Sign in to follow this  
General Duke

SANAAG: Dhahar gives a heros welcome to Gen Ilkajiir :PICS

Recommended Posts

1_18.JPG

 

Sidee loogu soo dhoweeyey deg Dhahar Mudane Musharax Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka jiir daawo Cusub

 

Dhahar: Waxaa soo gaaray maanta Degmada Dhahar Mudane Musharax Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilka jiir) isagoo ku yimid degmada socdaal uu ku kormeeraayo degmadooyinka gobolka sanaag Dadwayne aad u badan ayaa soo dhoweyey musharaxa iyadoo soo dhowaynta ay ka soo bilaabatay ilaa 40 km dhinaca bari ee magaalada ee ayaa waxaa la dhigay ciidan gaaraya 500 dhamaan wadooyinka Alxamdulah iyo Sheerbi ilaa iyo Degmada Dhahar.

 

 

Waxaa soo dhoweeyey musharaxa dadwayne aad u balaaran oo uu horkacayeen Gudiga ilaalinta degaanka iyo waliba waxgaradka culumada cugaasha isimada iyo waliba dhamaan dadwayanaha degmada dhahar ku waas oo ku soo dhoweeyey caleemo qoyan iyo waliba halku dhigyo sawiro iyo waliba borar muujinaya xamaasada degmada dhahar walaw laxiray goobaha ganacsiga waxbarashada iyo waliba dhamaan qaybaha adeega bulshada ee degmada.

Ciid Ducaale (Wiilka Col. Ducaale Allaha u naxaristee) oo Gacan qaadaya Jeneraalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

When did Ilko Jiir become a General. In 1991 he was a full colonel. by the way he is family friend and would make very good General.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. He is a full General, under the Somali army adeer, a well known officer go and read about the man instead of rushing in and making the usual anti Puntland remarks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Generalle, Who are you mistaking me man... I have never been anti Puntland. but seriously, I have know Ilko Jiir since i was little kid and he was a colonel when the civil war broke out. I actually call him General when he was in Minneapolis and he replied that he is not General.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer I have met Somali former officers and they ahve stated the man was a full General and head of the training wing of the Somali army.

 

Thus you have one point and I have another.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duceysane: Read the general's Background and let me know any Somali General who is as educated?

 

Beentana iska daa. Soomaalida ninkey arkaanba waxay ku oranayaan waan aqaan. Minneapolis markuu yimid Generaalo iyo Col. ayaa ugu yeeraayey Gen. Hadii aad joogtey xafladii University Avenue Hall.

 

Mideeda kale atleast Puntland waa dimiquraadi Cade Muuse hadii shacabka uu dib u doorta xitaa... Dhib kuma jiro. Ilka jiirna hadba siduu wax usoo bandhigo ayay ku xirantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer, you are missing the point. I am not questioning that he is a decorated soldier. I am sure he will be good leader if people choose him to be their leader. But fact remains that he was a Colonel when Siyad Barre Government collapsed. Why do you guys think I am not Puntlander

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Ducaysane:

Why do you guys think I am not Puntlander

Axxx! walahi waa kugu dhacday :D . Jooji san iska geliska. Puntlander hadaa tahay waxaa lagaa rabaa inaad had & jeer 'nacamlaysid' oodan tolka ka hor imaan [qalad & sax] wax kastooy kuu sheegaan/sameeyaan. Haddii kale nin dhalad ma tihid, shaki baa kugu jira!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this