Sign in to follow this  
General Duke

Dr Faroole's official trip to Ethiopia Djibouti: PICS

Recommended Posts

Ethiopia-PL2.jpgPresident of Puntland welcomed by Minister Dr. Takade Alamu

 

Madaxweynaha Puntland oo ka dagey Addis Ababa

11 Mar 11, 2009 - 10:21:19 AM

 

Madaxweynaha Puntland & Wasiiru dowlaha arrimaha dibada Ethiopia

Madaxweynaha DGPL Dr. Cabdiraxman Maxamad Farole oo saakey 9:00 am March 11, 2008 kasoo dhoofey caasimada Puntland ayaa waxaa magaalada Addis Ababa ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan dowlada Ethiopia.

 

Wafitga Madaxweynaha oo ka koobmay Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Calimaga Farah Adan Dhalac, Wasiiru dowlaha Madaxtoyada iyo Barnamijka Dimuqaradiyeynta DGPL Dr.Cabdi Xasan Jimcaale iyo xubno kale oo ka tirsan xafiiskiisa ayaa waxaa ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Addi Ababa Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada Dr. Takade Alamu.

 

 

Madaxweynaha Puntland & Xubno ka tirsan Xukuumadiisa oo la fadhiya xubnihii soo dhoweeyey

Madaxweynaha dowlada goboleedka Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Farole iyo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada Takade Alamu oo muddo nusac ah ku-kala warqatey qaybta VIP garoonka diyaardaha Ethiopia ayaa isaga iyo waftigiisa waxaa loo galbiyey Hotelka Sharaton.

 

Madaxweynaha Puntland iyo Waftigiisa oo casumad rasmi ah ka haystey Xukuumada dalka Ethiopia aya boqashadiisu qayb ka tahay mid uu ku darsayo xiriirka u dhexeyey labada dhinac.

 

 

Gawaarida martida ee lagu qaadey waftiga uu hogamainayey Madaxweynaha Puntland

Waftiga Madaxweynaha ayaa la filaya iney kulamo la yeshan xubno ka tirsan dowlada Ethiopia oo uu ugu horeeyo Raísal wasaare Meles Zenawi.

 

Madaxweyne Farole ayaa sidoo kale booqasho kusoo mari doona wadanka Jabuti halkaasoo uu casumaad ka haysto.

 

Dr. Farole aya boqashoyin kala duwan ku marey inta badan gobolada iyo degmoyinka Puntland tan iyo intii Xukumadiisa loo doortey xilka Jan 8, 2008.

 

Garowe Online, Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garowe: Madaxweynaha Puntland oo ka dhoofay Garowe - Adis Ababa iyo Jabuuti ayuu u duulay...

11. marts 2009

 

Garowe(AllPuntland)- Madaxweynaha Puntland Dr, C/rixmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garowe, isagoo ku sii jeeda Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

 

Madaxweyne Faroole ayaa lugu sheegay tagitaankiisa Addis Ababa in uu ka dambeeyey markii uu casumaad ka helay Madaxda dalka Itoobiya, ayna ka wada xaajoon doonaan xaaladaha labada dal, maadaama ay wadamadan xiriir leeyihiin.

 

Wafdiga Madaxweyne Faroole waxaa ka mid ah Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah & Wasiiru dawladdaha Madaxtooyada & Dimuquraadiyada, waxaana ay sheegeen in ay maalmo kooban joogayaan dalka Itoobiya, ayna booqan doonaan sidoo kale dawladda Jabuuti.

 

Madaxweynaha Puntland & Wafdigiisa waxaa sii sagootiyey xubno ka tirsan Golayaasha dawladda, sida Golaha Shacabka, Xukuumada & Garsoorka, waxaana uu Madaxweynuhu kula dardaarmay Golayaasha dawladda in ay shaqada dawladda ay xoojiyaan.

 

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Gen. C/samad Cali Shire oo Shir Saxaafadeed qabtay ayaa usheegay Saxaafada in uu Madaxweynuhu howlo muhiim ah kala soo hadlayo wadamada uu tagayo, isagoo tilmaamay in ay booqashadan tahay mid rasmi ah oo uu Madaxweyne Faroole ka helay Hogaamiyaasha Itoobiya & Jabuuti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

At least Ethiopia got nice roads all over the country, clearly marked and built and even at nights had light vicibility of oncomin cars.

 

 

Oo Faroole wafdiguu wato fara badnaa, waxa meeshaa fadhiya ma wasiira unbaa!

 

 

Good for him, his next trip Ausie

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

reerkii oo dhan buu soo kexeeyay dee ....
:D

War ka daa.... :D:D

 

Seriously the entourage consists of cabinet minister responsible for negotiating the continuation of the bilateral relation and they are not many . On the other hand he did not bring along the Mrs. a point never missed by Riyaale.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Juje:

On the other hand he did not bring along the Mrs. a point never missed by Riyaale..
:D

Anyone knows why :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^LOool war intaa kaga hara, Afaarayaal aan lagalin baa jiree

 

Faroole is in business, seems to be a good leader thus far...

Share this post


Link to post
Share on other sites

What is he doing in Ethiopia, they are piss poor, who needs them??

Personally i think he should travel to countries like Sudan, kenya, Yemen etc. and forget the losers Ethiopia, they have no industry that we need and we have nothing that they need.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ethiopia is piss poor, but never the less the 800 pound Gorila in the room.

 

Juje, is right the entourage is not that many, and he is to Djibouti next and maybe Kenya.

 

The man is a machine working ever so hard for the state...

 

So far top marks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

At least Ethiopia got nice roads all over the country, clearly marked and built and even at nights had light vicibility of oncomin cars.

 

 

Oo Faroole wafdiguu wato fara badnaa, waxa meeshaa fadhiya ma wasiira unbaa!

 

 

Good for him, his next trip Ausie

Lol, Do you think the pave the roads themselves?

 

Most if not all the roads are paved by chinese and all the major construction is done by chinese.

 

They cant even afford to pay them anymore.

 

http://nazret.com/blog/index.php?title=ethiopia_ch inese_construction_firm_threa&more=1&c=1&tb=1&pb=1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this