Sign in to follow this  
ANWAR

Ahlusunna waljamaaca AS TAKEN OVER Bakaaraha.

Recommended Posts

ANWAR   

Culumaa’udiinka Ahlusunna waljamaaca ayaa sheegtay in ay guullo ka gaareen dagaal galabta ka dhacay agagaarka Isgooyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdiso.

 

Madaxa Warfaafinta ee Culumaa’udiinka Ahlusunaa Waljamaaca Sh.C/llaahi Sh.C/raxmaan Abuu Yuusuf Alqaadi, oo u waramayay Radio Muqdisho ayaa ****olka ka qaaday in Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca ay howlgalkii ugu horeeyay maanta magaalada Muqdisho ka bilaabeen, kadib markii Maleeshiyada Shabaab ay soo weerareen farsiisimo ay Ahlusuna ku lahaayeen qeybo ka mid ah Degmada Hodan.

 

Abuu Qaadi ayaa intaa ku daray in Ciidamada Ahlusuna ay gaareen qeybo ka mid ah Wadada wadnaha ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna ugu bishaareeyay dadka Bakaaraha in maalinta berito ah laga dulqaadidoono gumeeysiga iyo kuwa uu ku gabraartaba.

 

Afhayeenka ayaa hoosta ka xariiqay in Ahlusunna ay si rasmi ah maanta Gobolka Banaadir uga bilaabeen howlgallo ka dhan ah kooxaha ka soo horjeeda Dowlada KMG ah ee dhibaatada ku haya dadka Soomaaliyeed ee Muwaadiniinta ah, wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay in dhawaan kooxahaasi laga saaridoono Magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in Ahlusunna ay diyaargarow dagaal iyo abaabul xoog leh ay magaalada Muqdisho ka wadeen xiliyadii la soo dhaafay, ka wadeen Magaalado.

 

isagoo ugu danbeyn ka codsada Shacabka Soomaaliyeed in ay taagero hiil iyo hooba ah la garab istaagaan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca, si dalka looga xoreeyo kooxaha dhibaatada ku haya bulshaweeynta Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

They should be worrying about the security of galgadud instead of some market in mogadishu, what is their recent release about the capture of ceeldheere by al shabab?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

General Duke, the prize won't just come but it's a greater risk if they try to capture bakaraha market and those places rather then defending al shabab from their hometowns of central somalia, they should sort out their house first, security and victory starts at home.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i call Ahlusunna waljamaaca ahl-loosers! wtf they doing in xamar! They should be defending their bloody tuuloos! lool...loosers.

 

Have u ever noticed that Ahl-loosers show-up at the wrong places at the wrong times! freaking jokers.

 

Since the xabashi had stopped paying them so now they looking 4 lil lacag!! loosers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this