Sign in to follow this  
BiLaaL

Col. Barre hiiraale oo lagu eedeeyay xasuuq uu ka geystay Diinsoor

Recommended Posts

BiLaaL   

Here we go again. Mind you, the accusations in this story are not coming from TFG detractors, but rather from a minister within the TFG. Dhiig cabayaashi ayaa soo noqday. Ilaahiyoow kuwaan umada kaqabo.

 

Diinsoor 31, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Wasiir K/xigeenka Ganacsiga dowladda KMG ah ee Somalia C/fitaax Ibraahim Rashiid ayaa ku eedeeyay wasiirka G/dhigga dowladda KMG ah ee Somalia Barre Hiiraale in xasuuq uu ka geeystay deegaan ka tirsan degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

 

Wasiir K/xigeenka oo u waramay Shabelle, isagoo ku sugan degmada Diinsoor ayaa waxa uu sheegay in wasiirka G/dhigga Barre Hiiraale uu dad ku laayay deegaanka Reydab oo hoos-yimaada degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

 

C/fitaax Ibraahim Rashiid ayaa waxa uu ku eedeeyay wasiirka g/dhigga in uu dilay ilaa 10 ruux, isla markaana uu qafaashay in ka badan 10 kale, isagoo sheegay in aanu wax xiriir ah la sameyn wasiirka, isgaarsiinta oo hawada ka maqneyd owgeed.

 

Xasuuqaan wasiirka lagu eedeynayo ayaa ka dambeeyay, ka dib markii gaari UD ah oo sida saanad oo magaalada Diinsoor ay uga tageen maxkamadaha islaamka uu watay nin ka soo jeeda tuulada Reydab, iyadoo gaarigaasi UD ga ah uu horey u lahaa Barre Hiiraale, isla markaana ka mid ahaa gawaaridii looga qabsaday degmada Bu'aale.

 

Xiriir aanu la sameynay Col. Barre Hiiraale ayaysan inoo suurto galin in aynu helno.

 

Arintaan ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xilli gobolada Jubbooyinka laga cabsi qabo in uu ka dhaco dagaalo lagu hoobto oo dhex mara maxkamadaha islaamka iyo ciidamada Ethiopia oo kaashanaya kuwa dowladda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

^Indeed. Where are the TFG lackeys hiding? I repeat, the accusations in this story are not coming from TFG detractors, but rather from a minister within the TFG!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

No such thing happened. Infact if anyone grieved it is Barre Hiiraale for the unmitigated and cold blooded murder of his brother.

 

Two feuding clans were fighting over a deserted ICU truck full of heavy armaments when the TFG forces leaving Diinsoor heard the squabble and the defense minister sent a younger brother of his and another army officer on a sahan to go investigate the problem.

 

Immediately and without provocation the small sahan was attacked and the lives of both Barre's brother and the other army officer were taken.

 

Upon hearing the heavy gunfire, the defense minister naturally believed it to be an ambush and immediately ordered a full guns-drawn move on the area. That is how the clash happen, no such massacre took place.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Originally posted by HornAfrique:

[QB]Two feuding clans were fighting over a deserted ICU truck full of heavy armaments when the TFG forces leaving Diinsoor heard the squabble and the defense minister sent a younger brother of his and another army officer on a sahan to go investigate the problem.

Horn, the article tells an entirely different story. I don't know how good you're Somali is but the report indicates that Barre Hiraale was enraged upon seeing a vehicle belonging to him which Islamic Courts fighters captured from him during fighting that took place in Bu'aale, shortly after he was the capture of Kismaayo by the Courts. Hiraale was simply angry at the site of seeing his former vehicle in Diinsoor.

 

Two feuding clans were fighting over a deserted ICU truck full of heavy armaments when the TFG forces leaving Diinsoor heard the squabble and the defense minister sent a younger brother of his and another army officer on a sahan to go investigate the problem.

The deserted truck you speak of belonged to Hiraale. Instead of simply reclaiming the truck, the murderer went on a rampage and killed upto 10 people. How can anyone excuse that?

 

You're version of events don't add up. Are you telling me that you're more informed than C/fitaax Ibraahim Rashiid, the minister in the TFG who first reported these incidents or of the well-informed Shabelle reporters.

 

When will you TFG supporters stop making excuses for these murderers?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

How could you Hornoow, in aad tiraahdo Bu'aale xasuuq baa ka dhacey, Diinsoorna kama dhicin, macluumaatkaagu waa mid aad iska type-qaraaceeso un ee ma ahan midka ay warbaahintu soo tabiyeen

 

Aargudasho aan meel loogu soo gabado laheyn weeyaan.

 

waana ayaan darro in wasiir gaashaandhig uu geesanayo falkan foosha xun.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunoow. waxba lagala hadli mahayo waayo waxaad tahay aaba iska yar cantarabaqashka aad SOL u qaabil santahay ee howshaada comicada iska wado.

 

Bilal adeer before you talk this fake xasuuq, why dont you talk about the infamous Bu'aale incident where your tribe or clan or mafia whatever they were killed PoW in cold blooded murder in a hospital for few months back. Adeer afeef hore lahoow ama adkaysi dambe. Nacnacda naga jooji din røvhul!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Allamaganoow, magaca aad wadato unbaad iga dishey waayo Awowgey ayaa Alamagan la yiraahdaa saa darteed ayaan cunaqabateen kol hore u saarey inaan kula yoomo, ee iska rafo oo iska hantataq!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Allamagan, runtii qabiilnimo waligeey maraacsaneen. Maxkamada qaabiilkooda iyo waxeey kala ahaayeen ayageey quseesaa. Waxaan hubaa laakiin in eey umada u ahaayeen dabeel caafimaad. Aniga kowdii waxaan ahay bini aadan Muslim ah, mida labaadan ah qof Soomali, waqtigaan lajoogo mid sadaxaad meesha mataalo.

 

I've never been to Diinsoor and i have no knowledge of any clans that reside there. All i'm concerned with is in highlighting the crimes of these lunatics, irrespective of their clan affiliations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bilaal,

Sxb, take a deep breath maka dhageysanayo waxad tahay qabyaladeyste xun oo maxkamadaha ku hoos gabanaya 2 qabiil ayaad mid tahay kuwii iska lahaa maxaakiimta waa kuwii reer Indho-cade and co. ama kuwii kale ee jahilnimo ugu casumay UIC Kismaayo iyo jubooyinka si xasilooni daro iyo colaad looga bilaabo dhulkaasi ayadoo xamar laga soo wareejiyey. Daacadna ma tihid, diina waxba kama ogid ee orod Barre layne meel fariiso.

 

Abuu Nuuno,

nuunedancing0tq.gif

sxb, what is the trick of your trade yaa cantarbaqashawi?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by BiLaaL_07:

quote:

Originally posted by HornAfrique:

[QB]Two feuding clans were fighting over a deserted ICU truck full of heavy armaments when the TFG forces leaving Diinsoor heard the squabble and the defense minister sent a younger brother of his and another army officer on a sahan to go investigate the problem.

Horn, the article tells an entirely different story. I don't know how good you're Somali is but the report indicates that Barre Hiraale was enraged upon seeing a vehicle belonging to him which Islamic Courts fighters captured from him during fighting that took place in Bu'aale, shortly after he was the capture of Kismaayo by the Courts. Hiraale was simply angry at the site of seeing his former vehicle in Diinsoor.

 

Two feuding clans were fighting over a deserted ICU truck full of heavy armaments when the TFG forces leaving Diinsoor heard the squabble and the defense minister sent a younger brother of his and another army officer on a sahan to go investigate the problem.

The deserted truck you speak of belonged to Hiraale. Instead of simply reclaiming the truck, the murderer went on a rampage and killed upto 10 people. How can anyone excuse that?

 

You're version of events don't add up. Are you telling me that you're more informed than C/fitaax Ibraahim Rashiid, the minister in the TFG who first reported these incidents or of the well-informed Shabelle reporters.

 

When will you TFG supporters stop making excuses for these murderers?
Hadal badan haan ma buuxsho. Shabelle did not accuse the defense minister of anything. Shabelle reported that the defense minister was cheaply accused by one man. You should comprehend what you seek to discuss.

 

Here is an article as the event was reported on that same day.

 

 

Is Rasaasayn Sababatey Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Tuulada Arabow Oo Ka Tirsan Degmada Diinsoor

Dec 31,2006

by Baardheere-GEDO-NN

wararka laga helayo dhinaca Deg.Diinsoor ayaa waxay sheegayaan in galabta Tuulada Arabow oo 15km dhanka konfureed kaga toosan Deg.Diinsoor uu iska hor imaad kooban halaakasi uu ku dhexmarey kolonyo ciidamo ah oo uu hogaaminayey Wasiirka Gaashandhiga Col.Bare Hiiraale oo ka tegay degmad Diinsoor
iyo maleeshiyo beeleedyo deegaankaasi isku haystay labadii maalin ee u dambeeyey Baabuur xamuul ah oo saanad ciidan ay saarnaayeen oo ay ka carareen maleeshiyadii maxkamadaha.

 

Ciidamo la socdey wasiirka oo maqley dhawaqa rasaasta ayaa istaagey goobtii ay ku hardamayeen labada maleeshiyo beeleed waxaana halkaasi dhacdey inay rasaas ku furaan Ciidamadii wasiirka la socdey, iyadoo halkaasina ay ku dhinteen labo ka mid ah ciidamada Col.Bare hiiraale.

 

lama oga khasaaraha dhabta ah ee soo gaarey maleeshiyadii rasaasta adeegsatey,hase ahaatee warar ayaa sheegaya in dhowr qof ay halkaasi ku dhinteen,waxaa sidoo kale la soo sheegayaa in ciidamada wasiirka ay safarkoodii halkoodi ay ka sii wateen iyagoo ku sii jeeda dhinaca Deg.Bu,alle oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada.

 

A C Saalixi-Gedo-nn-B/dheere

Source

 

 

And this is a condolence for Barre's brother;

 

Condolence

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

This is Dayniile also saying the Defense Minister's forces were fired upon and the life of Barre's brother was taken.

 

waxaana la sheegay in maleeshiyooyinkaasi ay si kedis ah rasaas isugu bilaabeen ilaalada wasiirka gaashaandhiga

oo uu ku jiro nin ay walaalo yihiin oo lagu magacaabo Shugri Aadan Shire,

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by abuu nuune:

How could you
Hornoow
, in aad tiraahdo
Bu'aale
xasuuq baa ka dhacey,
Diinsoor
na kama dhicin, macluumaatkaagu waa mid aad iska type-qaraaceeso un ee ma ahan midka ay warbaahintu soo tabiyeen

 

Aargudasho aan meel loogu soo gabado laheyn weeyaan.

 

waana ayaan darro in wasiir gaashaandhig uu geesanayo falkan foosha xun.

Nuune, cunigaan yar ee teenage oo wali high school ku jiro [it is true, wali dugsisare uu ku jiraa] qabyaalad qurunkeeda ku raagtay oo mooda wuxuu ka maqlo fadhiyada gurigooda inay yihiin Quraanka ereyo ku qoran, oo magaca Eebbe la simay qof biniaaden iska dhaafee xataa warlord occupier eh [God-like, respected and honoured] waxba haka sugin waa iska caruur yar. We pray Eebbe in uu soo hanuuniyo, oo jiilka soo koraayo ficiisa ah gabdhaha yar jinka ah ayee interest ku yihiin, not qabyaalad qurunkeeda 24/7/364 online and offline.

 

Dadka, iskaba dhaaf ciyaalka kan camal, qabyaalad indhaha kaliya ma tirto, wadnaha dareenkiisa ayee tirtirtaa. Waa ninkii ku farxay Xamar Xabasha duqeyneyso only u daran the occupier warlord inay Xabasho ku celiso Kismaayo. Haka shalaayo mid Soomaali Xabashada wato oo Korneel Koojaar lagu sheegay ayaa magaaladaas la wareegay oo waa murugeysan yihiin. Kud ka guur qanjac u guur. Marna Indhamadoowe ama Seeraar ama Goobaale magaalo ha kugu haayo, marna Xabash. :D

 

Jac kululaa ninkii Xabash wax ka sugaaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Miskiin, armaad is odhanaysaa wax la goosan karaad la timi?

 

Ma waxaad islahayd "victim mentality" baa meesha ka soconayso ee waxa siday u dhacayn qof sheegayaan jirin? Amase waxaad islahayd ninka isaga laftigiisu walaalki la toogtay hala "demonize" gareeyo?

 

Adeer waxaan ku leeyahay baq baq meesha la fadhi, Gedaan lahayn la fadhi, Koonfur Galbeedna la fadhi, Baydhabana ragaan ogahay iima xoreyn la fadhi, balse aniguna waxaan ku leeyahay barta aan haatan fadhiyo yaan fadhin ee wax kasta wax allad la timaadid gaashaankaan ku dhufan!

 

Wax la yable, balse, xilka aad meesha ka wadatid iyo aflagaadada iyo personal attacka caynkaa le'eg ee aad meesha usoo horseeday taana wa mid aan Admin iyo dadka kaloo meesha ka musuul ah aan kala hadli doono.

 

Barre Hiiraalane waxba meel kale ha eegin, wakaa howshiisi bilaabay. :D

 

 

Wareegto uu soo saarey wasiirka gaashaan dhiga Dowlada fadaraalka KMG ah ee Soomaaliya Barre Aadan Shirre Barre Hiiraale.

 

January 07- 2007 HornAfrik, Mogadishu

 

 

Wasiirka gaashaan dhiga ee dowlada KMG ah ee Soomaaliya Barre shirre Barre Hiiraale ayaa maantey soo saarey wareegto oo u ku magacaabayo gudi uu ugu magac daray gudiga Kormeerka iyo xaqiijinta howlaha Amaanka ee Gobolada Jubooyinka

 

 

Sida wareegto ka soo baxdey xaafiska wasaarada gaashaan dhiga ee dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabey gudi lagu macaabey gudiga kormeerka xaqiijinta Amaanka iyo waliba hor marinta baahida Bulshada ee gobolkaan J/hoose .

 

Gudigaani oo ka kooban 18 Xubnood ayaa waxaa Gudoomiye u ah xilibaan C/rashid Maxamed Xidig oo kamid ah xubnaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo kusgan Magaalada Kismaayo.

 

Waxaana wareegtaani ku cad in la magacaabey dadkaani kadib markaan aragney sida uu yiri wasiirka gaashaan dhiga Barre shire Barre Hiiraale baahida ay bulshadu u qabto in si deg deg ah loogu soo cel.iyo adeeg yadii Muhiim ka ahaa iyo waliba kadib markii aan lala tashaday ayuu yiri Mas'uuliyiinta Dowlada fadaraalka KMG ah ee Soomaaliya

 

Gudigaani ka kooban 18 Xubnood ayaa howla hooda waajibaadka shaqa ah waxay ay yihiin ama noqon doontaa xaqiijinta nabad galyada guud ee Gobolada J/hoose soo celinta adeeg yadii bulshada ee muhiim ka ahaa ka howl galida ilihii wax soo saarka ee gobolka u fududeynta bulshada Gobolka waxyaabaha ay dowlada Oga baahan yihiin kormeerka iyo waliba sida gaarka ah ee gobolku baahida u qabo iyo waliba dhamaanba waxyaabaha kale ee laga ma maar maanka ah sida ku cad wareegta daasi

 

Wareegta daani oo uu ku saxiixan yahay xilibaan barre aadan shire barre Hiiraale wasiirka gaashaan dhiga ayaa sidoo kale waxa ay soo baxeysaa xili maamul KMG ah aysan lahayn Magaalada Kismaayo tan iyo markii ay gacanta u gashay Ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyadoo haatana ay kusugan yihiin mas'uuliyiin ka tirsan mudanayaasha Barlamaanka iyo wasiirada ee dowlada KMG ah ee soomaaliya

 

Dadka wareegtaan ku cad ayaa waxaa kamid ah dad iyagu intooda badani ah dadka deegaanka waxaana kamid ah Xaaji Daahir Maxamed Cilmi / xaaji C/yare /Maxamed C/llaahi Omaar /Ibraahim Timajilac / iyo kuwa kale oo aad u badan dhamaana wareegta daani waxay ku soo beeg meysaa xili Gobolkaan J/hoose iyo guud ahaanba Jubooyinka aan wali wax maamul ah laga samaynin

 

Sahro Cabdi Axmed Hornafrik Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this