaaday ka dib markii lagu eedeeyay in uu ka gaabiyay wax qabadka wasaaraddaasi, inkastoo Col. Barre Hiiraale uu iska fogeeyay arinkaasi.

 

 

I tought N/A said abdi qaadir biixi will not take this spot lol ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another desparate move by the tfg. ina ***** Biixi is not as cool as his dhiiigiisa Hiraale, so we'll soon see how they (Yeey & Geedi) get on with Ina ***** Biixi as this guy is not a yes-man at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^He has no choice and he knows that, either you are with us or against us... thats more like it, one more thing should be clarified here, a cabinet member cannot go against his government, only unless he resigns before hand...

 

Many important players have the left the scene, the likes of Jnr Aideed, former speaker and not least the clan's big warlord Hiiraale...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

***** Biixi knows no boundaries. This is the man who fought with Ethiopia, then signed peace and worked with them, then turned against them to wage guerilla warfare in Gedo then was captured by them and almost put to death, etc. Yusuf and Ghedi will soon be wishing they had kept the more reasonable Hiiraale.

 

Where Hiiraale fights fire with water, Biixi fights fire with fire. Ha laga war sugo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Horn, Do you think he would accept to send artillery and mortar shells to Hamar neigbourhoods if he were told to do so? No, I dont think so, but I know him as tough guy and unpredictable. Could be he is a man with a mission! we wait and see...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Unpredictable? :D , there were many of his likes, predicatalbe or unpredictable thats not the question...

 

Anyone who takes this position knows his boundaries, and Biixi is no exception, he's fully aware of that I pressume otherwise he wouldn't dare take the helm...

 

Biixi fights fire with fire.

:D , No comment...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this