Sign in to follow this  
General Duke

Jilib, courts attacked two killed..

Recommended Posts

Weerar lagu qaaday maleeshiyooyinka Maxkamadaha ee Jilib ku sugan oo ay dad ku dhinteen

Last Updated::2006-10-16 12:36:31

 

Jilib:- Dabley hubeysan ayaa rasaas la beegsaday qaar kamid ah maleeshiyooyinka Maxkamadaha ee ku sugan degmada Jilib ee G/J/Dhexe.

 

Labo ruux ayaa ku geeriyootay isku dhacaan ayadoo hal qof kalena uu dhaawacmay.

 

Iska horimaadkan ayaa dhacay kadib markii ay maleeshiyooyinka Maxkamadaha isku dayaan in ay hubka ka dhigaan koox hubeysan oo ku sugnaa gudaha magaalada Jilib.

 

Dhinaca Maxaakiimta ayaa sheegay in ay kooxda hubeysan rabeen in ay isbaaro dhigtaan.

 

Rasaasta la isweydaarsaday ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ah Maxaakiimta iyo mid kamid ah kooxda hubeysan.

 

Iska horimaadka ayaa joogsaday kadib markii ay kooxdii hubeysnaa halkaasi isaga baxeen, waxaana la sheegay in sidoo kale uu hal qof oo rayid ah ku dhaawacmay tacshiiradii halkaasi ka dhacday.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Gunfire exchange kills two in Jilib, southern Somalia

 

Aweys Osman Yusuf

 

Mogadishu 16, Oct.06 ( Sh.M.Network) Two persons were dead and two others were injured after the Islamic Courts forces and a local gunman have exchanged fire in Jilib district, 380 km south of the capital Mogadishu.

 

The fight came after a gunman onboard a minibus, which was traveling to a nearby village, was intercepted by Courts forces and the man opened fire, killing one Islamist.

 

The forces returned fire, killing the gunman and wounding two of the passengers.

 

Shabelle reporter in Jilib Farhan said the gunman was a fugitive, escaping from arrest after he had murdered a local man Ali Jiliow and he was member of militias who mugged people in the area.The Islamic Courts in Kismayu, some 500 km south of the capital, had raided 3 houses that belonged to Col. Ahmed Shire who had battlewagons in his house in Kismayu.

 

Col. Shire was member of the defeated Jubba Valley Alliance that was once in control of the port city of Kismayu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this