Sign in to follow this  
Siciid1986

Daawo Soo Dhawayntii Garaad Abshir Saalax ee Magaalada WidhWidh

Recommended Posts

Daawo Soo Dhawayntii Garaad Abshir Saalax ee Magaalada WidhWidh

 

 

Degmada Widh Widh Waxaa Soo gaadhay Garaad Abshir Saalax oo kamid ah Isimada Deegaanada SSC Waxana Garaad Abshir Salaax Magaalada Widh Widh ku soo dhaweeyey oo soo Dhawayn Balaadhan u sameeyey Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Magaalada Widh Widh ka kooban tahay Gaar ahaan Ururada Haweenka dhalinyarada Ardayda iyo Waxgaradka Degmada Widh Widh oo Garaad Abshi Salaaxa uga hortagay Meel ka fog Magaalada Widh Widh.

 

 

Garaad Abshir Saalax ayaana ka soo degtay Gaadhigii uu la socday Waxana halkaasi uu salaamay Dhamaan dadwaynihii Garaad Abshir Saalax soo Dhaweeyey oo Garaadku aad mahad Celin Balaadhan halkaasi uga Jeediyey Waxan Garaadka loo Gal Biyey Gurigii loogu talagalay, iyadoona aanay jiri Wax Mudaharaad ah oo Garaadka lagu sameeyey Wararkasina yihiin kuwa Been ah oo xaqiida ka fog sida aan arkaysaan soo dhawaynta Garaadka loo sameeyey

 

Safarka Garaad Abshir Saalax ee Magaalada Widh Widh ayaa la Xiriira inuu Halkaasi kulam kula Yeesho Waxgaradka Beesha Guuleed Garaad (Barkad) Waxna kaloo halkaasi lagu Wadaa inuu shir kaga Qayb galo Maamulka somaliland Beesha ku Dhexmaro Doona.

 

http://www.ceegaag.com/2010/Oct%202010/daawo_soo_dhawayntii_garaad_absh.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jidbaale.com who is known for their cheap lies more than anything else, was running the following article on its website:

 

"Widhwidh ayaa xaqiijinaya inuu halkaas soo gaadhay Garaad Abshir Salaax, Garaadka ayaa waxaa la sheegay in lagu soo dhaweeyey shiid, mudaharaada iyo dhagax tuur" Source

 

It is just baffling that some people would make an outright lie about something that can easily and effortlessly be proven otherwise. Why they do that, is beyond me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this