Sign in to follow this  
Suldaanka

New Elections song for Kulmiye...

Recommended Posts

Midhaha waxa iska leh the young Poet Mr. Mubaarak Mohamed Nuur Qoor u baxay

 

 

(1)

 

Karaar baa lagu socdaa

 

Kaynaan iyo waa hayaan

 

Kob doog laa lagu wadaa

 

Kiriirida lama dhaqdee

 

Xisbigu waa kaalin qaad

 

Kitaabkuna waw dastuur

 

 

Karaahiyadaan ogayn

 

Midnimadii la isku kaday

 

Qaniinka kobtii lahayd

 

Hadii dalka loola kaco

 

Kadeed iyo waa dhib weyn

 

Kuraankur ninkii liqoow

 

Kob halisay taagantee

 

Kacdoonkuna waa shacbiga

 

Kelyaha fulaygaa bukee

 

Walee kumbud baanu nahay

 

Keebkiyo fartu waysu halis

 

KOORAS

 

Ninkii kadaloobayaa

 

Ha sii kamadhuudhsadee

 

Inagu Kulmiyeynu nahay

 

Kuwii halgamaynu nahay

 

Kuwii keenee dhashee

 

Xornimadaa kaamilka

 

Kifaaxa u soo galee

 

Markay kufto toosin jiray

 

(2)

 

Kurabadu way taagan tahay

 

Dalkii kumanku u dhinteen

 

Dalkii kuray iyo nin weyn

 

Ninkii kor damqada lahaa

Karaamana xeerin jiray

 

Kub iyo bawda uga jabay

 

Nimaan kartideed lahayn

 

Xilkiisood kula kuftaaa

 

Kadeed iyo waa dhiib weyn

 

Karbaash aan awr lahayn

 

Kabaal iyo UDUB xar galay

 

Maxay kuu soo sidaaan

 

Musuqa kiishka u toshoow

 

Dulmaad kaalmaysataye

 

Dadkii waxay kohanayaan

 

Karaamada laga lunshee

 

Kashaada sidaa u sheeg

 

KOORAS

 

Ninkii kadaloobayaa

 

Ha sii kamadhuudhsadee

 

Inagu Kulmiyeynu nahay

 

Kuwii halgamaynu nahay

 

Kuwii keenee dhashee

 

Xornimadaa kaamilka

 

Kifaaxa u soo galee

 

Markay kufto toosin jiray

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

I love it.Its an awesome song but Suldaanka I think this time around UCID is the way to go or so I hear from sources from back home.... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fyr   

I already tried to bribe my sister into voting for UCID in the upcoming parliamentary elections without any luck, :( dam those kulmiye fanatics they are loyal as khat patrons.

And with this song coming out on radio stations it’s going to make our job of bribing relatives mush harder, so all of you UCID supporters pick up the phones and start calling your relatives/friends and start convincing them to switch their votes to UCID or bribe them if you can’t turn them. Now remember desperate time calls for desperate measures.

 

good luck ;)

 

nice song by the way :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think we are all in agreement that UDUB this time will bite the dust. Arrogance, Ignorance will cost them dear. That is what I like about our infant Democracy.

 

If the ruling party has already felt the heat 2 months before the elections, and now that they only wished they could turn back time so they could have done better.... wouldn't you say Our democracy is working just fine? :D Let that become a lesson to our future ruling parties.

 

 

CADHADA BEELAHA + CIILKAAMBIGA UDUB +CAYAARTA KULMIYE + CIDHIIDHSIGA UCID

 

It is going just like the way I wished. A strong opposition in the parliament and a weak government which is accountable to its actions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Fyr...Lets hope Feisal will pull this one.After all he is confident that he will pull this one over.You know confidence is our subjective probability of hitting the right nail.To make a decision always requires a certain amount of confidence in your understanding of the risk and the benefits of your trial.I think he does understand that if this one doesn't work there is always second chance.

 

PS: This is the first time i listened to the song...it is a great song(and a threat to UCIID and UDUB camp :D )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this