Sign in to follow this  
osman_nz

Noble Prime Minister Ina Sharmarke at Somalia Conference In Italy SAWIRO

Recommended Posts

osman_nz   

Shir Looga Hadlaaya Xaalada Soomaaliya oo Ka Furmey Talyaaniga (Sawiro)

 

Horseed Media

News Desk

 

Waxaa maanta ka furmey dalka Talyaaniga shir looga hadlaayo arimaha Soomaaliya, Shirkan ayaa waxaa isuigu imaanayaa wadamada xiriirka la leh Soomaaliya ee loo yaqaan Contact Group, Ururkan waxaa la asaasey sanadkii 2005tii. Shirkii u horeeyay waxa ay ku yeesheen dalka Maraykanka Magaalada New York.

 

Shirkan ayaa ah kii 15aad ee kooxdan ay yeelato, waxaana markaan ka qaybgalaya wadamo cusub, isku dar wadamada ka soo qaybgalaya shirkan ayaa gaaraya 35 dal, waxaana kamid ah kuwa cusub dalka Ruushka.

 

Shirkan waxaa Magaca Soomaaliya u matalayaa Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid, waxay ahayd in uu ka soo qaybgalo Madaxweynaha Soomaaliya oo si gaar ah uu u casumey Raysalwasaaraha Talyaaniga Silvio Berlusconi.

 

Shirkan ayaa diirada lagu saarya xaaladda hadda ka taagan Soomaaliya, Sidii dawladda loo taageeri lahaa iyo sidii wax looga qaban lahaa Burcad Badeeda.

 

Ergayga u qaabilsan arimaha Soomaaliya Axmed Ould Abdaalla ayaa war uu soo saarey ku tilmaamey shirkan in uu yahay fursad weyn oo umadda Soomaaliyeed lagu taageerayo.

 

cumar1.jpg

 

cumar3.jpg

 

cumar2.jpg

 

Ma ahan markii kowaad ee dalka talyaaniga ay kooxdan ku shirto ee waa markii labaad, inta badan shirarkooda kama soo baxaan wax natiijo ah, waxayna u badan yihiin in ay isku dhaafsadaan xogta u danbeysey ee Soomaaliya.

Source: http://horseedmedia. net/portal/somali/22 922/

 

The Real Leadership of Somalia Ina Sharmarke, God bless your hard-work and dedication to somalia. Unlike that sheikh dalxis who is totally incompetent and no hope for somalia. The only reason i have any hope for the tfg is because sharmarke is there to guide it to the right path.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Osman_NZ

The only reason i have any hope for the tfg is because sharmarke is there to guide it to the right path.

It would be honest and more acceptable if your quote read like this;

The only reason i have any hope for the tfg is because sharmarke is my causen and clan-mate and we both come from Puntland

:D:D:D How can you hate the president of an adminstration and love its PM beyond believe, its pure clannish, your not oppsing policies but personalities and thats what distroyed somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Very Powerful pictures!! He is a very educated man, Puntland does produce good military and university educated leaders. Great Pics!

Share this post


Link to post
Share on other sites
osman_nz   

Somalipride, thanks bro...i think they are also..Ina Sharmarke is truly the only hope that in the tfg..sheikh sharaf xume is totally not competent..did u see how it took him 3 days to respond and declare war on shabab...the money he got from brussel conference was not because of him or anything he has done..it was because of puntland..

 

Bro in the international community..as hilary clinton said "somalia and puntland" clearly knowing we are the power-house of somalis..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this