Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The TFG Warns Puntland Administration

Recommended Posts

Mogadishu 03, July.07 ( Sh.M.Network) - Somalia’s transitional government warned Puntland, the semi-autonomous region in Northeast Somalia, that it can not sign any deals with foreign government over its territorial waters without the consent and knowledge of the country’s interim federal government.

 

In a news conference held in the capital Mogadishu on Tuesday, Ahmed Mohammed Iman, the general director of Somalia’s fishing ministry, said Puntland signed illegal deals with Yemen over establishing coastguards and trade of the country’s fish.

 

“Deals with foreign states over Somalia’s territorial waters and marine resources can only be singed by the central transitional federal government. Puntland doesn’t have the rights to be involved in such deals,” he said.

 

He warned the provincial administration that it should back out deals it made with Yemen, indicating that the province has the right to make trade deals locally.

 

Iman articulated that Puntland’s minister for marine resources, along with a delegation, was in Sana’, Yemen, to finalize the trade accords between the regional management and the government of Yemen.

 

“The minister is there to confirm the deal which will give Yemen the right to send coastguards to Somalia waters and fish in Somalia,”

 

He said the government’s fishing ministry was proposing to write the rules of dealing with foreign government over marine resources issues.

 

“We will present the rules to Somalia’s cabinet ministers who will have decisions on them,” he said.

 

He called on Yemen to halt trading with Puntland as the central institutions. “Any foreign government interested in having agreements over fishing in Somalia, it should see Somalia’s central government,” he said.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Agaasimaha guud ee wasaarada kaluumaysiga oo shir jaaraa’id ku beeniyey heshiis ay wada galeen maamulka Puntland iyo dowlada Yeman

 

agaasimaha%20wasaaradda%20badda.jpg

 

 

Shirkaan jaraa’id oo dhinacyo badan taabanayey ayaa waxaa warfidiyeenada Muqdisho uga warbixiyey agaasimaha guud ee wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka bada Axmed Maxamed Imaan wuxuuna sheegay agaasimuhu in maalmahaan danbe ay soo ifbaxeen maadaama uu burbur baaxad leh uu soo gaaray badii dheereyd iyo xeebtii ugu dheereed Qaarada Africa in maamul goboleedyo iyo shaqsiyaad gaara ah ay heshiisyo si sharci daro ah ula galaan heshiis dowlado shisheeye taasoo aan aheyn mid ku haboon xaga sharciga dowlada fadaraalka KMG Soomaliyeed u degsan arintaana waxaa mas’uul uga ah dowlada wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka badda waxeyna u heysataa sharci in ay dabagal ku sameyso badda Soomaliyeed iyo wixii kheyraad ah ama heshiisyo lala gelayo, sida dowladaha caalamka, shirkado, warshado, hayado, maraakiib, IWM.

 

“Waxaan warbaahinta ka maqlay in maamul goboleedka Puntland iyo dowlada Yemen ay ku heshiiyen heshiis laba qeybod ka kooban (1) kaluumeysiga xeebaha Soomaliyeed (2) iyo illaalinta xeebaha Soomaliyeed” ayuu yiri agaasimaha.

 

“Sidaa daraadeed anaga oo ah wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee dowladda fadaraalka KMG Soomaliyeed, waxaan cadayneynaa in heshiiskaasi aanaan waxba ka ogeyn, waxaana xusid mudan in wax aanan soo marin dowlada dhexe ee Soomaaliya in aysan sharci noqon doonin” ayuu mar kale si kulul u yiri agaasimuhuh.

 

“Wasaarada kaluumeysiga dowlada fedaraalka KMG Soomaliyeed iyo wasaaarada kaluumeysiga dowlada Yemen wax heshiis kaluumeysi ah iyo ilaalin badeed ah oo dhex maray ma jiraan illaa iyo hadda, wixii heshiis kaluumeysi ah oo lala gelayo dowladaha shisheeye waxaa dowlada federaalka uga wakiil ah wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka bada ee dowlada dhexe cid kale oo haba yaraatee sharcigu u ogol yahay ma jirto maamul goboleed ha noqdo ama maamul kale oo heshiis la geli karo dowladaha shisheeye ma jiraan”.

 

Agaasimaha guud ee wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka bada Axmed Maxamed Imaan waxaa kale oo uu sheegay in dowlada federaalka ah ay hada gacanta ku heyso (Fisher low) ama sharcigii kaluumeysiga oo dhawaan la hor geyn doono golaha wasiirada si ay uga doodaan una sii gudbiyaan golaha baarlamaanka ee dowlada fadaraalka KMG Soomaliyeed isaga oo intaa ku daray in dhawaan la soo saari doono sharci dowladu u dejisay oo lagu koontrooli doono dhamaan xeebaha dalka Soomaliya.

 

Agaasimaha guud ee wasaarada kaluumeysiga iyo kheyraadka bada Axmed Maxamed Imaan wuxuu sidoo kale shaaca ka qaaday in dowlad goboleedyada dalka ka jira in aysan la geli karin heshiis gaar ah wadan shisheeye ah wuxuuna intaa raaciyey in ay la geli karaan oo keliye wixii deegankooda quseeya oo ku saabsan arrimaha gudaha.

 

Axmed Maxamed Imaan wuxuu ka codsaday dowlada Yemen in ay joojiyaan heshiisyada ay la gelayaan maamul goboleedyada ayna ixtiraamaan shuruucda dalka u degsan.

 

 

Dayniile

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this