Sign in to follow this  
SOO MAAL

Jaamacada Carabta oo shaaca ka qaadey in Ciidamo u soo direyso Soomaaliya

Recommended Posts

SOO MAAL   

Qaahira-16.Februray.2005 Ururka Jaamacadda Carabta ayaa daboolka ka qaadey inay ka mid noqonayaan Ciidamada la keenayo dalka Soomaaliya.

 

Kulan maalinimadii shaley ku dhexmarey Magaalada Abuuja ee Xarunta Dalka Nayjeeriya oo haatan haya Gudoomiyenimada Ururka Midowga Afrika iyo Jaamacada Carabta ayaa waxaa looga wadahadley arimaha ku aadan Ciidamada shisheeye ee la keenayo Soomaaliya.

 

Masuulka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee Jaamacada Carabta Samiir Xusni ayaa wuxuu daboolka ka qaadey in Jaamacadu Carabta iyo Ururka Miodwga Afrika ay isla garteen hanaanka Ciidamo ka socda Labada dhinac lagu geyn lahaa Soomaaliya.

 

Samiir Xusni wuxuu tibaaxay in Madaxda Midowga Afrika ay si wayn u soo dhaweeyeen hawsha Jaamacada Carabta ay kaga qayb qaadaneyso Ciidamada amaan sugida ee la geynayo Soomaaliya, waxaana Midowga Afrika ay sheegeen in Soomaalidu ay si wayn u aaminsantahay Ciidamo carbeed taasi oo qayb ka qaadanaysa in ay yaraato ismaandhaafka ka oogan in Ciidamo hubka ka dhiga Soomaalida la geeyo Soomaaliya.

 

SBC Monitoring

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

I have stopped trusting any Somali news thats written in Somali period.

 

 

p.s. Where's Duke? This kind of thread falls into his category :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

I have stopped trusting any Somali news thats written in Somali period.

 

 

p.s. Where's Duke? This kind of thread falls into his category

:D:D

 

i would rather have muslim peacekeepers than ethiopians.

Exactly the point of most good peace-loving Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this