Sign in to follow this  
RedSea

Ethiopian troops shelled in a camp.

Recommended Posts

Xoogsade   

^ Maxamed Dheere is building Kaniisad for them to alleviate their worries so the xabashi troops can pray to their God in times of worries while most Muqdisho mosques are closed or abandoned out of fear and lack of security.

 

They put the request in and the powers that be agreed the building of the Orthodox church in Muqdisho should be kept hash hash at first even though the project was leaked out by ananymous insiders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Xoogsade,

 

It seems just when we couldn't think of worst case scenerio, here we go again.

 

Ethiopia oo udabaal dagaysa malayniyamkoodii 2000...oo ciidii somaliyeed kaaga daran caasimadii somaliya kudul raaxaysanaysaa, dadkii lahaa ee udhashay meeshana waxay dileen, naafeeyeen, iyo wax ay xero qaxooti ku gureen ay ka dhigeen.

 

"Xafladaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas'uuliyiin fara badan oo ka socotay Dowladda federaalka Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen ku xigeenada Maamulka gobolka Banaadir oo kala ahaa C/Fitaax Shaawey, Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur, C/laahi xasan Ganey Firimbi, Taliyaha Ciidamada Nabasugida Soomaaliyeed Jen Maxamed Warsame Darwiish iyo mas'uuliyiin kale.

 

Mas'uuliyiinta ka socotay dhinaca Dowladda Itoobiya ayaa waxaa ka mid ahaa Taliyaha Ciidamada ee ku sugan dalka Soomaaliya Jen Gabra, Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Fasaha Shawa iyo Ciidamo kuwa Bambeyda ah oo ay leeyihiin Dowladda Itoobiya. "

 

somaliwayne.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xoogsade:

^ Maxamed Dheere is building Kaniisad for them to alleviate their worries so the xabashi troops can pray to their God in times of worries while most Muqdisho mosques are closed or abandoned out of fear and lack of security.

 

They put the request in and the powers that be agreed the building of the Orthodox church in Muqdisho should be kept hash hash at first even though the project was leaked out by ananymous insiders.

Inay tan dhaceyso ma aaminsani, even if Xabashi want that. Ma u maleynaayi inay tan maanta ka sameyn karaan Xamar. Tabar iyo dhaqaalaba uma haayaan. Laakiin teendho xirooyinkooda ku dhex yaalo furtaan, ugu yeeran 'kaniisad' waa laga yaabaa, but not an actual building oo weyn. Taas maku dhacaan, xataa gudaha xirooyinkooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this