Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu Heavy fighting kills at least 12 civilians

Recommended Posts

Mogadishu fighting kills 12

(AFP) – 3 hours ago

 

MOGADISHU — Fresh fighting between Al Qaeda-inspired insurgents and pro-government forces in Somalia killed 12 people, officials and witnesses said Monday.

 

A Somali government official claimed to have repelled an attack launched late Sunday by the Shebab, an extremist group that has led a deadly insurgency aimed at toppling the Western-backed transitional government.

 

"The terrorist tried to penetrate our positions near Kilometre Zero but we taught them a lesson they will never forget. They were defeated and we killed many of their fighters," Mudiddin Ahmed told AFP.

 

He said three government soldiers were also killed and six injured.

 

The Shebab attacked several positions held by government forces as well as by the African Union force (AMISOM) that has kept the government alive for more than two years.

 

Witnesses said the fighting also killed civilians.

 

"The fighting was at its worst around Shibis and Bondhere districts. They exchanged heavy artillery and machinegun fire that left 12 dead, including civilians," Mohamed Bashir, a local resident, said.

 

He said he saw at least eight dead bodies, including three which he identified as Shebab. Other residents gave similar or higher death tolls.

 

Ali Hussein, another resident, told AFP that a stray shell struck a home, killing four members of the same family.

 

"A father and his wife, as well as two of their children, were killed in a house near Suqbacad last night when artillery fire destroyed their house," he said.

 

"Their bodies were completely charred and could barely be identified," said Halimo Adan, another eyewitness.

 

Thousands of people, many of them civilians, have been killed in more two years of almost daily fighting in Mogadishu.

 

Pro-government forces have failed to pin back the Shebab, who have also failed to punch their way to the presidency and take full control of the capital.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalo culus oo u dhaxeeyey Ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo dhinac ah iyo Xarakada Al Shabaab ayaa xalay iyo saaka ka dhacay qaar ka mid ah degmooyinka Woqooyi ee magaalada Muqdisho iyadoona Al Shabaab ay guulo ka sheegteen dagaalada.

 

Dagaaladka xalay iyo saaka ayaa ka danbeeyey ka dib markii ciidamada Al Shabaab weeraro ku qaadeen fariisimo ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom ay ku leeyihiin Degmooyinka Boondheere iyo C/casiis ee Gobolka Banaadir.

 

Afhayeenka Ciidamada Al Shabaab Sheekh Abuu Muscab oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wararo xalay iyo saaka ay ku qaadeen fariisumo ciidamada Dowlada iyo Amisom ay ku leeyihiin Boondheere iyo C/casiis, waxaa uuna sheegay in saldhigyo Dowlada ku suganeeyd kula wareegeen weerarada ay qadeen hasa ahaatee wax war ah kama soo bixin Dowlada KMG oo ku aadan dagaalada.

 

Dagaalada xalay iyo saaka oo ahaa kuwa culus ayaa ciidamada Amisom waxa ay inta badan uga qeyb qaateen madaafiicda ridada dheer oo qoor kood ku habsatay deegno ka baxasan aagaga dagaalka oo ay dad rayid ah degan yihiin.

 

Inta la ogyahay 15 qofood ayaa ku geeriyootay in kabadan 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaalada iyo duqeeymaha oo dhamaanba ahaa dad rayid ah sida ay xaqijiyeen dad goob jogayaal ah iyo xarumaha caafimaad ee magaalada Muqdisho.

 

Mid ka mid ah madaafiicda ridad dheer oo ay ciidamada Amisom rideen xalay ayaa la sheegay in uu ku habsatay hal qoys oo ku noolaa Xafada Suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho , waxa uuna sababay dhimashada 4 qofood oo qoyska ka wada dhashay.

 

Goobaha Dagaaladu ka dhaceen xalay ilaa saaka ayaa iminka laga maqlayaa rasaas goos goos ah oo ay labada dhinac isu ridayaan, waxa ayna dagaaladaani daba socdaan dagaalo xiriir ah oo labadii maalmood ee la soo dhaafay labada dhinac ku dhaxmaray magaalada Muqdisho.

 

Allpuntland:- Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaraxyo Maanta lagu weerarary Ciidan ka tirsan DKMG ah Magaalada Muqdisho

 

 

Sida ay ku waramayaan wararka ka imanaya magaalada Muqdisho xarunta dalka Soomaali waxaa maanta qaraxyo isdaba joog ah lagu weeraray ciidamo ka tirsan dowlada oo degmada Waaberi ee magaaladaas ku socdaalayay.

 

Qaraxyadan oo midka hore uu dhacay markii ciidamo ka tirsan kuwa dowlada KMG ah oo watay gaadiidka dagaalka lagula eegtay wado ka mid ah wadooyinka degmada waaberi ee magaalada Muqdisho qarax xoogan kaas oo loomaleynayo in uu ahaa nooca meelaha fog fog laga hago .

 

Waxaa qaraxaasi ku geeriyooday 3 ka mid ah ciidamadii qaraxa lala eegtay halka uu jiray dhaawac kale oo soo gaaray dad rayid ah inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in mid ka mid ah 3da qof ee geeriyooday uu ahaa Rayid .

 

Qarax labaad ayaa ka dhacay isla goobta ciidamadaas lagu qarxiyay ka dib daqiiqado qaraxii hore markii ay soo gaareen ciidamo kale iyo dad rayid ah goobtaasi, waxana qaraxa labaad ku dhaawacmay 2 qof oo sida la sheegay ka mid ahaa dadyowgii halkaasi ku soo baxay markii uu dhacay qaraxa 1aad.

 

Ilaa iyo hada ma jiraan cid sheegatay qaraxyadaasi, waxaana ay imanayaan xili maanta magaalada Muqdisho lagu dhaariyay Raiisul wasaaraha cusub ee dowlada KMG ah Soomaaliya, kaas oo looga fadhiyo wax ka qabashada xaaladaha Amaan daro ee dalka ka jirta.

 

C/laahi Axmed

SBC International Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this