Sign in to follow this  
Abdi2005

BOOSAASO : Iskohor-imaad hubaysan oo dhexmaray Booliska Boosaaso iyo ...

Recommended Posts

Abdi2005   

BOOSAASO : Iskohor-imaad hubaysan oo dhexmaray Booliska Boosaaso iyo dad Masaajid ku tukanayay kadib markii....

Posted to the Web Dec 08, 13:55

 

 

Boosaaso:-Ka hor intaan la akhrin Khudbada Salaada Jimcaha ayaa Masjidul-arashiid oo ka mid ah Masaajidada waawayn ay yimaadeen Ciidanka wata dhowr Taknikaha waxayna iskudayeen in ay ogaadaan khudbada uu Khadiibku akhrinayo mawduuca ay ku saabsan tahay iyo in la soo mariyay oo ay fasax ka haysato Wasaaradda Caddaaladda hase ahaatee waxaa si wayn ay uga caraysiisay tallaabadan dadkii halkaasi ku tukanayay waxayna qoryo la fuuleen masaajidka korkiisa waxaana halkaasi ka bilaabmay iswaydaarsi rasaaseed iyo dhagaxtuur.

 

Kadib markii ay rasaastu bilaabmatay ayaa waxaa halkaasi isa soo dhoobay dadwayne aad u badan oo ka soo baxay xaafadaha agagaarka Msaajidka waxayna dhagxaan la dhaceen Ciidankii halkaasi yimid , waxaana dhagxaantaasi ay waxyeelo ba'an u gaysteen baabuur badan oo halkaasi yaalay oo ay inta badan wateen dadkii Masaajidka ku tukanayay.

 

Lama sheegin wax khasaare ah oo soo gaaray dadkii Masaajidka ku tukanayay iyo Ciidanka Booliska inkastoo muddo ay rasaasta la iswaydaarsanayay.

 

Tallaabadan ay Ciidanka Boolisku qaadeen ayaa ka dambaysay kadib markii maalinimadii shalay ahayd ay Wasaaradda Caddaaladda Puntland ay soo saartay qoraal ay ku sheegayso in aan wax Maxaadaro iyo Khudbad ah aan la qaban karin taa soo aan la soo marin ama fasax ka haysan Wasaaradda Caddaaladda Puntland.

 

Axmed C/salaam

Garoowe ,Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Tallaabadan ay Ciidanka Boolisku qaadeen ayaa ka dambaysay kadib markii maalinimadii shalay ahayd ay Wasaaradda Caddaaladda Puntland ay soo saartay qoraal ay ku sheegayso in aan wax Maxaadaro iyo Khudbad ah aan la qaban karin taa soo aan la soo marin ama fasax ka haysan Wasaaradda Caddaaladda Puntland.

 

 

This can be true ,

 

Puntlanders whats up !!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Very unwise move by the police, however this sort of actions will bring their demise even sooner... Unfruitfull culture which only helps turn the crowds and civilians against them... Much to their ediocy..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Trying out methods that time has deemed obsolete, are we not :D ?

 

Current admin in Puntland will either succumb to the popular demands of its subjects or it will be forced out and vanish in the ashes of history. Such would always be the fate of the mouthers-of-half-truths like the ones clearly manifested in Cadde’s character!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this