Sign in to follow this  
Jumatatu

President Yusuf wanted Fugitive in UK....!

Recommended Posts

Jumatatu   

Col. C/Yusuf Oo Looga Guuleystey Maxkamadii London Uga Furneyd Ee Dilkii Suldaan Hurre

Col. C/Yusuf ayaa looga guuleystay maxkamadii uga furayad magaalada London ee dilkii Suldaan Axmed Hurre. 14 .03.2005 ayaa maxkamada ku taala bartamaha magaalada London ku xukuntay Col. C/Yusuf inuu bixiyo kharash gaaraya $70,000 oo dolor, tasoo lagu eedeeyey inuu ka dambeeyey dilkii Sudaan Axmed Hurre, imaana waayey balantii loo qabtay ee ahayd inuu goobjoog ahaado maalinta ay maxkamadu dhacaysay, tasoo uusan imaan Kornaylku.

 

Dacawdan ayaa ahayd wajigii labaad, waxaana hada loo gudbay wajigii saddexaad, taasoo loo gudbinayo kayskaan Booliiska dalka Ingiriiska iyo Maxakamada Caalamiga Aduunka.

 

Col. C/Yusuf ayaa la gaarsiiyey go’aanka maxkamada waxaana la sheegay inuu aad iyo aad uga xumaaday. Waxaa kaloo loo gudbiyey go’aanka maxkamada Afhayeenka Baarlamaanka Shariif xassan iyo waliba rag badan oo ka tirsan golaha baarlamaanka ee maamulka uu madaxa ka yahay Col. C/Yusuf.

 

Isku soo xooriyoo waxaa hada cad in ay ku timid Col. C/Yusuf carqalad weyn oo saabsan dilkii Suldaan Axmed, tasoo laga yaabo inuusan Col. C/Yusuf imaanin dalka Ingiriiska oo ah halka uu dhaqtarkiisa beerka ka bedelay oo joogo.

 

Wixii ka soo cusboonaada dacwadan waxaan idinla soo socodsiinaynaa. .

 

Suldan Hurre Human Right Organisation (SHHRO)

 

suldanhurre@yahoo.co.uk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Shirwac:

LMAO "Suldan Hurre Human Right Organisation (SHHRO)", get me a break. Is this a real court or maqaayad in London.

"Sadambaad garan"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this