Sign in to follow this  
Liibaan

Ciidamo Kasoo Goostay Somalidiidka oo Kusoo Biiray Ciidamada Xoogaga SSC

Recommended Posts

Liibaan   

Ciidamo Kasoo Goostay Somalidiidka oo Kusoo Biiray Ciidamada Xoogaga SSC

 

June 17th, 2010

 

 

ahlu-300x160.jpg

Waxaa maanta saacaddu markay ahayd 2:50 duhurnimo ka soo goostay Maleeshiyada Soomaalidiidka ee ku sugan Degmada Widhwidh Mustafe Galaal, oo ahaa Sarkaal ka soo jeeda deegaanka, horena uga tirsanaa Maleeshiyada deegaankaas kaga sugan Soomaalidiidka.

Goosashadan Mustafe Galaal ka soo goostay Maleeshiyada uu hore ula afkaarta ahaa ee soo duushay, kuna sugan Degmada Widhwidh iyo Balli-hadhac ayaa waxaa sabab u ah dadaal badan oo ay sameeyeen Jaalliyadda Beesha uu Mustafe ka soo jeedo oo aad isugu hawlay in ay Mustafe u soo jeediyaan fikir ka duwan kan uu hore ugu howl galayay, isla markaasna ka dhaadhiciyaan sidii uu uga iman lahaa Dirta ku soo duushay Deegaanka.

Xidhiidhkan lagu soo xero galiyay Mustafe Galaal ayaa waxaa ka danbeeyay xubno firfircoon oo ka tirsan Jaalliyadda Beesha Guuleed Garaad. Waxaana xubnaha xidhiidhka sida tooska ah ula yeeshay Mustafe Galaal, isla markaasna ka dhaadhiciyay in uu ka soo goosto Maleeshiyada Xaqdarrada ku soo duushay ka mid aha Xaantiye Xuseen Cabdi Qaal, Ukun Dafir iyo Jaamac Yuusuf.

Tallaabadan Mustafe lagu dhiiri geliyay, isna ku tallaabsaday ayaa farxad galisay dhammaan Qurbajooga Beesha Guuleed Garaad, wuxuuna Mustafe ahaa Sarkaalka keliya ee deegaanka Widhwidh ka soo jeeda, isla markaasna la fikirka ahaa Maleeshiyaadka soo duulay.

Tallaabadan guusha huwan ee ay ku dhaqaaqeen Qurbajoogtani ayaa ah mid cabsi gelinaysa Kuwa xaqdarrada ku jooga Degmada Widhwidh iyo Balli-hadhac.

 

Dhanka kale Malayshiyadii Riyaale ayaa caawa goobahoodii ka guuraym ka dib markii cabdi badani soo foodsaartay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

cidansland.jpg

 

 

Sarkaal ka Goostay Maleeshiyada Somaliland Oo Ku Biiray Ciidamada SSC

 

Lasanod Online. Thursday, June 17, 2010

 

Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa maanta kasoo goostay Maleeshiyada Somaliland ee ku sugan Degmada Widhwidh, Mustafe Galaal oo ahaa sarkaal kasoo jeeda deegaankaas .. oo hore uga tirsanaa Maleeshiyada deegaankaas kaga sugan Somalidiidka.

 

Goosashadan Mustafe Galaal ka soo goostay maleeshiyada uu hore la afkaarta ahaa ee soo duushay kuna sugan Degmada widhwidh iyo Bali hadhac ayaa waxaa sabab u ah dadaal badan oo ay sameeyeen Jaaliyada Beesha uu Mustafe ka soo jeedo oo aad isugu howlay in ay Mustafe u soo jeediyaan fikir ka duwan kan uu hore ugu howl galayay, isla markaasna ka dhaadhiciyaan sidii uu uga iman lahaa Dirta ku soo duushay Deegaanka.

 

Xidhiidhkan lagu soo xero galiyay Mustafe galaal ayaa waxaa ka danbeeyay xubno fir fircoon oo ka tirsan Jaaliyada Beesha Guuleed Garaad, waxaana xubnaha xidhiidhka sida tooska ah ula yeeshay Mustafe galaal isla markaasna ka dhaadhiciyay in uu ka soo goosto maleeshiyada Xaqdarada ku soo duushay ka mid aha Xaantiye Xuseen Cabdi Qaal, Ukun Dafir iyo Jaamac Yuusuf.

 

Talaabadan Mustafe lagu dhiiri geliyay isna ku talaabsaday ayaa farxad galisay dhamaan Qurbajooga Beesha Guuleed Garaad, wuxuuna Mustafe ahaa sarkaal ka keliya ee deegaanka widh widh ka soo jeeda isla markaasna la fikirka ahaa Maleeshiyaadka soo duulay.

 

Talaabadan guusha huwan ee ay ku dhaqaaqeen Qurbajoogtani ayaa ah mid cabsi gelinaysa kuwa xaqdarada ku jooga Degmada Widh widh iyo Bali hadhac.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Faah-Faahin Ku Saabsan Goosashada Mustafe Galaal Ee Uu Ka goostay Soomaalidiidka

 

Thursday, 17 June 2010

 

Waxaa maanta saacaddu markay ahayd 2:50 duhurnimo ka soo goostay Maleeshiyada Soomaalidiidka ee ku sugan Degmada Widhwidh Mustafe Galaal, oo ahaa Sarkaal ka soo jeeda deegaanka, horena uga tirsanaa Maleeshiyada deegaankaas kaga sugan Soomaalidiidka.

 

 

 

Goosashadan Mustafe Galaal ka soo goostay Maleeshiyada uu hore ula afkaarta ahaa ee soo duushay, kuna sugan Degmada Widhwidh iyo Balli-hadhac ayaa waxaa sabab u ah dadaal badan oo ay sameeyeen Jaalliyadda Beesha uu Mustafe ka soo jeedo oo aad isugu hawlay in ay Mustafe u soo jeediyaan fikir ka duwan kan uu hore ugu howl galayay, isla markaasna ka dhaadhiciyaan sidii uu uga iman lahaa Dirta ku soo duushay Deegaanka.

 

 

 

Xidhiidhkan lagu soo xero galiyay Mustafe Galaal ayaa waxaa ka danbeeyay xubno firfircoon oo ka tirsan Jaalliyadda Beesha Guuleed Garaad. Waxaana xubnaha xidhiidhka sida tooska ah ula yeeshay Mustafe Galaal, isla markaasna ka dhaadhiciyay in uu ka soo goosto Maleeshiyada Xaqdarrada ku soo duushay ka mid aha Xaantiye Xuseen Cabdi Qaal, Ukun Dafir iyo Jaamac Yuusuf.

 

 

 

Tallaabadan Mustafe lagu dhiiri geliyay, isna ku tallaabsaday ayaa farxad galisay dhammaan Qurbajooga Beesha Guuleed Garaad, wuxuuna Mustafe ahaa Sarkaalka keliya ee deegaanka Widhwidh ka soo jeeda, isla markaasna la fikirka ahaa Maleeshiyaadka soo duulay.

 

 

 

Tallaabadan guusha huwan ee ay ku dhaqaaqeen Qurbajoogtani ayaa ah mid cabsi gelinaysa Kuwa xaqdarrada ku jooga Degmada Widhwidh iyo Balli-hadhac.

 

 

 

Dhanka kale Malayshiyadii Riyaale ayaa caawa goobahoodii ka guuraym ka dib markii cabdi badani soo foodsaartay. Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ciidamo ka soo goostay Somalidiidka oo soo gaadhay Magaalada Dan-Dan. Newsiyo Col. inna Cabaashe oo caawa u sii Jeeda Yagoori.

 

ciidamada3.jpg

 

{WidhWidh} 17-06-10Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya magaalada widhwidh ayaa sheegay inuu maanta Duhurkii uu isaga goosteen Ciidamo uu Wato Mustafe galaal oo ah Taliyihii Ciidamada aaga WidhWidh uu ka soo goostay Ciidamada SNM uu isagu horay uga tirsanaan jiray.

 

Ciidamadan oo ku hubaysan Hub culus iyo mid fudud oo ay lahaayeen Ciidamada SNM, waxayna ku faraxsan yihiin inay ku soo biiraan walaalahooda dagaalka kula jira Ciidamada SNM oo ka soo duubay deegaano fog.

 

Magaalada widhwidh ayaa ah meesha kaliya ay hada Tuban yihiin Ciidamada SNM ee ku soo duulay deegaanada SSC ayaga oo ka baqayay dadka daga deegaamada ku hareeraysan magaalada widhwidh, ayaga markii ay duulaanka ka soo qaadayeen magaalada lascanood ay dhagahoodu ka fariisan waayeen magaalada widhwidh ayaa idinku soo duulaysa kadibna waxay bilaabeen inay iyagu ku soo duulaan inta aan lascanood loogu imaan.

 

Xaalada widhwidh ayaa caawa Cakiran kadib markii ciidamada SNM loo baneeyay furtintii ugu xumayd ee ku toosnaa mustafe galaal, waxaana caawa ay ridayaan Hubka culus iyaga oo baqaya.

 

Dhinaca kale Col. inna cabaashe oo isaguna ku sugnaa magaalada widhwidh isaga oo wata ciidamado ka soo jeeda reerkiisa ayaa isu diyaarinaya inuu isaga baxo dagaalka lagula jira Ciidamada SSC. Waxay ku noqon doontaa Laf dhuun gashay ciidamada SNM waa hadii uu ka baxo ciidamada SNM. Col Inna Cabaasha oo ka soo jeeda maagaladaYagoori laguna soo qalday inuu yimaado Magaalada widhwidh.

 

Isku soo wada duub magaaalada widhwidh ayaa caawa meel dagaal culus ku soo wajahanyahay waxaan muuqda qorshe ay wadaan labada dhinac ee isku haya deegaanka Hawadka ah. Balse Ciidamada SSC ayaa u muuqda kuwo jabsanaya ciidamada SNM ee ka soo duulay deegaano aad iyo aad u fog.

 

Waxii warar ah kala soco widhwidh online

C/laahi Maxamed Yusuf (WIDHWIDH)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

ytuytut.jpg

 

Shiine Galaal iyo Ciidamadiisii oo lagu soo dhaweeyey Dandan iyo Mahad Cambashe oo Yagoori u raray Cidankiisii

 

Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya magaalada widhwidh ayaa sheegay inuu maanta Duhurkii uu isaga goosteen Ciidamo uu Wato Mustafe galaal oo ah Taliyihii Ciidamada aaga WidhWidh uu ka soo goostay Ciidamada SNM uu isagu horay uga tirsanaan jiray

Ciidamadan oo ku hubaysan Hub culus iyo mid fudud oo ay lahaayeen Ciidamada SNM, waxayna ku faraxsan yihiin inay ku soo biiraan walaalahooda dagaalka kula jira Ciidamada SNM oo ka soo duubay deegaano fog. Magaalada widhwidh ayaa ah meesha kaliya ay hada Tuban yihiin Ciidamada SNM ee ku soo duulay deegaanada SSC ayaga oo ka baqayay dadka daga deegaamada ku hareeraysan magaalada widhwidh, ayaga markii ay duulaanka ka soo qaadayeen magaalada lascanood ay dhagahoodu ka fariisan waayeen magaalada widhwidh ayaa idinku soo duulaysa kadibna waxay bilaabeen inay iyagu ku soo duulaan inta aan lascanood loogu imaan. Xaalada widhwidh ayaa caawa Cakiran kadib markii ciidamada SNM loo baneeyay furtintii ugu xumayd ee ku toosnaa mustafe galaal, waxaana caawa ay ridayaan Hubka culus iyaga oo baqaya. Dhinaca kale Col. inna cabaashe oo isaguna ku sugnaa magaalada widhwidh isaga oo wata ciidamado ka soo jeeda reerkiisa ayaa isu diyaarinaya inuu isaga baxo dagaalka lagula jira Ciidamada SSC. Waxay ku noqon doontaa Laf dhuun gashay ciidamada SNM waa hadii uu ka baxo ciidamada SNM. Col Inna Cabaasha oo ka soo jeeda maagaladaYagoori laguna soo qalday inuu yimaado Magaalada widhwidh. Isku soo wada duub magaaalada widhwidh ayaa caawa meel dagaal culus ku soo wajahanyahay waxaan muuqda qorshe ay wadaan labada dhinac ee isku haya deegaanka Hawadka ah. Balse Ciidamada SSC ayaa u muuqda kuwo jabsanaya ciidamada SNM ee ka soo duulay deegaano aad iyo aad u fog. Waxii warar ah kala soco riinji

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Dhaniyaradeena waa inaanu ku soo dhoweenaa, gacmo furan, awalba hogaan ayee u baahnaayaan, oo waa la garanayaa Puntland baa dayacday, maanta SSC ayaa wax laga sugayaa

 

Insha Allah, Xoriyad, Midnimo Guul iyo Gobanimo SSC iyo Dhamaan Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

if these soldiers left somaliland how come the picture was taken year ago....

 

 

ciidamada3.jpg

 

just look at the date LOOOL BEENI RAAD MALAH

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Waxaan soo dhawaynaynaa guulna ah Mustafe Galaal oo Ka danaystay Soomaalidiidka garmaqaatayaasha ah.

 

34.jpg

 

Waxaa maanta saacadu markay ahayd 2:50 duhurnimo ka soo goostay Maleeshiyada Somalidiidka ee ku sugan Degmada Widhwidh Mustafe Galaal oo ahaa sarkaal ka soo jeeda deegaanka oo hore uga tirsanaa Maleeshiyada deegaankaas kaga sugan Somalidiidka.

 

Waxaa Mustafe Galaal ku weheliya 70 ciidankuu horjoogaha u ahaaya kuwaasoo dhamaadtood hada hoos tagi doona Guutada Ismaaciil Mire ee uu Hogaamiyo Kayse Cabdi Yusuf

 

 

Goosashadan Mustafe Galaal ka soo goostay maleeshiyada uu hore la afkaarta ahaa ee soo duushay kuna sugan Degmada widhwidh iyo Bali hadhac ayaa waxaa sabab u ah dadaal badan oo ay sameeyeen Jaaliyada Beesha uu Mustafe ka soo jeedo oo aad isugu howlay in ay Mustafe u soo jeediyaan fikir ka duwan kan uu hore ugu howl galayay, isla markaasna ka dhaadhiciyaan sidii uu uga iman lahaa Dirta ku soo duushay Deegaanka.

 

Xidhiidhkan lagu soo xero galiyay Mustafe galaal ayaa waxaa ka danbeeyay Jaaliyada Beesha Guuleed Garaad, kuwaasoo xidhiidh toos ah la yeeshay Mustafe galaal isla markaasna ka dhaadhiciyay in uu ka soo goosto maleeshiyada Xaqdarada ku soo duushay .

 

Talaabadan Mustafe lagu dhiiri geliyay isna ku talaabsaday ayaa farxad galisay dhamaan Qurbajooga Beesha Guuleed Garaad, wuxuuna Mustafe ahaa sarkaal ka keliya ee deegaanka widh widh ka soo jeeda isla markaasna la fikirka ahaa Maleeshiyaadka soo duulay.

 

Talaabadan guusha huwan ee ay ku dhaqaaqeen Qurbajoogtani ayaa ah mid cabsi gelinaysa Kuwa xaqdarada ku jooga Degmada Widh widh iyo Bali hadhac

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

These people don’t even look Somali they could have been Umar al bashirs janjaweed forces

lol @ Janjaweed forces

You cant even see their faces to make such a judgement, misse madowgooro maa ku jeeda, cunsuri yahow!?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this