Sign in to follow this  
Jacaylbaro

5 Days to Surrender or else ..............

Recommended Posts

Xoogga Al-shabaab oo ugu baaqay inay ciidamada Dawladu 5 maalmood gudahood hubka ku dhigaan

 

Xoogaga Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama magaalada Muqdisho ee dagaalka hubaysan kula jira Dawlada KMG ah ee Somalia ayaa waxa ay ugu baaqday Dawlada inay isusoo dhibaan mujaahidiinta ka dagaalamaysa koonfurta dalka Somalia muddo 5 casho ah gudahooda.

 

Amiirka Ururka Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Muqtaar Abuu Subeyr oo fariin usoo mariyay baaqan Dawlada KMG ah ku socota qalabka warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ay muddo 5 maalmood ah gudahood ay ciidamada Dawlad ay hubka iska dhigaan kuna soo wareejiyaan ciidamada mujaahidinta ee kasoo horjeeda kuna sugan caasimada wadanka Somalia.

 

Sidoo kale waxa uu sheegay amiirku in muddodaas oo kali ah ay ay haystaan jaanis ay isku soo dhibaan lana sugayo isagoo xusay in muddo 5 maalmood ah oo kaliya ay u qabteen ciidamada Dawlada KMG ah ee Somalia lana gayn doono xeryo ciidan oo loogu talo galay kuwaas oo kuyaala caasimada wadanka Somalia.

 

Sheekh Muqtaar Abuu Subeyr ayaa sidoo kale waxa uu ku daray in siyaasiyiinta Dawlada KMG ah ee Somalia aan la cafiyn oo lasoo taagi doono maxkamad Islaami ah taasna waxa ay ku xukunto lasoo taagi doono isagoo xusay in ciidamada Dawlada KMG ah ee Somalia ay iyagu haystaan muddo 5 maalmood ah oo kali ah.

 

Hadaba hadalkan kasoo yeedhay amiirka ayaa waxaa si kulul uga jawaabay Sheekh Yuusuf Siyaad Indho Cadde oo ah wasiiru dawlaha wasaarada Gaashaandhiga ee Dawlada KMG ah isagoo sheegay in aysan isu soo dhiibayn xoogaga kasoo horjeeda ayna ciidamada Dawladu ku kacayn isagoo xusay inay la dagaalami doonaan Islaamiyiinta doonaya inay isbalaadhiyaan.

 

 

Afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

5 days..thats way 2 many days! Now is the time the real fun will begin. Guess the count down is Friday.

 

If i was sharif sharafloow, i would just stay at the hotel in Adis, no point wasting gas and besides all his other buddies ministries are there!

 

He aint gonna miss nothing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

They can't topple the government. They have been trying for two months now. Although at the current moment, their troops are more organised and deciplined whereas the government has got the ability to push back the khawaarij, whenever it reaches gabaldhac time they go back to their comfort zones so they can daaq on the green stuff.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this