Sign in to follow this  
MoonLight1

Alshabaab snach WABXO back from Ahlusunnah.

Recommended Posts

Dagaal Culus ka dib oo mar kale gacanta Wabxo gashay

 

 

Dayniil:Muqdisho

 

Dagaal culus oo lagu hoobtay ay saakay ku soo rogaal celiyeen xoogaga alshabaab deegaanka Wabxa ayaa keentay in ay si fudud kula wareegaan deegaan kaasi oo hore looga qabsaday

 

Dagaalka oo Salaada subax kadib ay soo qadeen xoogaga Alshabaab ayaa u suurta gashay qabsashadaasi saakay lakiin maanta duhurkii ayaa sida aan hada ku helnay deegnaaka Wabxo noola sheegay in markale looga awood roonaaday xoogaga Alshabaab kuwaa oo dib loogu celiyey halkii ay ka soo duuleen oo ah degmada Ceelbuur

 

Degmada Wabxo waxaa xiligaan ku sugan ciidamo ka tirsan Ahlusuna waljameeca iyagoona sida wararka ugu dunbeyana ku heleyna ay sheegayaan in difaac adag ka galeen xoogaga Ahlusuna dhul dhan oo isku weer ah 30km dagaalka ayaa laag cabsi qabaa in uu ku fido degmada Ceelbuur oo ah xarunta ugu weyn ee Xoogaga Alshabaab.

 

Dagaalka wabxo oo lagu kala qabsaday gawaari dagaal ayaa waxa kale oo yaalo wadooyinka meeda ah qolooyinka dagaalka u dhaxeeya

 

Xoogaga Alshaab oo dagaal ay meel walba ugu furan yihiin ayaa laag yabaa in ay dib isugu soo habeyaan si dagaal kale uguq absadaan goobaha laga qabsadays aakay ee Wabxa iyo maxaas

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this