Sign in to follow this  
Dr Ligle

Somalia Foreign Minister Announces A Section Of Shabab Hizbi Islam Join Government

Recommended Posts

Dr Ligle   

Jangali" Waxaa Nagu Soo Biiray Al-Shabaab Iyo Xisbul Islaam

 

{Muqdisho} 5-09-09"Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Somalia oo maanta Muqdisho shir jaraa'id ku qabtay ayaa ka war bixiyey safarkii madaxweynaha dowladda Somalia ku tagay dalalka Qadar iyo Imnaaraadka carabta sidoo kale wuxuu aad uga hadlay in dhinaca dowladda Somalia ku soo biireen xoogag hubaysan oo taabacsan ururada Xizbul islaam iyo Al-shabaab sida uu hadalka u dhigay..

 

Cali Jaamac Jangali ayaa sheegay in madaxweynaha iyo madaxda dalalka Qadar iyo Imaaraadka ay isla soo qaadeen qodobo muhiim ah, isagoona sheegay inay dhamaan isku afgarteen waxyaabihii laga wada hadlay.

 

Wasiirka ayaa ka hadlay arrimaha dib u heshiisiinta, waxaana uu sheegay inay socdaan dadaalo ay dowladda kula xaajoonayso xoogagga hubaysan ee dagaalka kala horjeeda.

 

Wuxuu sheegay in dhinaca dowladda ku soo biireen xoogag hubaysan oo taabacsan ururada Xizbul islaam iyo Al-shabaab sida uu hadalka u dhigay.

 

"Weli waa furan tahay dib u heshiisiinta, dhinacyada hadhsanna waxaan ugu baaqayaa inay dowladda ku soo biiran" ayuu yidhi Cali Jaamac Jangali wasiirka arrimaha dibadda dowladda Somalia.

 

Wuxuu soo hadal qaaday soo galitanka ciidanka Ethiopia ee gudaha dalka Somalia gaar ahaan gobolka Hiraan, isagoona sheegay in dowladda somalia ay baadhayso sababta keentay in ciidamada Ethiopia dib u soo galaan dalka Somalia.

 

Si kastaba ha ahaate ma jiro war ka soo baxay dhinacyada dowladda kahorjeeda oo ay uga jawaabayaa sheegashada dowladda ee ah inay dhineceeda ku soo biireen qaar kamid ah xoogag hubaysan.

 

Widhwidh Online News Des..Media Center

 

Source: http://www.radiowidh widh.com/html/module s.php?name=News&file =article&sid=532

 

Good news foreign minister, it is just matter of time before they all join the federal government. It is impossible to fight forever against a recognized system endorsed by the world. Same goes for hargeysa they are next after the south is completely absorbed into the tfg.

 

Keep up the great work federal government of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this