Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Somali troops step up hunt for troublemakers

Recommended Posts

Muqdisho: Ciidamad FKMGS oo howgallo kawada degmooyin badan oo ay xalay ka dhaceen Falal kala duwan.

 

14. august 2007

Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya oo wata gaadiidka dagaalka ayaa waxaa saaka si aad ah loo soo dhoobay degmooyin kuyaala Magaalada Muqdisho oo xalay ka dhaceen qaraxyo kala duwan oo ciidamada dowlada lala beegsaday.

 

Ciidamadu waxa ay baarayaan guryaha dadka shacabkaa ayagoo ka baaraya kooxihii habeenkii xalay ahaa weeraray fariisimo fara badan oo kuyaala Magaalada Muqdisho,howlgalladan oo goor dhaw bilowday ayaan ilaa hada la aqoon cida lugu soo qabtay.

 

Dadweynaha deegaanadaasi ayaa waxa ay ku waramayaan in ciidamadu guryaha ugalayaan qeybo qeybo ,inkastoo goobaha ganacsiga ay baarayaan ciidamado si gaar ah loogu xilsaaray baaritaanada Dukaamada.

 

Goobaha laga sameynayo saaka howlgalladan oo ah meelihii ay xalay ay ka dhaceen qaraxyo lasheegay in aysan geysan wax khasaare ah ayaa waxaa ka mid ah Degmad Heliwaa, Agagaarka warshadii hore ee baastada iyo dhismihii Xeyle Bariise ee degmada heliwaa ,saldhigga degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

 

Meelaha qaarkood waxaa lasheegayaa in ay baaritaanada ka qeybqaadanayaan ciidamada dowlada Itoobiya oo lasheegayo in xalay ay daganaayeen meelaha la weeraray qaar ka mid ah ,inkastoo dhamaantood weeraradan noqdeen kuwa fashilimay oo aysan waxyeelo ka soo gaarin ciidamadii la weeraray.

 

Dadweynaha Reer Muqdisho su'aalaha lugu badan ee ay siweydiinayaan ayaa waxaa ka mid ah Weeraradii kala duwanaa ee xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo howlgallada ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya oo saaka la xoojiyay markii dhawaan dowladu sheegtay in la bilaabayo howlgallo lugu soo qabanayo kooxaha ay ugu yeertay nabad diidayaasha.

 

Dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa lafilayaa in ay ka hadasho howlgalladan markii ay soo dhamaadaan ayadoo warar ku dhow dhow dowlada Soomaaliya sheegayaan in laga yaabo in howlahan socdaan maalmahan.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Wasiirka Warfaafinta dowlada Soomaaliya oo ka hadlay Howgallada ciidamada DFKMGS.

 

14. august 2007

Muqdisho(AllPuntland)- Wasiirka Warfaafinta dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed ayaa wuxuu maanta usheegay Radio Gaalkacyo in howlgallada ka socda Magaalada Muqdisho ladoonayo in nabada Soomaaliya lugu soo celiyo.

 

Wasiirka Warfaafinta dowlada faderaalka ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay in kooxo Soomaali sheeganayaa ay weeraro la beegsadaan shacabka Soomaaliyeed ayadoo taasna wasiirku ku tilmaamay mid laga naxo.

 

Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sheegay in howgallada ka socda Magaalada Muqdisho ay yihiin kuwa lugu doonayo in loo dib loogu soo celiyo nabadgalyadii Soomaaliya ,loogana baahan yahay Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho in ay lashaqeeyaan dowlada Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Wasiirka ayaa wax laga weydiiyay cida dowlada Faderaalka ku eedeynayso falkii todobaadkan lugu dilay Masuuliyiin kala duwan oo ay ku jiraan Suxufiyiin iyo Agaasimiyaal Idaacadeed ,isagoo wasiirku eedu dusha ka saaray Masuuliyada falkaan Haraadigii Maxkamadihii awoodooda la wiiqay.

 

Wasiirka ayaa sidoo kale ugu baaqay kooxahaasi ay joojiyaan dagaalada ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Soomaaliya,gaar ahaan dadka Caasumada Soomaaliya ku dhaqan.

 

Waa markii ugu horeysay oo wasiirka Warfaafinta dowlada FKMGS Madoobe Nuunow Maxamed ka hadlo howgalladii Magaalada Muqdisho ay maanta ka sameeyeen Magaaladaasi Ciidamada dowlada Soomaaliya.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Muqdisho(AllPuntland)- Wasiirka Warfaafinta dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed ayaa wuxuu maanta usheegay Radio Gaalkacyo

bla bla bla

 

we all know there hunting themselves lololol damn trouble makers to be honest not suprised at all, after all they are the same crew who once sprayed eachother with bullets for khat lololol mark my words they will start spraying eachother the moment there high and can't tell Prince Harry from Ahmedinejad lolol

 

oh my god the shame

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer the cat and mouse game will continue for a while. Though we have two years left and after that a new admin will come into power with five more years.

 

Those who used to hold great power from JVA to Clan Courts are now running around in Asmara and Addis stuck between a rock and a hard place.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer you have a point, though more people across Somalia used to die 100 times more than they do today. Today is a battle between Qaran-deed and Qaran. Between the TFG and its enemies the looters inc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Originally posted by The Duke:

Today is a battle between Qaran-deed and Qaran.

loooooooooooooooooooooooooooool lolololol haaaahahahaa

 

AadanCabdulle.jpg

Our Ancestors...scorned the man who attempted to be superior to his fellow man and quelled the ambitions of potential dictators. Compromise and tolerance is what brought peace,prosperity and happiness-President Aden Abdulle Osman -1962 -Mogadishu (first African leader to voluntarily step down so he talked the talk and walked the walk)

 

that's Qaranimo and Somalinimo that's the type of president i would die for, not some former Xabashi shoe shiner

 

oh the Shame

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

do you not feel the shame? just 5 minutes ago i choked on my pepsi cola due to the block in my throat because of the painfull shame

 

oh the shame

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Originally posted by Dhulqarnayn -alSumaale:

do you not feel the
shame
? just 5 minutes ago i choked on my pepsi cola due to the block in my throat because of the painfull
shame

 

oh the
shame

Whatever shred of shame that dhabo-dhilifs posses is masked by a thick coat of tribal vitriol. Having been weaned since childhood on a cuqdad-laden inferiority complex diet, everything and anything will be sacrificed for the sake of 'our cause'.

 

Look at them, DQ-ow, as they battle on this forum. As they prattle on: "Kismayo anakaa iska-leh" vs. "Maya, anaka aa iska-leh".

 

Low-born, low-bred Xabashi slaves who can only view the world through their respective clan prism. Not an ounce of wadani-nimo, Not an inch of Somali-nimo. They worship Hiraale & Yey, two Xabashi maggots who have no honour, no respect, and no remote qualification to lead, except that of a clan warlord.

 

Rest assured tho. There are men and women on the ground, from all across Somalia, striking the blow for freedom, who have only one identity, forged through combat and sacrifice. I call them thoroughbreds. They call themselves: Somali-Muslims. And this band of brothers and sisters, the only inheritors to the legacy of Xaawo Taako, Axmed Guray, and Sayyid-ka are the vanguard who will free our country from foreign occupiers and local turncoats.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Kashafa :D:D adeer rag baa meesha Abdi Qaybdiid u dooda, Maxamed Dheere iyo qolodaas u dooda, adigu maxaa mar walbaab ku tusa Barre Hiiraale iyo Abdullahi Yusuf. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by The Duke:

Today is a battle between Qaran-deed and Qaran.

Do you even know the meaning of Qaran or even its attributes? Dont even insult the revered word 'Qaran' by mentioning it while you support C/llahi Yusuf, the man who has led Axmaro to capture the country, and destrfoyed what ever remained of Qaraniimo. You are tainted sxb and the downside is that you dont have the capabilty to comprehend you are.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^ :D Aww, c'moon, Horn. You're not gonna pull that 'Verily thou hateth my bloodline' card on me ? :D I'm an equal oppurtunity offender agaisnt all those of dhabo-dhilif persuasion. Hiraale and Yey are the Tol-ka leaders worshipped(remember that 'god-like quote ?) and adored by their respective constituents and just happen to be at the root of the conflict in Kismayo.

 

By the way, I'm glad that there's in-fighting in the dhabo-dhilif camp and hope and pray that they continue to kill each other. Infighting in dhabo-dhilif camp = strategic plus for the Muqaawama and Somalia's salvation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Kashafa, I can almost guess your repetition of Hiiraale's name does not have to do with fight against Ethiopia but rather strickly concerns Jubba politics. Is that to say that your bloodline resides somewhere there or concerns it? You decide. But what is clear is what is driving you is Hiiraale's name in conjunction with Jubba/Kismaayo politics and fight against Ethiopia mambo jumbo is just that, mambo jumbo. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this