Sign in to follow this  
Cumar

Bu'aale under Col. Barre Hiiraale's army

Recommended Posts

Cumar   

Bu'aale (AllPuntland)- Xalaada magaalada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubadda Dhexe ayaa ah caawa mid dagan ka dib markii ay maanta halkaasi ka dhaceen dagaalo khasaare gaystay, oo dhexmaray xoogagga DFKMG ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo ciidamada maxkamadaha Muqdisho.

 

Magaalada Bu'aale ayaa lagu soo waramayaa inuu gacanta ku hayo wasiirka gaashaandhiga ee dawlada Soomaaliya Md. Barre Aaden Shire (Hiiraare) sida ay AllPuntland u xaqiijiyeen ilo ku dhow dhow wasaarada gaashaandhiga ee Soomaaliya.

 

Warku wuxuu intaas ku darayaa in ciidamada uu hogaaminayo wasiirku ay ka qabsadeen kuwa maxkamadaha sideed gaari oo ah nooca dagaalka ee looyaqaan tiknikada.

 

Dhanka wasiirka ayaa lagu soo waramayaa in ay laba nin ka dhinteen afar kalena ka dhaawacmeen, halka ilaa iyo hadda aan lahayn khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray maxkamadaha Muqdisho, isgaarsiin la'aan gobolkaasi ka jirta awgeed.

 

Labada dagaalka ee maanta ay iskaga horyimaadeen ciidamada labada dhinac ayaa lagu soo waramayaa in markii hore ay is haleeleen ciidamada sahanka ee DFMKG ah ee Soomaaliya iyo kuwa maxkamadaha, halka maanta galinkii danbena ay si ka fool ka fool ah halkaasi isku hardiyeen ciidamada labada dhinac.

 

wixii war ah ee ka soo cusbaanaada dagaalkaas ha ka dheeraan AllPuntland

 

A.A.A. Gentleman

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamadda Barre Hiiraale iyo kuwa Maxaakiimta oo gaadiid dagaal iyo maleeshiyooyin iska qabsaday{khasaarahii ugu badnaa oo ka dhacay}

 

Bu'aale, Axad, Oct. 22, 2006 Waagacusub.com

 

 

 

21 qof ayaa ku geeriyootay 33 kalana way ku dhaawacmeen Dagaalo qaraar oo u dhaxeeya Ciidamadda Korneyl Barre Hiiraale iyo kuwa Maxaakiimta kadib markii ay isku hardiyeen degaanka bu’aale.

 

Dagaalka u dhaxeeya Barre Hiiraale iyo Maxaakiimta ayaa ku sii fidaya tuulooyinka ku xeeran bu’aale,waxayna labada dhinac iska gubeen todobo gawaaridda dagaalka,iyagoo iska qabsaday Maleeshiyooyin hubeeysan.

Dagaalka ka soconayo bu’aalo oo labada garab dhinac ka mida la soo weriyay inay si wayn ugu jabeen oo hubkii looga furtay,waxaa ka qaybqaadanaya taangiyaal,beebeyaal,Bm iyo gaadiid dagaal oo mootaro kala duwan saaran yahiin.

 

Korneyl Barre Hiiraale ayaa haatan ku sugan tuulo lagu magacaabo Gubato oo 30 Km u jirta Bu’aale isagoo halkaas kula hadlay dadweyne isu soo baxay.

 

Korneyl Barre Hiiraale wuxuu sheegtay inuu la wareegay gacan ku heeynta Bu’aale hasse yeeshee wali wax wara kama soo bixin dhinaca Maxaakiimta.

 

Warar goor dhaweeyd ka soo baxay dhinaca buurhakaba ayaa sheegaya in Ciidamadda dowladda iyo kuwa Maxaakiimta uu goordhawayd dagaal ka dhex qarxay ,iyadoo buurhakaba laga maqlayo gurxanka madaafiicda.

Guud ahaan goboladda Somaliya ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq Ciidan,waxaana xiisado colaadeed ka aloosan tahay goboladda Galgaduud iyo Mudug.

 

Ciidamadda Cabdi Qaybdiid ayaa ku soo dhawaaday Tuuladda Gelinsoor,iyadoo labada ciidan ee Maxaakiimta iyo kuwa Qaybdii

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Can we trust AllPuntland website, the mouthpiece of Yeey to be telling the truth when that same website reported bu'ale capture one week ago..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

The Allpuntland report is exactly as I had heard this morning after calls with Africa.

 

One should always keep in mind that the man from the other side, Abdullahi Ahmed Warsame, who announced they had defeated Barre Hiriaale and captured numerous teknikos is the same one to have denied Barre was near Bu'aale few days ago and gave contradicting reports on Beerxaani two weeks ago. If you remember Duke, he told Shabelle there were no militias loyal to Barre in Beerxaani while telling HornAfrik/Qaadisiya and others that they had found and "disarmed" them, both of which were far from the truth as less then two days later the Beerxaani boys striked within the city of Kismaayo itself.

 

Inshallah waa la ogaan indhawaalba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Gedonet is a responsible site. They are waiting for the dust to settle rather then indulging in propaganda.

 

 

p.s. That was on earlier this morning; let's wait for the next update. If Barre lost, I am sure it will not be kept a secret and the same if he has won.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^What's your problem? Ninyaho cadifad qabaa'il ee aad xun baa kugu jirtee iska dawee.

 

Teer iyo markaan magacaagu arkay, 95% of your posts have to do with but one thing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Maya anigu waxaan rabay intuu dagaal iyo dhibaato cusub dadweynaha reer Jubba u horseedi lahaa inuu SAAXIBADIISA HOOSE ku soo biiro oo isagana nasto ummadana dhibka iyo qaxa iyo dagaalka ka daayo.

 

Saaxibadiisa hoose iyagoo guryohoodaii jooga sida Dayniile, Madiino wim ayay isaga carareen oo turub iska ciyaaraan, barrana isagoo dad kale gurigiis joogay ayuu rabaa inuu dagaal iyo dhibaato cusub abaabulo, war yaa ILAAHAY yaqaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn is correct, Gedonet is waiting for more news, but I am starting to think that the courts claim is not sound.

 

For example. Simbanews.com a Mogadishu radio states that the fighting is still ongoing.

 

Waagacusub.com, Allpuntland.com, Mudugonline.com and others are reporting that Hiiraale has the uperhand.

 

Shabble, goobjoog and Hornafrik all pro courts are reporting that Hiiraale lost but with some hesitation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this