Sign in to follow this  
XOG-ogaal

Warar sheegaya in la qabtay Jeneraal Haile oo hoggaaminayey dagaalkii saakay

Recommended Posts

Warar aan goor dhaw ka helnay ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalkii maanta lagu qabtay Janankii Itoobiyanka ahaa ee hoggaaminayey dagaalkii maanta.

 

 

Janaraalkan la qabtay oo magaciisa lagu sheegay Jeneraal Hailu ayaa waxaa uu hadda ku jiraa gacanta xooggaga xaq u dirirka Soomaaliyeed. Wixii war ah ee kasoo kordha arrimihiisana waan idinla sosocdsiinaynaa..

 

 

Dhanka kale, warar kale ayaa sheegaya in dagaalkii hadda ku dhaw yahay gebogebo kadib markii ay xooggaga xaq u dirirka ay dib usoo caabiyeen ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee saakay weerarka qaadey. Khasaaraha gaaray ciidamada Itoobiyaanka ayaa ah mid weyn goobaha lagu dagaalamay qaarkood ayaa ciiidamada Itoobiya ay dhaawacii kari waayeen inay qaataan.

 

 

Warar kale oo soo gaaray Aayaha.com ayaa iyana sheegaya in hal goob oo kamid ah goobahii maanta lagu dagaalamay ciidanka cadowga Itoobiya looga dilay 36 askari.

 

 

Wixii warar ah ee kasoo kordha dagaaladan kala socda Aayaha.com

 

 

Aayaha.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Not, we should just keep him for evidence, let us not barbecue him just yet, we still need him as prove that Xabashis were given bloody nose today by few determined teenagers, burning a tank, and troop carrier. while killing some others.

 

meesha kii watay lagu qabtay, xaaladu ma sahlana. Jab iyo hoog ayaa usugnaaday Xabashi iyo wixii lasocda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this