Sign in to follow this  
Gabbal

Thousands of new Ethiopian troops enter Balanbale District of Galgaduud.

Recommended Posts

Gabbal   

Ciidamo Ethiopian ah oo lagu soo kordhiyay Degmada Balanballe, xilli maanta ay ku egtahay 7dii maalmood ee Maxkamadaha ay qabteen.

 

 

Mogadishu - 18-December -2006-Allceeldheer.com Iyadoo maanta ay ku egtahay waqtigii maxkamadaha islaamka Somalia ay u qabteen in ciidamada dowladda Ethiopia ay isaga baxaan gudaha Somalia ayaa ciidamo hor leh oo Ethiopian ah waxa ay soo galeen deegaanka Balanballe ee gobolka G/gaduud..

 

Ciidamadan oo ku hubeysan gawaarida dagaalka nuucyadooda kala duwan ayaa waxa ay xoojinayaan ciidamo kale oo Ethiopian ah oo ku sugnaa deegaanka Balanballe.

 

Soo galitaanka ciidamadn cusub ee Ethiopianka ah ayaa waxa ay ka dambeysay ka dib markii cabsi laga muujiyay weeraro ciidamada maxkamadaha islaamka ay ku qaadaan halkaasi xilli 24 saac ay ka dhiman tahay 7 dii maalmood ay qabteen maxkamadaha islaamka Somalia in ciidamada Ethiopia ay kaga baxaan gudaha Somalia.

 

Ciidamada maxkamadaha islaamka Somalia ee gobolada dhexe ee Somalia ayaa la galiyay heegankii ugu sareeyay, iyadoo berri waxii ka dambeeya laga cabsi qabo dagaalo ka dhaca koonfurta iyo bartamaha Somalia.

 

Cabsi laga qabo dagaalo dhex mara ciidamada Ethiopia iyo maxkamadaha islaamka ayaa ah mid waqti kasta taagan, iyadoo dadka ay dhagaha ku hayaan idaacadaha.

 

Kumanaan dhalinyaro ah oo Soomaaliyeed ayaa isku diwaan galiyay jihaadka ka dhanka ah ciidamada Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ciidamo Fara badan oo tikree ah oo soo galay Gudaha Degmada Balanbale.

 

 

Balanbale, 17-December-06 ( Qaadisiya.com) Ciidamo fara badan oo Tikree ah ayaa soo galay degmada Balambale ee dhacda xadka gobolka Galgaduud uu la wadoogo dhulka Soomaali Galbeed,waxaana lagu soo warramayaa in ciidamo gaaraya 1200 oo askari in ay halkaasi soo buuxiyeen,ayagoo dhigtay isbaarooyin xanibaad ku sameeyay isu socodka dadka iyo gaadiidka.

 

Tan iyo markii lagu dhawaaqay maxkamada islaamiga Imaamu Shaafici ee degmada Cabudwaaq waxaa soo baxayay in ciidamada Tikreega ay halkaasi ka wadaan dhaq dhaqaaqyo milatari oo ka dhan ah ciidamada maxkamadaha islaamiga ee ku sugan qeybo ka mid ah gobollada dhexe.

 

Ganacsato badeeco u qaaday degmada Balambale oo soo gaaray degmada Cabudwaaq ayaa ku warramay in ciidamada Tikreega ay dhibaato ku hayaan dadka ku dhaqan degmada Balambale,waxa ayna xuseen in ilaa 6 isbaaro ay dhigteen waddooyinka soo gala Balambale si ay ugu baaraan gaadiidka iyo dadka.

 

Ganacsatada ayaa intaa ku daray in sidoo kale dadka loo diiday in ay soo baxaan xiliyada habeenkii taasoo ay ugu wacan tahay baqdin weyn oo ay ka qabaan ciidamadaasi in weeraro ay kaga yimaadaan dadka deegaanka oo kaalmo ka helaya ciidamada maxkamadaha islaamiga ee ku sugan gobollada dhexe.

 

Tallaabadan ciidamada Tikreega ay ku soo buuxiyeen xadka gobolka Gedo uu la wadaago dhulka Soomaali galbeed ayaa ku so aaday xilli 2 maalin ay ka harsan tahay mudadii todabaadka ahayd ee loo qabtay ciidamada Tikreega ee jooga dalka Soomaaliya in ay uga baxaan dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ciidamo dheeri ah oo Ethiopian ah oo la soo galiyay Balanballe

 

 

Caabudwaaq 18, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Ciidamo dheeri ah oo Ethiopian ah oo wata gawaarida dagaalka ayaa soo buux dhaafiyay deegaanka Ballanballe ee gobolka G/gaduud.

 

Ciidamadan oo wata 18 gawaarida dagaalka ayaa sida warar xog ogaal ah lagu helayo Waxa ay xoojin u yihiin ciidamo kale oo ethiopian ah oo ku sugnaa halkaasi, ka dib markii dhowaan maxkamadda Imaamu Shaafici ee degmada caabudwaaq ay ku hanjabtay in ay la dagaalameyso ciidamada Ethiopia ee ku sugan gudaha Somalia.

 

Ciidamadan oo ku qalabeysan qoryaha fudud nuucyadooda kala duwan ayaa lagu arkayay iyagoo gaaf wareegaya wadooyinka magaalada Ballanballse.

 

Sidoo kale ciidamo kale oo Ethiopian ah ayaa waxa ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan gudaha dhulka ismaamulka Somalida Ethiopia.

 

Dhaq dhaqaaqyada ay wadaan ciidamada Ethipia ayaa ku soo beegmay xilli maanta ay ka harsan tahay waqtigii maxkamadaha islaamka ay u qabteen in ciidamada Ethiopia ay kaga baxaan gudaha Somalia.

 

C/kariim Bulxan

 

Shabelle Media Network G/gaduud

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ lol@HornAfrique.. Sxb, ha tir-tirin waxa aad qortay...lol...C'moon, put back in :D .

 

To help you jog your memory, it went along these lines:

 

"I applaud the people of Cabduwaaq for saving their homes by politically manevuring their way out of war. Instead, Let war happen to those people who are calling for it"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Believe me Kashafa, you haven't struck any gold. I wrote nothing I have not written before but I thought repeating it might be a little bit redundent.

 

It is not secret the Ethiopians are in Balanbale to strike Guri-El and Dhusa-Mareb. It is also not a secret that some forces planned Caabudwaaq to be the frontline in the war in central Somalia. Originally they were taking the Caabudwaaq hatred of Ethiopia for granted and assumed that reer Caabudwaaq would naturally join them some later point. The independence of Caabudwaaq and environs combined with the political quagmire surrounding the Kismaayo invasion changed all that. They then used divide and conquer based on the Islamic religion to crack the unity and make it easy to enter the city.

 

It is also not a secret that the traditional leaders of the city chose to allow a peaceful entry into the city to stop any clashes from happening while at the same time meeting with the Ethiopians and reaching an agreement with them that would spare their city a fight they had nothing to do with. It is why the Ethiopians then went heavily in Gaalkacyo and Balanbale in, what they plan, to make a north/south sweep from Guri-El to Gelinsoor.

 

Everybody is saving their own skin here. I remember writing this;

 

Originally posted by HornAfrique:

quote: The first Somalian town north of the flood-affected areas, Abudwaaq has become a military focal point and potential battleground in the brewing conflict.

That was the intention of the ICU when they went into Caabudwaaq, but that is not the case. I know personally that this will not be the case.

 

There is a reason why Caabudwaaq decided not to resist the ICU and why the armed militias who could have clashed with the ICU were sent out of the city and into Ethiopia itself.

 

There is also a reason why Ethiopia decided not to surround Caabudwaaq like a plague of locusts but instead decided to send over a 100 cars through Galdagob into Gaalkacyo and are now presumably just north of Bandiiradley. There is also another reason why they have reinforced to the greatest extent possible those of theirs in Balanbale area sending the ICU into a flight of panic in a bid to also reinforce their men around Guri-Ceel.

 

All this has to do with the reason why the commander of the ICU in central regions, Cago-weyne, left Caabudwaaq in a hurry when he realized their plan to make Caabudwaaq the frontline was not working and is now himself back in Bandiiradley.

 

Let me tell you that there are quite a number of smart people in Caabudwaaq who have absolutely no interest in seeing blood and carnage in their streets as a result of of a fight they neither care about nor support and have no stakes in.
;)

 

Tell me you did not expect them to sit around without working under the scenes?
:DSomalia: The Deyr Delays an Imminent Clash

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Kashafa:

 

To help you jog your memory, it went along these lines:

 

"I applaud the people of Cabduwaaq for saving their homes by politically manevuring their way out of war.
Instead, Let war happen to those people who are calling for it
"

Extremely childish of you. If you cannot bring what I wrote verbatim, I would hope you do not then quote me on "remembrance". The second sentence is a complete fabrication.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Horta iga raali ahow, sxb. But if I remember correctly, it was even more inflamatory than the way I wrote it, which is what caught my attention. I was gonna quote it and reply to it...but poof....twas gone.

 

Maybe you can post it the way you wrote. But me and you, and the two pairs of ku'taab on our shoulders, know that you wrote more than just applauding the good people of Cabudwaaq.

 

That said, a few questions, law samaxat, I'm kinda new to the geo-politics of this conflict. WHere is Balanbale ? and how does it relate to Cabudwaaq ? Are they in the same district of Galgaduud ? What parts have the accursed Ethos entered and occupied ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Kashafa-

 

Arguing with you back and forth will not be how I spend my time tonight. Alleging I wrote more then applauding the good people of Caabudwaaq isn't saying much either and if it makes you any happy, I did try to get back my original post verbatim but without any success. My position on the topic continues to be appearent and even that will not bring a smile to your face, so what gives?

 

*Edit*

 

Balanbale is south of Caabudwaaq and horizontally located between Guri-Cel and Dhusa Mareb though it is west of Dhusa-Mareb and northwest of Guri-Cel.

 

It is considered it's own distrct.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

No problem, duqa. Ka gudub, but next time be 100% sure before hitting that 'Add Reply' button, cuz you never know who's reading your first draft.

 

Thanks for the info.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

^^ :D . Why do I gotta be juvenile, or youthful(or any other adjectives u throw my way when ur losing an arguement) ? I'm 22 years old, dagnabit. In my dad's generation, kaabo qaabil aa noqon lahaa by now :D . See camal, sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abti HornAfrique, horta arin waan kugu ogaa oo aheyd fudeyd, laakiin hada waxaa ku darsatay inaad amxaaro ka doorsatid walaalahaaga islaamka ah oo aad jabkooda u faruuryo qaniinsatid!

 

Wallee abtiyoow taas siyaad barre ayaa meel ku gaari waayay, oo laayay culimadii diinta ee dalka Soomaaliya!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Kashafa-

 

That you claimed to have won/lost the argument highlights my designation you don't say? :D And your dad is right!

 

Wiil laba iyo toban jiro, haduu lali ahaan waayo

marti layl dhexa timi, haduu u liicin waayo

raganimo ludayd kuma maqnee, liicyayey i ceersha!

 

Alle-ubaahnow

 

Qof walba dantiisuu ka fakirayaa. Nin jacayl iyo naxariis kuu haya, hoygaadu ma keeni lahayn dabku!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Oo abti ma waxaa diideysaa janada kusoo raadsatay mise maba aaminsanid in ilaahey diintiisa ay tahay wax loo shahiido tan ugu fiican?

 

Mideeda kale, ma kaligaa baa difaaci lahaa soo uma jeedid qolooyinkii dariska kula ahaa sida Salleebbaan iyo Ceyyrr iyo Muslimiintii kale oo heegan ugu jira iney cadowga idinla warjeefaan!

 

Abtiyow jeclidaa dhiiga sokeeye oo ka carari okidaa markii la aado kan gaalada! Waxaa la yaab igu ah inaad u faruuryo qaniinsaneyso daalimkii xumaa ee Barre Hiiraale oo aan waxba dhaamin adeerkeey C/qeybdiid oo munaafaq aabihiis ah.

 

Abtiyoow ma qabyaalad ayaan kaa celin la'ahay oo aad xitaa diintii ilaahey uga soo horjeedaa?!!!

 

Wallee aduunyo waa is badashay! Mugoo ani dagaalkaan xitaa kaligeey hadii la iiga haro kama leexanaayi oo waan ku jiraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this