Sign in to follow this  
General Duke

PresidentYusuf flies to the Gulf..

Recommended Posts

BAYDHABO: Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta u dhoofay Kenya, iasgoo ku sii jeeda dalka Kuwait

Posted to the Web Mar 02, 14:41

 

 

Baydhabo (PP) - Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa daqiiqado ka hor ka duulay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay isagoo ku sii jeeda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Madaxweynaha ayaa waxaa lagu wadaa inuu kula kulmo Nairobi sida warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan Xubnaha Beesha Caalamka ee ku sugan halkaas, iyo sidoo kale madaxda Dowladda.

 

Kulammadaan ayaa lagu wadaa in madaxweyne Yuusuf iyo xubnahaan uu kula kulmayo Nairobi ay iskula soo qaadaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo sidii ay gacan buuxda u siin lahaayeen Madaxdaas Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaan lagu wadaa in kulammadaan ay noqdaan kuwo dabo dheeraada.

 

Madaxweyne Yuusuf ayaa lagu wadaa inuu caawa ka dhoofo dalka Kenya isagoo ku sii jeeda dalka Kuwait, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay Dowladda Dalka Kuwait, balse lama garanayo waxa ay ku saleysan tahay casuumaaddaas.

 

Socdaalkaan ayaa noqonaya kii ugu fududaa ee uu Madaweyne Yuusuf uga dhoofo dalka isagoo dalka ku soo laabtay dorraad, kama yimid dalka Ethiopia isagoo booqasho ku tagay dalka England.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: jantiile@puntladnpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

The title is misleading. When you say the Gulf, it means at least more than one country. The clan president is only going to Kuwait, so you might want to correct the title.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliban, he will meet leaders of Kuwait as well as Qatar and a few other stops.

 

Anyhow the AU have shown their support now its our rab brothers..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kuwait: Madaxwaynaha Soomaaliya oo goor dhow si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Kuwait.

3. Mar 2007

 

Kuwait(AllPuntland)- Madaxwaynaha Dawladda federaalka Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka socda dawladda federaalka ayaa lagu soo dhaweeyay madaarka magaalada Kuwait.

 

Wafdiga madaxwaynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay boqorka dalka Kuwait Sheekh Sabaax Axmed Al-sabaax iyo golayaasha dawladda Kuwait.

 

Booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo laba maalmood ah ayaa wafdiga madaxwaynaha uga bilaabatay dalka Kuwait , inta ay hakaasi joogaana kulamo kala duwan ayay la yeelan doonaan madaxda Kuwait.

 

Wafdiga madaxwaynaha ayaa la filayaa inay kulamo u bilowdaan saacada soo socda madaxda dalka Kuwait, waxayna kusaabsan yihiin sidii dhaqaale loogu raadin lahaa dawladda Soomaaliya , gaar ahaan shirka dib u heshiisiinta qaran.

 

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale ka codsanaya dawladda Soomaaliya in laga caawiyo dib u dhiska dalka Soomaaliya iyo dhaqan celinta melleeshiyooyinka.

 

Dawladda Kuwait ayaa marti galisay madaxda dawladda federaalka Soomaaliya, waxayna sheegtay in ayaduna ay la diyaar tahay dhaqaale, dawladaha Carbeedna ay ku cadaadin doonto inay bixiyaan dhaqaalaha ku baxaya shirka dib u heshiisiinta qaran

 

Dawladda Kuwait ayaa sheegtay inay shirka waddamada Carabta isugu imaan doonaan ay arinta Soomaaliya si gaar ah ugu soo bandhigi doonto.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali president is in economy rising journey

Last Updated::2007-03-03 13:02:03

 

HRNet | Nairobi:- Somalia's interim president Abdullahi Yusuf Ahmed has gotten off an economy rising trip, as his government is organizing it self to host a national reconciliation congress in the bullet-riddled capital.

 

The president is due to visit several Arab countries in Middle East to appeal aiding for his interim government witch is facing financial crisis, one of Yusuf's aides told us on condition of anonymity.

 

"The president will visit the Gulf nation of Kuwait, where he will stay in a day and then will go ahead towards two other unidentified countries" sources close to the president's trip said.

 

Other reliable sources in Somalia's presidential palace say Mr.Yusuf will also visit Kingdom of Saudi Arabia, where he will take a meeting with king Abdallah Bin Abdu Aziz.

 

An aid for the president said Mr. Yusuf hopes the trouble-plagued country will take advantage of the opportunity to return to peace and stability within a shot period after ousting the once powerful Somali Islamists.

 

The interim Somalia President Abdullahi Yusuf announced national reconciliation conference will be held mid next month in a bid to defuse tension which has been rife in the Horn of African nation.

 

Since the Ethiopian-backed Transitional Federal Government routed the Union of the Islamic Courts almost three months ago, "the federal government of Somalia has a roadmap of peace and will keep on, the aid added.

 

HRNet - News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by General Duke:

The president is due to visit several Arab countries in Middle East to appeal aiding for his interim government witch is facing financial crisis, one of Yusuf's aides told us on condition of anonymity.

Financial crisis? :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this