Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu tonight : Heavy mortars keep the city awake..

Recommended Posts

^^^lol, again you ignore the issue and concentrate on an individual, one you do not know in the slightest. Who is sick? people are dying and you chase me because of my clan.

 

Who's recognition depends on Mogadishu looking as it is? Get over yourself, Mr Somalia hater..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jen., you've every right to report what's happening in Xamar. Xamar was and, still in a way, is a metropolis that was founded by a civlized people, then settled by all Soomaalis.

 

A lot of us xudunteena ku duugaan, which still makes it our favourite, treasured city, regardless gibberish some express it to be a X clan city, thus wrongly mistaking any negative news from there against certain clans. Xamar yaa naga xigo? Ma kooyto iyo rer gadaal-ka-gaar?

 

When so-called fake surwaalgaab wadaads behave like this, as worse as a declared dagaal-ooge, hadana isla saxan, aakhiro samaan iska sug.

 

When an occupier, a man who is xalaalizing public properties such as Indhamadoowe calls 'jihaad' against his fellow warlords whom obviously doesn't believe he is one of them. In that same speech, he declares henceforth [on that night], he is 'milkiilaha' [owner] of Warshaddii Baastada ee dowlada dhexe.

 

When another fake wadaad such as Korneel Daahir Aweys declares this dagaal is 'xalaal' oo waa laga maarmaan ah, then maxaa la sugaa meesha yaalo?

 

Soomaalida finally are awakened, waana arkeen waxee yihiin wadaad ku sheegaan, just another power-hungry fanctional group, doing their way whatever it takes to achieve, regardless wixii ciyaal, waayeel, haween iyo maato ku geeriyoodo.

 

Aamiin Caamir, as always, is on the point:

 

wadaad31pe.jpg

 

wadaad3ib.jpg

 

wadaad19xs.jpg

 

wadaad20qh.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaal qaraar oo maalintii 7-aad ka socda Sii-sii, dhinacyada dagaalamaya oo mid waliba uu ku sugan yahay goobtii uu horay u joogay, & dad kor u dhaafaya 150 qofood oo dagaalka ku dhintay

Muqdisho

 

Dadka weli ku sii harsan deegaanka Sii-sii iyo nawaaxigiisa ayey xalay u aheyd habeen kale oo cabsi iyo welwel badan ay la soo deristay kadib markii dhinacyada ku dagaalamaya deegaankaasi ee isbaheysiga la dagaalanka argagixisada iyo midowga maxaakiimta Islaamiga ah uu xalay halkaasi dagaal ba’an ku dhexmaray xilli gelinkii danbe ee shalay ay xasiloonaayeen goobaha lagu dagaalamayo markii ay ka hirgeshay xabad joojin aan rasmi aheyn oo ay ka soo shaqeeyeen waxgaradka iyo ganacsatada beesha Mudulood oo kulan aan loo kala kicin shalay ku yeeshay hotelka Bin-Cali ee magaalada Muqdisho.

 

 

Dagaalkii u danbeeyey ee xalay ka qarxay deegaanka Sii-sii ee magaaladan Muqdisho ayaan ilaa hadda la ogeyn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay, iyadoo madaafiic habow ah ay ku dul ku habsatay guryo fara badan oo ku yaala goobo ka fog halka lagu dagaalamayo kuwaasoo la rumeysan yahay inay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad fara badan oo rayid ah, waxaana muuqata in waan waantii ay wadeen qaar ka tirsan waxgaradka beesha Mudulood ay haatan fashilantay iyadoo labada dhinac ee dagaalamayana uu midba mid kale ku eedeeyey inay jabiyeen xabad joojinta oo isla markaana ay dagaalka sii wadaan.

 

 

Dagaalka oo marka la eego labada dhinac ee dagaalamaya aysan wax natiijo ah ka gaarin oo isla markaana uu taagan yahay goobtii uu ka bilowday maalintii 1-aad ayaa haddana u muuqda mid sii daba dheeraanaya o qasaarihiisuna uu soo kordhayo, iyadoo tan iyo intii uu bilowday dagaalkaasi 7 maalmood ka hor ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya ilaa 150 qof halka dad 250 qof ka badana uu dhaawacooda daadsan yahay isbitaaalada, waxaana ka barakacay guryahoodii oo goobo kale dulsaar ku ah ilaa 7000 kun oo qoys oo ku noolaa deegaanada ay dagaaladu ka soconayaan.

 

 

 

 

C/shakuur Cilmi Xasan-Dayniile ,Muqdisho-Soomaaliya

 

cabdishakuur48@hotmail.com

 

 

Ku noqo beejka

 

 

 

 

dayniilecom @hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this