Sign in to follow this  
miles-militis

Haylaan Karkaar – Additional new regions in Puntland

Recommended Posts

Gobolo cusub oo Puntland lagu soo kordhiyey

http://www.radiolascaanod.com/

 

Radio Lascaanod (Garoowe) 05.12.2003.Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa lagu magcaabay laba gobol oo cusub taasi oo gobolada dalka ka dhigaysa 8 gobol.

 

Labada gobol ee la magcaabay ayaa loo kala bixiyey Karkaar iyo haylaan, kuwaasi oo labadooduba ka go`ay gobolada Sanaag iyo Bari.

 

Gobolka karkaar ayaa ka o`ay gobolka Bari iyadoo caasimadna looga dhigay magaalada Qardho iyadoo loo sameeyey sadex degmo oo kale oo iyaguna hada helay aqoonsiga degmanimo, halka gobolka kalena loo bixiyey Haylaan kaasi caasimadna looga dhigay magaalada Badhan.

 

Magcaabida goboladan ayaa ahayd mid maalmahanba la sugayey iyadoo horeyna uu maamulku u magcaabay gobolka Cayn oo magaalo madaxdiisu tahay Buuhoodle, taasi waxay ka dhigaysaa sadex gobol inta lagu soo daray goboladii horey uga jirey degaankaasi oo shan ahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

is this solves the real problems that the people of pland are facing right now. this subdivision of regions only dries up the much needed funds for their daily problems, encourages every sub clan to have their own region and god forbid increases chance of creating Badme situation where thousands of human lives were sacrafied for plot of land between Ethio and Eritrea. i realy dont know what good it does for the people of mentioned areas except to create more useless politicias.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Bro. Soyaal i agree with you concerning this new found enthusiasm among clan politicians to sub-divide ad nauseam and ad infinitum already small political constructs so as to have that much more room to feed at the pigs trough.

 

To be fair I dont know about the actual situation that led to the redistricting in Puntland, but i hope it isnt because of the aforementioned reason.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I beleive its a posative move the size of the states such as Bari were quite large and thus probably from an adminstrative stance needed to be reduced.

 

Well done to Puntland and Allhamdulilah for the rains in Las Canood

Share this post


Link to post
Share on other sites

samurai & co

 

isn't this what c/allah yusuf had inmind when he created those new regions.

 

XIISAD COLAADEED OO KA DHAX OOGANTAY SOMALILAND IYO PUNTLAND

December 08, 2003 Markacadeey

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Madaxweynaha Jamhuurida la badaxay Daahir Riyaale Kaahin, ayaa jawaab kul kulul ka bixiyay go'aan uu maamul goboleedka Puntland ee C/laahi Yuusuf Gobol Cusub ku magacaabay degmooyinka Baran iyo Qardho.

 

Wasixaafadeed shalay uu soo saaray Af-hayeenka madaxtooyada Somaliland Cabdi Idiris Ducaale oo ka dambeeyay markii maamulka C/laahi Yuusuf uu laba gobol uu ku kordhiyay, arrintaas oo uu ku tilmaamay mid xad gudub ku ah dhulka Somaliland.

 

Daahir Riyaale sida uu Af-hayeenkiisu sheegay wuxuu ku hanjabay in Somaliland aysan cidana uga heybsan doonin difaacida dalkeeda, ciidii ku soo xad gudubtana ay qaadi doonto wixii falkaas ka dhasha, sida uu warsaxafadeedku sheegay.

 

"Sheegashada C/laahi Yuusuf ee dhul ka mid ah Somaliland, iyo fara gelinta uu ku haayo Samlilaand waxa uu ku qarinayaa dhibaatooyinka ka heysta qooyskiisa falalkiisa argagixisnimo ee uu caan baxay" ayuu wasaxaafadeedkiisa ku yiri Daahir Riyaale.

 

Arrintaa oo ah xiisadii ugu cusleyd ee labada dhinac mudooyinkaan soo dhex gashay ayaa laga cabsi qabaa in ay faraha ka sii baxdo, iyadoo madaxweynaha Somaliland uu dadkiisa ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan difaaca dalkooda sida uu hadalka u dhigay.

 

 

 

Maxamed Cali

 

Xafiiska markacadeey ee Muqdisho

 

xafiiskamuqdisho@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sooyal did Abdullahi yusuf creat the states or is the people of the regions who opted for them?

 

Another thing Somaliland made the same noise when Cayn state was created, so what is the difference now?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Smith

you know as do, every sub tribe and all local politicians want higher profile so they can obtain more money from thier adminstrations. however, the desire of the central admin's will always prevals. read this

Radio Lascaanod (Garoowe) 05.12.2003.Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa lagu magcaabay laba gobol oo cusub taasi oo gobolada dalka ka dhigaysa 8 gobol

 

 

the problem is not the creation of these new regions but the timing is very critical. Smithy is this just coincence? somaliland minister visits caynabo to caltivate local support and inspect his military while abdulahi announces his new regions. read this

Wasiiro ka tirsan dawlada Somaliland oo socdaal hawleed ku jooga degmada Caynabo.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane Xuseen Cali Ducaale (Cawil) iyo Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud iyo Guryaynta Mudane Siciid Sulub ayaa socdal haleed ku tagay Magaalada Caynaba oo ka tirsan gobolka Sool. Wasiirada ayaa socdaalkoodan oo ay ujeedadiisu ahayd u kuurgalida xaalada nabadgelayada iyo xaalada nololeed ee Degmada Caynaba waxay kulano kala duwan la yeesheen

waxgaradka iyo odayaasha Degmada Caynaba,iyagoo ka wada hadlay xaalada wakhtigan ee gobolada Bari gaar ahaan gobolka Sool oo ay ka mid tahay degmada Caynaba,waxaana la sheegay in la isku afgartay waxyaabihii halkaa lagaga wada hadalay.

 

Wefdigan wasiirada ah ayaa kulan kale la yeeshay fadhiga Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland ee ku sugan jiida hore ee aagaas kuwaas oo ah Ciidamada laga soo raray magaalada Laascaanood,iyadoo sida la ogsoon yahay,xukuumada Somaliland ay dib ugu soo celisiy ciidamadii ka joogi jiray magaalada

Laascaanood iyo weliba maamulka Somaliland ee ka taliya gobolka Sool oo xaruntoodu ay tahay magaalada Caynaba.

 

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane Cawil ayaa sheegay in Xukuumada Somaliland ay dedaal ugu jirto sidii ay u taageeri lahayd deegaanadii ay abaaruhu ku habsadeen,sida Degmada Caynaba oo kale,waxaanu sheegay in maalinta bari ah la soo gaadhsiin doono kaalmo raashin ah oo ka kooban 2000 oo kiish oo raashin ah Degmada Caynaba,isagoo sheegay in goobaha kalana sidaa si la mid ah loogu gaadhsiin doono

raashinkaas,inkastoo ay hada roobab wanaagsan ka da,een gabi ahaanba gobolada Somaliland gaar ahaana gobolada Sool,Sanaag iyo Togdheer.

 

Wasiirka Maaliayada Mudane Cawil waxaa uu u soo jeediyay dadweyanaha ku dhaqan Degmada Caynaba in ay gacan ka gaystaan hawlaha cashuur ururinta si loo gaadho himilada dalka,waxaanu sheegay in Xukuumdu ay soo dhawaynayso talada dadka ee ku waajahan cashuuraha.

 

Wasiirka Wasaraada Hawlaha Guud Mudane Siciid Sulub ayaa isaguna dhagax dhigay Xarun cusub oo uu ugu talo galay inay noqoto xarunta cashuuraha ee degmada Caynaba taas oo ay yeelan doonaan Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada ee Caynaba, Degmada Caynaba ayaa la sheegay inay tahay meelaha cashuurta badan ee dhinaca barigu ka soo baxdo,waxaana badanaa mara ganacstada ka timaada magaalada Boosaaso,iyo kuwa u socdaba, Wefdigan ayaa la sheegay in ay waxyaabaha ay u tageena ay ugu muhiimsan tahay arimo siyaasadeed oo aan daboolka laga qaadin.

 

Hadh Wanaag.

 

i wonder why abdulahi didn't go public any of his announcements of new regions while Egal was in power. any explainations?

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Its obvious this has a lot more to do with Egos, and (subclan)politics then administrative considerations. Every tribe wants their own province and with it all the $$, perks, titles, etc. It also seems like c/yusuf is taking advantage of the weaker position his rival is in.

 

But this is nothing new for regional 'leaders' to do. Just look at the 'Saxiil' region created by the Late Egal.

 

Where does it end?

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Bari/Karkar Nomad

But this is nothing new for regional 'leaders' to do. Just look at the 'Saxiil' region created by the Late Egal.

I think a better example would have been what Siad did to Togdheer. I have to say I agree with the creation of Saahil considering Berbera is its provicial centre. What sort of place is Qardho anyway? Can anyone help?

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Originally posted by AYOUB_SHEIKH:

Bari/Karkar Nomad

Ayoub/Saxiil Nomad,

 

I'll stick with Bari Nomad, if you dont mind. smile.gif

 

 

I think a better example would have been what Siad did to Togdheer. I have to say I agree with the creation of Saahil considering Berbera is its provicial centre. What sort of place is Qardho anyway? Can anyone help?

It seems ur excusing ur region/leader and attacking others when they do the same. Tell me which subclan was from the berbera area? Coincidence? Take off your blindfold ayoub ;)

 

And Qardho has a larger population then berbera. If i remember berbera is 25,000 while Qardo is at least twice that size....but I could be a bit off. :D

 

Peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Bari mate, although it may come to you as a surprise, I'M not a Berberawi ;) , I just believe the city got its recognition on merit and because it has brighter future than any place in that part of the world.

 

Now we know that Qardho is twice the size of Berbera, ;) would you like to play an exotic places travel agent and sell me a week long holiday to that fantasticly named place? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Ayoub,

 

Dont be a hater. ;) I think your missing the point. Regions arent created merely because a city/town has 'merit', and should be 'recognized' for it. That would be luducris to say the least.

 

For example, NYC is not the capital of NY State(its albany) Why? Do you think they should create a whole new state to recognize the great city of NY?!? :D

 

You have to step back and look at the reasons for its creation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Bari, NY State gets 31 electoral votes compared with neighbouring Vermots' 3 electoral votes and NYC has a lot to do with it. Since its almost impossible for nomads to accepts some regions being more equal than others, the only option the late Pres. Cigaal had was to create Sahil.

 

Dont be a hater.

How can I hate some place I know nothing about? It seems you are reluctant to discuss Qardho, why don't you atleast enlighten me a bit about Bader Qaasim then? It sound like a really nice place, dosn't it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this