Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Gabar somaliyeed oo qorta looga jaray Koronto!!!!!!!!!!!!!

Recommended Posts

Dil fool xun oo loogaystay gabar soomaaliyeed magaalada sanca ee dalka yemen

 

 

 

 

 

 

Yemen ,May - 18, 2005 - Allsomali.com

 

Magaalada Sanca ee wadanka yemen ayaa wararka ka imanayo ayaa sheegayaan in ay ciidamada booliska dalkaasi yemen ay dileen haweenay soomaaliyeed iyagoo u isticmaalay dilkeeda kurunto sida la soo sheegayo.

 

Haweenaydaan ay dileen ciidanka yemen ayaa waxaa lagu magacaabaa Marxuumad Xaliimo Cabdi waxaana ay markaasi ay damiinatay sida la sheegay haweenay shaqaala ah oo ay isku reer ahaayeen si ay ugu shaqayso guri kala oo lahaayeen reero carbeed waxaana haweenaydii la damiintay ay ka qaatadatay gurigii ay ka shaqaynaysay dahab ka dibna ay iska dhuumatay sida la sheegay .

 

Reerkii carbeed ee yamanta ahaa ayaa waxay soo dacweeyeen haweenaydii damiinatay tan wax ka xatay iyagoo ku soo dawceeyay ciidanka booliska ee aagaasi waxaana ka dib markii ay haweenyadii sheegi wayday tii ay damiinatay ay ciidanku isla markiiba ay ku dileen haweenaydaasi lagu magacaabi jiray xialiimo cabdi iyagoo u isticmaalay dilkeed koronta ama electaric ka dibna ay dhimatayba.

 

Ciidanka booliska mid ka mid ah ayaa sheegay in dileen haweenaydaan ka dib markii laga ag helay gurigiida buursadii dahabku ku jiray sida ay sheegeen taasi oo cadeaynaysa in ay lug ku leedahay falkaasi balse ayda ayaa sheegtay in aysan wax lag ah ku lahayn falkaasi xaditaanka ah inta aan la dilin.

 

Warar lagu galsoon yahay oo laga halay magaalada sancaa dadka soomaaliyeed ee ku nool ayaa sheegay in hawenaydii dahabka ka soo xatay reerkii laga damiintay ay iyado iminka ku sugan tahay magaalada xamar xalkaasi uu ay u soo baxsatay sida ay sheegeen waxaana dadka ay intaasi ku dareen in haweenaydaan la dilay ala ha u naxariistee ay qarabadeedii qaar ka mid ah ay xirteen ciidanka policeka wadanka yaman.

 

Dalkaan ayaa ku soo beegmay xili oo Madax waynaha yemen cali cadala saalax uu sheegay in ay la dagaalami doonaan sida uu sheegay oo ay layndoonaan cid kasta oo soomaali ah lagu soo dhaceeyo arimo burcad nimo ah ama tuuganimo ah iyadoo bilihii aan soo dhaafmay lagu dilay wadanka xadka la leh yemen ee saudi arabia 6 dhalin yaro soomaaliyeed ka dib markii lagu soo oogay dacad ah in ay dhac gaysteen sida la sheegay ka dibna ay dawlada sucuudiga ay surka ka wada jartay ragaasi dhalin yarada soomalida ahayd

Share this post


Link to post
Share on other sites

My God, they killed her for someone else's crime? The injustice of it...

 

Allah ha u naxariisto.

 

 

Dalkaan ayaa ku soo beegmay xili oo Madax waynaha yemen cali cadala saalax uu sheegay in ay la dagaalami doonaan sida uu sheegay oo ay layndoonaan cid kasta oo soomaali ah lagu soo dhaceeyo arimo burcad nimo ah ama tuuganimo

:eek: :eek: :eek:

 

May Allah protect us all from injustice (and bloodthirsty Arabs).

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

Gabadha ilaahay haunaxariisto

 

Originally posted by wiil_duco:

 

Dalkaan ayaa ku soo beegmay xili oo Madax waynaha yemen cali cadala saalax uu sheegay in ay la dagaalami doonaan sida uu sheegay oo ay layndoonaan cid kasta oo soomaali ah lagu soo dhaceeyo arimo burcad nimo ah ama tuuganimo ah

:confused: :confused:

What a dodgy piece of news!!

 

That statement can’t be true, how come we never heard of it? What a sane person let alone a president would say that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

This is a perfect example of cadaalo daro, doolad la'aan, duleysi & qiyaano waxaa noo geysatay doolad laan. Hadaan soomali nahay. doolad hadey jirto gafkaan muu dhaceen, balse soomali iyagaa isduleeysay yaa xaqooda ilaalinaayo hadii ay iyaga meel iska soo saari wayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Insha alaah let us not loose our hope oneday we will stand together and defind our land .

 

 

Buuto

 

waxaa kahadleeysaa waa point fiican lakiin insha laah we will be strong again.

 

 

waaa arin aad looga noxo cadaalad darada loola dhaqmo soomaalid meelkasta ay joogan

 

 

waxaa mid aad looga naxo ah sida loola dhaqmay gabadhaan soomaalid ah. iyadoo oo muujisay inta aan la dilin geesinimo

 

 

ilaaheey ha unaxariisto marxuumada ehelkeedanah samir iyo iimaan alaha ka siiyo aamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this