Sign in to follow this  
Xudeedi

LQ Mayor: “The Incident Was a Shame, but it’s mainly to be Blamed for Somaliland

Recommended Posts

Xudeedi   

c53a9eb7f98bd9efe52407712806bfee_L.jpg

 

Badhan (SPR): Xaaji Yuusuf Jaamac Dibad oo ah gudoomiyaha degmada Laasqoray ayaa ka warbixiyey 5 qofood oo ka mid ah shaqaalaha Nation Link dadkan oo isugu jira shaqaala kala duwan oo shirkadaas ayaa waxaa afduubtey dhalinyaro ka careysan burcad badeed lagu xirey xabsi ku yaala deegaanada Somaliland.

 

Arintan ayaa cirka isku shareertey kadib markii qaar ka mid ah burcad badeedii la xirneyd oo ahaa burcad badeed kasoo jeeda Mudug oo lasii daayey kadib markii ay gawaari u afduubteen laga leeyahay Somaliland, waa siduu sheegay gudoomiyaha degmada Laasqoray. Sidoo kale qaar kamid ah dadka Laasqoray ayaa ka warbixiyey afduubka iyo siduu u dhacay.

 

 

Download

HALKAAN KA DHAGAYSO WAREYSIGII

 

 

 

Yaasiin Cali Ciise

Somali Public Radio

www.spr.fm

Badhan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

The mayor affirmed that the kidnapper’s relatives were arrested in Berbera and that they were inspired by the release of their comrades who were freed after their relatives had exchanged them with Somalilanders they kidnapped. The incident is indeed a tragedy, I hope the community succeeds in freeing these innocent civilians.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this