Sign in to follow this  
Gabbal

Col Isaak Biixi declines the post of Defense Minister.

Recommended Posts

Gabbal   

C/risaaq Isaak Biixi oo diiday inuu qabto xilka wasiirka gaashaan dhiga

 

(WYNWT)Muqdisho:-M/weyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maalintii jimcihii markii uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho waxaa uu u soo jeediyey Mudane Col C/risaaq Isaak Biixi inuu buuxiyo jagada wasiirka gaashaan dhiga ee DFS.

 

 

 

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo ku dhaw dhaw madaxtooyada Col Biixi ayaa arintaas gaashaanka u daruuray, isagoo cududaar ka dhigtay in xilligani uu san ahayn xilli ku haboon inuu jagadaas buuxiyo, aysana ahayn xilli jagadaasi u cuntamayso.

 

 

 

Mar uu ku soo hakaday magaalada Nairobi M/weyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayey is arkeen odayaasha iyo siyaasiyiin tageersan Malayshiyaadka magaalada Kismaayo qabsaday, oo ka codsaday inaan magaalada wax dulaan ah lagu qaadin hase ahaatee M/weyne Yuusuf ayaa arintaas kaga jawaabay in wixii ka dhacy magaalada Kismaayo ay meel ka dhac ku ahaayeen golaha xukuumada iyo dawlada balse inta karaankooda ah ay ay ku dadaalayaan qaab nabadeed in arinta lagu xalliyo, isagoo sheegay C/laahi Yuusuf falkaas uusan ahayn mid quruxsan.

 

 

 

Waxaa iyana warar soo baxaya oo aan la xaqiijini sheegayaan in rag uu hogaaminayo wasiirkii hore maaliyada ee Soomaaliya C/raxmaan Jaamac Bare oo ay ka mid yihiin Maslax Max’ed Siyaad iyo C/qaadir Xaaji Masale ay hadda ku sugan yihiin magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia si ay uga codsadaan madaxda Ethiopian-ka in iyaga loo daayo maamulka magaalada Kisaayo gacana lagu siiyo.

 

 

 

Axmed-Yassin Max’ed Sooyaan

 

editor@waayaha.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa iyana warar soo baxaya oo aan la xaqiijini sheegayaan in rag uu hogaaminayo wasiirkii hore maaliyada ee Soomaaliya C/raxmaan Jaamac Bare oo ay ka mid yihiin Maslax Max’ed Siyaad iyo C/qaadir Xaaji Masale ay hadda ku sugan yihiin magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia si ay uga codsadaan madaxda Ethiopian-ka in iyaga loo daayo maamulka magaalada Kisaayo gacana lagu siiyo.

I guess everyone wanna be Mele's little Biaatch.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Che, that part is ku-tiri-ku-teen. Cabdiqaadir is a neighbor of a very close relative of mine and the man has not left his house. I would think the same is for the other men.

 

The declining of the post, however, is very much accurate as having been told to I from private sources.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by Che-Guevara:

I guess everyone wanna be Mele's little Biaatch.

Actually most people are now realizing that working for the TFG is essentially the kiss of death.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Everyone knows Yey's timebomb positions. Remember Aidid Jr. infamous ethopian love quote and then BANG! he was shown the door with no where to go. Raggii Shariifyo ahaa awaye aa ka dhacday

 

Originally posted by N/AA:

Che, that part is ku-tiri-ku-teen. Cabdiqaadir is a neighbor of a very close relative of mine and the man has not left his house. I would think the same is for the other men.

 

The declining of the post, however, is very much accurate as having been told to I from private sources.

..and Maslah is in London!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by N/AA:

Che, that part is ku-tiri-ku-teen. Cabdiqaadir is a neighbor of a very close relative of mine and the man has not left his house. I would think the same is for the other men.

 

The declining of the post, however, is very much accurate as having been told to I from private sources.

:D walaahi N/A shaaciroole ayaa tahay ee namada daali that part ^^^ is kutir kuteen laakiin tan waa xaqiiq

Mar uu ku soo hakaday magaalada Nairobi M/weyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayey is arkeen odayaasha iyo siyaasiyiin tageersan Malayshiyaadka magaalada Kismaayo qabsaday, oo ka codsaday inaan magaalada wax dulaan ah lagu qaadin hase ahaatee M/weyne Yuusuf ayaa arintaas kaga jawaabay in wixii ka dhacy magaalada Kismaayo ay meel ka dhac ku ahaayeen golaha xukuumada iyo dawlada balse inta karaankooda ah ay ay ku dadaalayaan qaab nabadeed in arinta lagu xalliyo, isagoo sheegay C/laahi Yuusuf falkaas uusan ahayn mid quruxsan.

 

walee soomali waxeey tiraahdaa beeni raad malaha. ;) Tana waa been mise waxaan dhahaa waaa xaqiiq maxaayeele Biixi waa adeerkeey icon_razz.gif

 

 

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo ku dhaw dhaw madaxtooyada Col Biixi ayaa arintaas gaashaanka u daruuray, isagoo cududaar ka dhigtay in xilligani uu san ahayn xilli ku haboon inuu jagadaas buuxiyo, aysana ahayn xilli jagadaasi u cuntamayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this