Sign in to follow this  
Xudeedi

Dhahar: Golis Presents Sahal Project In Haylaan's Regional Capital

Recommended Posts

Xudeedi   

Dhahar: Ugu horayn waxaa gaadhey Magaalada Dhahar ee Xarunta Golis isla markaasina Munaasibado ku soo bandhigay Adeegan Casriga ah Masuuliyiin ka socota Shirkada isgaadhsiinta Golis Telecomonication oo uu ugu horayso Madaxa Xiriirka iyo Dadwaynaha ee shirkada Golis Faarax Xaaji mire iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Howlwadeenada sare sare ee shirkada isgaadhsiinta somaliyeed ee Golis Telecom.

 

Xaflad caalami ah ayaa waxaa lugu qabay Hoolka shirarka ee Magaalada Dhahar iyo Weliba Xarunta Wayn ee Shirkada Golis Dhahar Halkaasi oo ay isugu yimadeen Malayiin ruux oo ka soo kala Jeeda Saladiinta aqoonyahanada iyo waxgaradka kale ee Degaanka Dhahar,iyadoona siwayn ay isku Fahmeen Masuuliyiinta Gobolis ee SHirkada iyo Ganacsatada Adeegsanaysa Barnaamijka Sahal service.

 

Waxgaradka Gobolka Sanaag ee Magaalada Badhan ayaa sidoo kale Musnaasibadii 2aad ee Shirkada Golis ay ku tala gashay ay si rasmi ah uga Hirgelisay magaalada Badhan ee Xarunta Dowlada Puntland ee Sanaag,halkaasi oo si wayn ay ugu adeegsanayaan Acounadooda Adeega Casriga Ee ay soo bandhigtay shirkada Golis qaybaha kala duwan ee Ganacsatada Magaalada Badhan oo ah halka ugu kobaca wayn dhanka dhaqaalaha ee sanaag.

 

Xafladihii Badhan iyo Dhahar ka kala dhacay oo ahaa kuwo aan kala dhicin halkana lugu soo koobikarin Xisaabta baaxda dadka ka soo qayn galay ayaa waxaa ka mid ahaa hadii aan Xusno qaar ka mida Dadwaynaha ama ka soo qaybgalayaash,Suldaan Cartan ,Axmed Shiikh Saalax,Faarax Xaaji Mire Madaxa Xiriirka dadwaynaha ee Golis,Maayerka Magaalada Badhan Axmed Muuse Suldaan,Shiikh Maxamed Cabdle Maamulka Golis Degmada Buraan,C/laahi Axmed Daamur Maamulaha Golis Cerigaabo,Faysal Xuseen Maamulaha Golis Badhan,Maamulaha Golis Dhahar C/laahi cali Shabeele,Maanyerka Magaalad Dhahar Salaad Xasan shire.

 

Xarumaha Wejiga 2aad ee Sanaag.

 

Ceelbuh

Xingalool

Hadaaftimo

Buraan

Laasqoray

Ceerigaabo

 

Xarumaha ay ka hirgelisay(Magaalooyinka Waaweyn Ee Puntland)

 

Bosaso

Qadho

Garoowe

badhan

Dhahar

 

Source: Sanaag Post

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

My pleasure Duke

 

With a free capital enterprise, only the sky is the limit. Dhahar prior to the Civil war was a sub clan village; today it hosts all the institutions a city needs to function. Maasha Alaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this