Sign in to follow this  
Somalina

Dawladda Federaalka oo Soosaartey Joornaal Afka Dawladda Ku Hadla

Recommended Posts

Somalina   

joornaal-300x209.jpg

 

November 11, 2010

 

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysey soo saartey joornaal ku hadla afka dawladda, Joornaalka ayaa u qaabeysan qaababka joornaalada casriga ah waxaana uu wax ka qoraa dhinacyo badan sida Siyaasadda, Caafimaaka, Ganacsiga, Dhalinyarada, Waxbarashada iyo Isboortiga.

 

Dawlada ayaa sanadkii hore ku guulaysatey in ay dib u yagleelto oo hawada geliso Radio Muqdisho, waxaana muddo yar kadib loo sameeyey website lagu daabaco wararka raadiyaha.

 

Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sidoo kale sheegay in dhawaan ay jecelyihiin in dib loo furo Telefishankii Qaranka Soomaaliya.

Check it out

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Qarankii Soomaliyeed baa soo noqonaya

 

 

Very good, Our government needs its own media to directly communicate with Somali citizens

Share this post


Link to post
Share on other sites

gaw oo ma xiili journaal la soo saara la jooga

Xaaji you have to defeat the enamy fysically and psykological and thats what our president Amiirul Mu'miniin Shekh Shariif Sh axmed is doin, He and the former PM nuur cadde is the best leaders we have since the the fall of Siyaad barre. U cant deny it sxbow, shariifka ninka daacadsan ma jirto

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this