Sign in to follow this  
Sabriye amp co.

Introducing Galkayo University (GU)

Recommended Posts

Jaamacada Galkayo University (GU) oo laga hirgaliyay magaalada Gaalkacyo: 18/09/2010

 

50494_109302289128890_5058_n.jpg

 

 

Yaa aasaasay jaamacada Galkayo University ee curdunka ah?

 

 

 

Jaamacada Galkayo waxaa aasaasay maamulkeedana gacanta ku hayo hay'ad lagu magacaabo Mudug Foundation for Education (MUFED).

MUFED waxaa ku bahoobay aqoonyahano aduunka dacaladeeda iskaga yimid sidii ay iskaga kaashan lahaayen buuxinta baahida waxbarasho ee ka jirta soomalia gaar ahaan gobolada dhexe.

 

Safaro lagu tagay wadamo badan iyo waliba caasmiada Muqdisho kadib waxaa suuragashay in ay MUFED u hesho Jaamacada Galkayo mataaneen iyo xariiro wada shaqeyn dhanka waxbarashada ah oo ay kala kaashan doonto Jaamacado caalami ah oo ay ugu waa weyn yahiin kuwooda ku yaal wadamada UK, Canada iyo Sudan.

 

 

Wadfi ka socda Jaamacada Banaadir oo maanta soogaaray Gaalkacyo.

 

60074_109306669128452_109302289128890_71

 

Wafdigaan ka socda jaamacada Banaadir University ee ka yimid Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee M/Gaalkacyo Gudoomiyaha jaamacada Gaalkacyo University Prof. C/qaadir Maxamed Shirwac oo ay la socdeen masuuliyiin heer wasiiro ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

 

Wafdiga ka socda jaamacada Banaadir oo ka kooban 6 xubnood ayaa waxaa hogaaminaya

1. Gudoomiye kuxigeenka jaamacada Banaadir Prof.C/salaan Maxamed Cadow

2. Aagaasimaha Maaliyada Ing.Cawil Cilmi Cawaale,

3. Prof.Aadam macalin maxamed,

4. Prof. C/risaaq Aaadan Maxamed,

5. Prof. C/risaaq Maxamed Xaashi, iyo

6. Dr. Axmed Xirsi Khayre

 

J-Galkaio-19-06.jpg

 

Gudoomiyaha jaamacada Gaalkacyo University Prof. C/qaadir Maxamed Shirwac ayaa sheegay in socdaalka wafdiga jaamacada banaadir uu yahay sidii ay bugaagta afarta kuliyadood ee sanadkaan u gudoonsiin lahaayeen Maamulka jaamacada Gaalkacyo university

 

Gudoomiyaha jaamacada Gaalkacyo University Prof. C/qaadir maxamed shirwac ayaa sheegay in ay wafdigaan u joogaan magaalada gaalkacyo sidii ay uga geysan lahaayeen talooyin iyo afkaar ku saabsab hormarinta howlaha waxbarashada ee jaamacada Gaalkacyo university iyagoo kormeer kutagi doona deegaanada hoos yimaada maamulka Galmudug si ay ugu kuur galaan tayada waxbasho ee ardayda Galmudug.

 

 

Jaamacada Banaadir ayaa kamid ah jaamacadaha sida weyn ugu shaqeeya dalka soomalia islamarkaasna xariir maataaneed la leh Jaamacada Galkayo.

 

J-Galkaio-19-02.jpg

 

Imtixaankii aqbalaada jaamacada ugu horeeyay abid ee lagu qaadayo xarunta Galkayo University (GU).

 

 

Prof. Cabdulqadir M Shirwa ayaa faahfahain kabixiyay sida ay wafidiga Jaamacada Banaadir ay kaga qeyb qaadan doonaan imtixaan qaadista iyo sixida imitxaanada aqbalaada ee sanad dugsiyeedka 2010/ 2011 ee GU, islamarkaasna imtixaanada ay bilaaban doonaan 18/9/2010 waxeyna ku egyahiin 19/9/2010.

 

62227_109745195751266_109302289128890_74

 

Ardeyda oo imtixaanka u fadhiso

 

Jaamacada Gaalkacyo waxaa la qorsheynayaa in ay hawlgasho 10 October 2010 haduu eebe raali ka noqdo.

 

 

J-Galkaio-19-05.jpg

 

59173_109307082461744_109302289128890_71

Wasiirka Waxbarasha Mr Burhan warsame iyo Prof. Cabdulqadir M Shirwac

 

62227_109745192417933_109302289128890_74

Wasiirka Caafimaadka Xuseen Max'ud Ciid iyo Prof. Cabdulqadir M Shirwac

 

 

 

Want to know more about Galkayo University? More info:

 

http://www.thegu.org/images/GU_Brochure.pdf

 

Want to sponsor a student? Fill in the following form and send it to ashirwa@hotmail.co.uk

 

http://thegu.org/images/SPONSORSHIP_CARD.pdf

 

Other Sources:

 

http://hobyoradio.com/9,19,20101Jamacada-Galkaio.html

 

 

http://www.codkamudug.com/index.php?option=com_content&view=article&id=866:arday-tirdoodu-ay-dhantay -48-oo-ah-qeybti-1aad-ayaa-galinkii-hore-ee-maanta-

 

http://codkamudug.com/index.php?option=com_content&view=article&id=867:madaxwayne-maxamed-axmed-caal in-goobjoog-ka-ahaa-ardaydii-imtixaanka-u-galaysay-jaamacadda-gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

Good news, now another Gobol in Somalia has acquisition an advanced and respectable institution a university, Galmudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Galkacyo is the only city in Somalia which is administrated by two different regional clan states

What about Erigavo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Galkacyo is the only city in Somalia which is administrated by two different regional clan states

What about Erigavo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Galkacyo is the only city in Somalia which is administrated by two different regional clan states

What about Erigavo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Xaaji, Ceerigaabo liberated from who?

 

The people of Ceerigabo faught once and they overcame their political differences back in 93. Their peaceful coexistance is worthy to emulate. Don't you agree?

 

 

Good job by the people of Galmudug in building this important institution.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   
Shirwac waa maamulahaygii Casa Popalare... Well done my former principal, waa ninkii tiriyey qoraxdoo aroortii while he was in Lafole and Qarad was his classmate..... Great endeavor Ya Shirwa you undertook.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Taleexi, slowly, we are seeing old timers return to their homeland. Our motherland is what really defines us and we must learn to sacrifice time and resources for the planting of its tree "under whose shade you don't expect to rest" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this