Sign in to follow this  
Abwaan

Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo booqasho ku tegey qaybo ka tirsan jiidaha hore.....

Recommended Posts

Abwaan   

lol...@nin la doortay! waa runtaa oo Maanifeesto ayaa dooratay haddii taasi adiga doorasho kuu tahay. Balse dadkii deganaa gobollada dalka ee kuwo badan ay ammaandarro iyo dagaalka uga carareen Caasimadda iyo kuwo badan oo caasimadda ku sugnaaba waxay ka war heleen dowlad Raadiyo Muqdisho looga dhawaaqay...maxaa xigey? dagaal sokeeye, in dalka sun lagu duugo iyo bur-bur xoog leh.

Oba adiga maba kaa sugayo inaad caddaaladda ka sheegtid arrintaan waayo waxaad meel kale ku qortay, reer hebel keliya ayaa Xamar leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this