Sign in to follow this  
NASSIR

Between Warlords and the Clan Islamic Courts - a choice between Pest and Cholera

Recommended Posts

Taleexi   

Originally posted by Caamir:

Mansa, dhibaatada jirta waxa weeye dadbaaba si aadan garaneyn u fikira. Waa dad xanuunsan.

The way I see it, waxna xaq baynu u leenahay, waxna xaq baa laynoogu leeyahay. Inaan shuruucda SOL dhawrno waa waajib balse markaynu wax qoonsano hawl-wadeenada xuubka caarada ee SOL xaq baynu ugu leenahay inay ina qanciyaan. Teeda kale qofkii xanuunsanaya waqtigaa caafimaadinaya, oo macalin ma daale ah.

Share this post

Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Mansow, waxaad ogaataa haddaan doonayo inaan wax baddan post gareeyo , waxaan tegi lahaa meesha ay ka daldalmaan dadka intiisa baddan sida Generalka. Laba sano iyo bar baan halkaan ka ahey member, postigayga ma gaarsiisaneyn .7% a day. 700posts/ 2.5 x 365 days/ . Qofku waa inuu xisaabtamaa markuu wax sheegayo.

Dawo bukootay iga dheh!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this