Sign in to follow this  
Shaakirullaah

Siciid Cadaani Mooge refutes recent reports of impending recognition by the Jews

Recommended Posts

Somaliland oo beenisay in ay ictiraaf ka heshay Maamulka Talaabiib

Afhayeen Maamulka La magac baxay Somaliland Siciid Cadaani oo la hadlay idaacadda Al-furqaan ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay wararka sheegaya in Maamulka La magac baxay Somaliland uu aqoonsi ka helay Yuhuuda.

Siciid Cadaani ayaa ku tilmaamay wararkaasi oo ay baahiyeen qaar kamid ah warbaahinta gudaha iyo tan dibadda intaba in tahay mid wax kama jiraan ah oo lagu xumeynayo shacabka Somaliland islamarkaana ay ka dambeeyaan shakhsiyaad cadowl ku ah jiritaanka Somaliland sida uu hadalka u dhigay.

Afhayeenka Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa sheegay in hadii Somaliland ay u baahantahay ictiraaf ama aqoonsi ay leedahay dalal badan oo la socodka wax qabadka dowlada Somaliland iyo nabad galyada ka jirta Magaalooyinka Somaliland.

Maalmihii aynu soo dhaafnay ayaa qaar kamid ah warbaahinta dalka iyo tan dibadda waxay baahiyeen warar sheegay in Somaliland ay aqoonsi ka heshay Yuhuudda.

Dhinaca kale afhayeenka Maamulka La magac baxay Somaliland ayaa ka hadlay qaraxyada inta badan ka dhaca magaalooyin ka tirsan Somaliland sida Laasa caanood, waxaana uu ku eedeeyay arintan in ay ka dambeeyaan dad ka soo jeeda koonfurta Somalia.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Waa la og yahay in warkan uu ka dhabeeyo cadowga Somaliland laakiin ku guuleysan maayaan oo waa leyska celin doonaa. Waa la ogyahay in Somaliland aanay waxba uga baahneyn Yahuud.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Jacaylbaro:

Cid kasta waa loo baahan yahay ,,,, politics101
:D

jacaylbaro, Cid kaleba dheh laakiin Yahuud uma baahnin, habaarkii ILLAH ayaa ku yuurura Yahuud.

Yahuud Illah ayaa nacay, maanta cid ay aduunka kala saaxiibtahay, Britain iyo US mooyaane, ma jirto, markaa qof adeer Illah nacay oo isagu maanta cadceed sii dhacaysa oo kale ah in aad la saaxiibto waxa dhaanta sidaa aynu nahay in aynu iska ahaano. Sooner or later, recognition is on its way but we do not need Israel for it.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sikaawe:

quote:Originally posted by Jacaylbaro:

Cid kasta waa loo baahan yahay ,,,, politics101
:D

jacaylbaro, Cid kaleba dheh laakiin Yahuud uma baahnin, habaarkii ILLAH ayaa ku yuurura Yahuud.

Yahuud Illah ayaa nacay, maanta cid ay aduunka kala saaxiibtahay, Britain iyo US mooyaane, ma jirto, markaa qof adeer Illah nacay oo isagu maanta cadceed sii dhacaysa oo kale ah in aad la saaxiibto waxa dhaanta sidaa aynu nahay in aynu iska ahaano. Sooner or later, recognition is on its way but we do not need Israel for it.
Well, i can't see the difference between them and America/Europe sxb ....... come on ,, be reasonable

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Jacaylbaro:

quote:Originally posted by Sikaawe:

quote:

Jacaylbaro, Israel is like a setting sun and Somaliland is like a rising sun, complete opposite, isn't? However, unlike UK and US, Israel is hated by 90% percent of world countries for its everything it stands for; illegitimacy, dishonest and hatred towards Islamic culture and oppresion on their supposedly neighbour. So, I wonder why anyone needs to associate themselves with such a country, of course we can get recognised without seeking the hand of the Yahuds. All we need is to go through channels for recognition and hopefully we will get recognised sooner ar later, no doubt about it. Therefore, we have to be careful not go so hastely and befriend people that can never be friends. I hope that we do not have repeat the similar mistake in 1960 in which our forefathers made by handing over our sovereignty to South of Somalia without consultation and agreement in place. So adeer, patience and intelligence are virtue.

Share this post

Link to post
Share on other sites

I thought you were preaching Islam in your earlier post and i was asking the difference between Yuhuud and & Kiirtaan when it comes to relationship ,,,,,

Are we changing the argument now and talk about reasoning ??

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Not at all, but you look to be a bit confused sxb, can you look back on your second last post which reads " Well, i can't see the difference between them and America/Europe sxb ....... ". I hope I am not communicating with Jacayls kkkkkkk.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Yahuud Illah ayaa nacay, maanta cid ay aduunka kala saaxiibtahay, Britain iyo US mooyaane, ma jirto, markaa qof adeer Illah nacay oo isagu maanta cadceed sii dhacaysa oo kale ah in aad la saaxiibto waxa dhaanta sidaa aynu nahay in aynu iska ahaano. Sooner or later, recognition is on its way but we do not need Israel for it.

I thought this is what you said ,,,,

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this