Sign in to follow this  
Xidigo

Anti-government Demonstrations Take Place in Baidoa City

Recommended Posts

Xidigo   

Hiiraan Online

Monday, February 02, 2009

 

Mogadishu, Somalia (HOL) - Residents of the city of Baidao have demonstrated against the newly elected President of Somalia. The demonstrators were chanting anti-government slogans and after a long march gathered at Dr. Ayub soccer stadium.

 

At the gathering, some religious leaders, including Sheik Ibrahim Adam and Sheik Sharif Sheik Hussein spoke to the crowd telling them of their opposition to the newly formed government.

 

Sheik Ibrahim told the crowd that among the reasons they oppose the new formed government are the fact that it has been established based on the unfair formula of 4.5 and fact that it will be based on a constitution written by human beings.

 

Sheik Ibrahim added that the Somali people will not accept any constitution that is not based on the Islamic Sharia. This anti-government demonstration comes after several pro-government demonstrations have taken place in several cities of Somalia.

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

Sheikh Ibrahim later told the crowd that constitutions written by humans were inadequate and that, instead, he prefers constitutions written by squirrels. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Come one dee Xidigo..I'm sure he said the Sharia, something Sharif himself favors.

 

On different note, are candies handed out in demonstrations. It seems everybody a new group takes over a city, there is always 'spontaneous' demonstrations :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^ haa, adiga waxaa tahay Russian, marka Somalidan ka dhex bax.

 

Originally posted by Xidigo*:

Sheikh Ibrahim later told the crowd that constitutions written by humans were inadequate and that, instead, he prefers constitutions written by squirrels.
:D

L0L.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Soomaalidan hadii Nebi loo soo dirana way ku mudaaharaadi ..............

Mushmacquul!!! Yaa usoo diraayana? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Forced demonstrations?

 

 

People never demonstrated before, not even against the presence of Ethiopians troops and the TFG in the city.

 

Why now?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dibadbax ka dhan ah Sh. Shariif

2 Feb 2, 2009 - 2:38:41 PM

 

Dibadbax looga soo horjeedo doorashadii Madaxweynenimo ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta [Feb. 2] ka dhacay degmada Baydhabo ee Gobolka Bay, iyadoo dadkii isku soo baxay ay ku dhawaaqayeen erayo liddi ku ah Sheekha.

 

Banaanbaxayaasha oo la rumeysan yahay inay soo abaabuleen xubno ka tirsan Al-shaabab ayay dadkii ka qaybqaadanayay isugu tagay garoonka ciyaaraha ee Baydhabo, halkaasoo ay kula hadleen xubno ka tirsan Al-shabaab.

 

Sheekh Ibraahim Aadan oo la hadlay dibadbaxayaasha ayaa sheegay in xukuumada cusub ee uu hogaaminayo Sheekh Shariif ay tahay mid aanay aqoonsanayn, ayna u baaqayaan shacabka inay ka hortagaan.

 

"Waxaa la ogyahay in Sheekh Shariif uu ahaa ruxii dagaalka kula jiray Ethiopia, maatana uu raacay xukuumadii dalka soo gelisay cadowga, waxaana u aragnaa in xukuumadiisu ay tahay mid aan ka duwanayn tii ka horeysay" ayuu yiri Sheekh Ibraahim Aadan.

 

Dhanka kale, shir jaraa'id oo ay maanta ku qabteen Muqdisho mas'uul ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo lagu magacaabo Sh. Muuse Cabdi ayuu ku sheegay in qaybaha mucaaradku aysan aqoonsanayn Madaxweynenimada Sheekh Shariif.

 

"Sababaha aan uga horjeedno Sh. Shariif waxaa ka mid ah inuu ka weecday wadadii xaqa ahayd, uuna ku biiray kuwii dalka keenay cadowga, sidaa daraadeed ma aqoonsanayno xukuumadiisa" ayuu yiri Sh. Muuse oo ka tirsan Maxkamadaha garabka Asmara.

 

Ma'suulkan u hadlay Maxkamadaha garabka Asmara ayaa eedeyey Mas'uuliyiinta Maxkamadaha garabka Jowhar inay la safteen Sheekh Shariif oo qaatay dastuurka dalka, isla markaana ay ka xun yihiin mowqifkiisa.

 

Sheekh C/qaadir Cali Cumar ayaa shalay ka sheegay Muqdisho in loo baahan yahay in shacabku aysan dagdagin, isla markaana ay taageeraan xukuumada lagu dhisay Jabuuti, oo ku dhaqmaysa Diinta Islaamka, waa sida uu sheegaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

^

 

There were demonstrations in L.Shabelle cities/towns too, in which Alshabaab forced people to demonstrate.

 

----------------------------

 

Banaanbax looga soo horjeeday Dowladda cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose

 

Talaado, February 03, 2009(HOL): Banaanbaxyo looga horjeedo Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa maanta waxay ka dhaceen Degmada Marka iyo Deegaanka Aw-dheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose, inkastoo banaanbaxaas ay ka qeybgalay dad la soo dirqiyay oo aan raali ahayn.

 

Banaanbaxyadan ayaa waxaa soo agaasimay Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo gacanta ku haya Gobolka Shabeelaha Hoose, waxayna dadka ka qeybgalay ay isugu jireen kuwo la dhacsanaa banaanbaxa iyo kuwo lagu amray in ay bannaanbaxa ka qeybgalaan.

 

Culumaa’udiin ka hadlay banaanbaxa ka dhacay Magaalada Marka ayaa sheegeen in ay ka soo horjeedaan Dowladda lagu soo dhisay Jibouti, waxayna sheegeen in aaney aqbali karin in dalka Soomaaliya ay ka taliso dowlad sida ay yiraahdeen aan dadka iyo dalka ku dhaqeynin Shareecada Islaamka.

 

Banaanbaxa ka dhacay Degmada Marka ayaa intii uu socday waxaa dhacday in ay qaar ka mid ah dadkii banaanbaxayay ay ku dhawaaqeen hal-ku-dhigyo ay ku taageerayeen madaxweynaha cusub ee loo doortay Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, iyadoo kadibna dadkii hal-ku-dhigyadaas ku dhawaaqay la kala eryay.

 

Banaanbaxa ka dhacay Deegaanka Aw-dheegle ayaa isna wuxuu ahaa mid ay dadka ku kala qeybsanaayeen, waxaana jiray dad si qasab ah banaanbaxa looga qeybgeliyay, kuwaasi oo sida muuqtaa aan rabin in ay ka qeybgalaan banaanbaxaas.

 

Degmooyin kale oo ka tirsan Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa iyana waxaa laga soo sheegayaa in xoogagga gacanta ku haya oo hoos-taga dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ay qorsheynayaan in ay dhigaan banaanbaxyo ay uga soo horjeedaan Dowladda cusub ee Soomaaliya.

 

Shalay ayay ahayd markii banaanbax looga soo horjeedo Dowladda cusub ee Soomaaliya uu ka dhacay Magaalada Baydhabo oo dhawaan gacan-ku-heynteeda ay la wareegeen xoogagga dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab, waxayna culumaa’udiin ka hadlay banaanbaxaas ay sheegeen in aan dalka Soomaaliya lagu xukumi karin wax aan ahayn Shareecada Islaamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this