Sign in to follow this  
Biixi

Masruuf -- I.W.M

Recommended Posts

Biixi   

Asalaamu Alaikum

 

Zakada waa waajib saaran Muslinkoo idil. Caawinta agoonta, dadka awooda yar iyo kuwaan is caawin karinba waa waxa ugu wanaagsan oo uu qofka muslinka gudan karo. Marka intaas laga soo gudbo. Baryahan dambe waxaa caado noqotay in lacag isdaba joog ah loogu diro dad karti u leh in ay shaqeystaan, kuna nool nolol ka wanaagsan ta ay dadka u soo dirayaan ku nool yihiin.

 

 

- - Diinta maxay ka qabtaa dadka ayagoo awood u leh in ay is masfuuraan la soo masruufo?

 

Fadlan mawduucan Af-Soomali kaliya ha looga soo jawaabo.

 

Wabilaahi towfiiq!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this