Sign in to follow this  
Jumatatu

Honeymoon is over amid the PM and the President....!

Recommended Posts

Jumatatu   

Qilaafkii ugu sareeyey oo soo kala dhaxgalay Col Cabdulaahi yuusuf Axmed iyo Cali Maxamed Geeddi

 

Qilaafkii ugu sareeyey ee soo kala dhaxgalay Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Rii´´sal wasare Cali Maxamed Geeddi ayaa soo shaac baxay kadib markii ay la kala shireen laba guruub oo isaga soo horjeeda dhinaca siyaasada kuwaas oo kawada dhacay magalada Nairobi ayagoo midba midka kale ku diidan yahay fikir kiisa siyaasadeed.

 

Qilaafkaan ayaa soo jiitamayey mudooyinkaan danbe ayadoo ay keentay in ay salaanta isala garab maraan labada masuul oo markii hore xabadka isi saari jirey siyaasad ahaana kawada mideysnaa markii hore, arintaan labada masuul ayaa laga yabaa in ay dib u dhigta guuridii dowlada KMG iyo taageeriddi beesha caalamka iyo niyad wanagii shacabka Soomaliyeed ay u hayeen dowlada .

 

Isqabqabsiga labadaan Masuul ayaa laga yabaa in uu ku sii dhax fido labada gole ee dowlad ayadoo kulankii ugu danbeeyey ee wasiirada laga dareemay qilaafka labada Masuul tasoo keentay in lagu kala tago labadii kulan ee golaha wasiirada qilafkaas oo u dhaxeyey wasiirada qarkood iyo wasiirka koowaad

 

Si kastaba ha ahaatee is qab qabsiga u dhaxeeya masuuliyiinta Soomaliyeed ayaa laga yabaa in uu keenno bur bur shirkii mudada labada sano iyo barka loo fadhiyey sidaasna gacanta uga gasho Soomalida hogaamiye kooxeed yadii aan naxariista u laheyn shacabkooda iyo Qaramada Midoowe halkasna ay ku noqoto Soomalida Kurdiga oo kale

 

webmaster@dayniile.com

 

 

And where were we? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this