Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland New Police commander takes his New position Pics

Recommended Posts

Taliyihii Hore Ee Ciidanka Asluubta Oo Xilkii Ku Wareejiyey Taliyaha Cusub Ee Uu Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Soo Magacaabey

 

 

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

DSC04600.JPG

 

SDWO (Hargeisa 01/09/2010) Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Cabdi Suldan Maxamed Geele ayaa shalay si rasmi aha xiliki ugu wareejiyay taliyaha cusub ee dhawaan Madaxweyne Siilaanyo soo magacaabay Maxamed Xuseen Faarax. Munasiban xilwareejinta oo ay ka soo qayab galeen Wasiirka Cadaalada Ismaciil Muumi Aare, qaar ka mid ah ciidamada asluubta masuuliiin ka iyo xubno ka socda hay’adaha ciidamda Asluubta wadda shaqayntu ka dhaxayso oo ay ka mid yihiin Marwo Faadumo Siciid iyo Maxamud Aabakor.

 

 

DSC04596.JPG

 

 

Taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka Asluubta Ibraahim Ducaale Yuusuf ayaa sheegay in muddo konto sano uu ku soo jiray ciidmada Asluubta, isla markaana ciidama Asluubtu ay yiiin ciidamada ugu Asluubta wanaagasan ciidamada.

 

DSC04599.JPG

 

DSC04617.JPG

 

Sidoo kale taliye ku xigeenka cusub ayaa isagu si faahfaasan uga waramay waxyaabaha ay doonayaan inay qabtaan, isla markaana sheegay inay dajin doonaan nidaamka ciidamada Asluubta

 

DSC04604.JPG

 

DSC04589.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

DSC04634.JPG

 

 

Gabagabadii xilwareejinta waxaa soo Xidhey Wasiirka Wasaarada Cadaaalda Somaliland Mudane Ismaaciil Muumin Aare. oo ugu horeyn umahadnaqey hogaanta ciidanka asluubta ee xilka wareejinaaya kuwa cusub ugu duceeyey inuu ilaahey u fududeeyo xilka.waxaa uu mudane Aare uga mnahadanqey haaydaha ay wada shaqeynta leeyihiin sida wacane e ay marwalba ugarabtaagan yihiin.

 

 

DSC04639.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

xaji

 

DSC04589.JPG

 

 

if it was up to me she would get the position.............

 

 

and not HIM........

 

 

DSC04634.JPG

 

HE LOOKS LIKE HE HAD FEW TOO MANY PIES.. IMAGINE HIM CHASING BAALISHLE LOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyihii Booliska S/Land Md Saqadhi Oo Maanta Xilka Ku Wareejiyey Taliyaha Cusub Md Cilmi Kabaal

September 2nd, 2010 Comments Off

 

Hargeysa (Somaliland.Org) Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Md Maxamed Saqadhi Dubad ayaa maanta xilkii taliyaha Booliska ku wareejiyey taliyaha cusub ee Madaxweyne Siilanyo usoo magacaabay jagadan, Md Cilmi Rooble-Cilmi Kabaal. Xafladan xil wareejinta oo ka dhacday xarunta ciidanka Booliska ee Taliska Guud ayaa waxa kasoo qayb galay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Somaliland Md Cismaan Garaad Soofe iyo madax badan oo ka tirsan xukuumada Md Silanyo.

 

Ugu horeyn waxa xafaldaas ka hadlay Md Maxamed Saqadhi, taliyaha xilka wareejinaya oo ka waramay waxqabadkiisii mudadii uu xilka hayay, isaga oo sheegay in boolisku horumar badan sameeyey afartii sanadood ee uu xilka hayay, hawlo badana ka qabtay ciidanka booliska. Waxa uu u mahadnaqay ciidamada booliska iyo sidii fiicnayd ay ula shaqeeyen, isaga oo kula dardaarmay in sidii si ka fiican ula shaqeeyan taliyaha cusub.

 

Waxa sidoo kale isna madashaas ka hadlay wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Somaliland Md Cismaan Garaad Soofe oo ugu mahadnaqay taliyahii hore hawsha fiican ee uu kasoo qabtay Booliska. Isla markaana waxa uu wasiirku dardaaran usoo jeediyey taliyaha cusub Cilmi Kabaal oo kula dardaarmay inuu dedaal iyo horumar la taaban karo mujiyo, isla markaana amniga iyo booliska dalka oo dhan xooga saaro sidii ay nabadgelyada u sugi lahaayen.

 

Somaliland.Org Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this