Sign in to follow this  
Qudhac

C/y visits church to appease Italians

Recommended Posts

Qudhac   

Madaxweynaha Somaliya oo booqday Kaniisad ku taal Kenya,

 

Nairobi :- Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa todobaadkan ka qeyb galay xus loo qabtay Askartii Talyaaniga ee ku dhintay Dagaalkii Labaad ee Adduunka, xuskaasi oo ka dhacay Kaniisad ku taal degmada Nyeri ee dalka Kenya.

 

Madaxweynaha ayaa shalay oo Jimce ahayd ka qeyb galay xuskan u gaarka ah askartii Talyaaniga, booqashada Madaxweynaha ayaa ahayd mid aan lasii shaacin.

 

Madaxweynaha oo munaasabadaa ka qeyb qaatay ayaa la sheegay in ka qeyb galkiisaas looga dan lahaa in dowlada Soomaaliyeed ay ku muujiso sida ay uga xuntahay burburkii loo geystay qabuurihii Talyaaniga ee ku yaalay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somaliya.

 

Madaxweynaha ayey munaasabadaa ku wehliyeen xubno kamid ah Dowlada Federaalka ee Kumeel Gaarka iyo waliba ergayga gaarka ah ee dowlada Talyaaniga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya.

 

 

cabdullahi_xus_talyaani1.JPG

 

 

:eek: :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

What choice does he have, if some of his compatriots are barbarians enough to go and dig up 100 hundred year old graves. he has to show not all of us agree with those who did this act. It was very well calculated of the President and I say kudos to him for that

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kudos to Yeey for showing not all Somalis agree with the miserably bunch that dug up the graves. Iam glad he had the mind and sense to calm down the matter, and apologize to the Italians.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this