Sign in to follow this  
N.O.R.F

Dhaawacii cuslaa ee ciidanka Ethiopia oo laga gaadhsiiyay Addis Ababa

Recommended Posts

N.O.R.F   

Dhaawacii cuslaa ee ciidanka Ethiopia oo laga gaadhsiiyay Addis Ababa

 

Addis Ababa (3 Apr 07), Wararka ka imaanaya Addis Ababa ayaa sheegaya in qaar ka mid ah askarta Ethiopia ee ku dhaawacantay dagaaladii Muqdisho ka socday 4ta maalmood la geeyay wixii dhaawacu daraa magaalada Addis Ababa. Ciidankan la gaadhsiiyay Addis Ababa ee dhaawacoodu uu daran yahay ayaa la sheegay inay gaadhayaan ilaa 75 askari.

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Allow jab iyo naaso-beel maku ridnay!

 

wallee ciilkiina nama daayo dheh, waase balan inaan itoobiya dhowrka qarni ee soo socota aan howl ka dhiganaa, IA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this