Sign in to follow this  
Liibaan

Xubnihii dawladdii Siyaad Barre ku jiray ayaa maanta talada Somaliland haya

Recommended Posts

Liibaan   
Buubaa "waxa jooga waa dadkii dawladdii Siyaad Barre ku jiray ee dhibaatadii umadda lagu hayay ka midka ahaa...kuwa joogaa waxay ahaayeen kuwii NSS-ta ahaa, ee dadka gumaadayay, ayaa maanta leh waxaanu u go’nay sababtoo ah waa nala gumaaday. Waxaasina wax caqliga gala maaha, waxaanay ila tahay in arrimo kale loo jeedo’e, aan loo jeedin wax danta umadda ah. Waayo, anigu waxaan u arkaa danta dadka Somaliland jooga, inay ku jirto inay ka mid noqdaan umadda Soomaaliyeed, oo ay doorkooda ka ciyaaraan kaalinta ay ku yeelanaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iska hadlow ina Igarre ,,,,,,,,,, Waar shaqo kele yeelo dheh maalin dhow buu A/Y ku eryayaaye maxaad yeeli ,,,,,

 

Markuu halkan waxba ka waayay buu cabaadayaa ,,,, Kuwaa siyaad barre u soo shaqeeyay baanu kaaga kalsoonahaye meelahaagaa iska joogjoog oo afkaaga uun hayso yaa yidhaa ,,, looser waaxid

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Its about qaranka soomaaliyeed

 

He was in C/Qassim gov as well, so its not A/Y,

 

Buubaa run buusheegay, runtu lama jecla

 

Nin ee dunida oo dhan dhageesanaso, waa nin lawada qadarinayo

 

Waa riyoole ninka cabaadaya, waxaa ka daran, cidba uma jeedo, nin 16 sano cabaadaya oo rajo kasoo socota jirin,

 

Riyaale is the only looser, nin hurdo ku jira

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buubaa run muu sheegin ee wixii ay dhegahaagu jeclaayeen uun buu sheegay ,,,, ku raaxayso waakaa kuu yidhiye laakiin waxaad ogaataa inaanuu Somaliland waxba ka bedeli karin ,,,, xataa ma iman karo iska dhaaf wax kele ,,,, so who is da looser now ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Garaad Caanood:

Its not about qaranka soomaaliyeed

 

He was in C/Qassim gov as well, so its not A/Y,

 

Buubaa run buusheegay, runtu lama jecla

 

Nin ee dunida oo dhan dhageesanaso, waa nin lawada qadarinayo

 

Waa riyoole ninka cabaadaya, waxaa ka daran, cidba uma jeedo, nin 16 sano cabaadaya oo rajo kasoo socota jirin,

 

Riyaale is the only looser, nin hurdo ku jira

What about the Gaal that is your uncle? Is he not dreaming as well to rule Somalia while defending Ethiopia and boothlicking for Mr. Zenawi?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

Originally posted by Jacaylbaro:

Iska hadlow ina Igarre ,,,,,,,,,, Waar shaqo kele yeelo dheh maalin dhow buu A/Y ku eryayaaye maxaad yeeli ,,,,,

That is simple; he will go back to salaxleey and he will be welcomed like a king. Siyaasada soomaalidu waa sidaas suqa ma kastey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Goormaa ugu dambaysay salaxley ma taqaan ?? ,,, 1994 ,,, maba tegi karo ,, walaalkii baa karbaashaya ,,,,,,,,,

 

 

Waar dee meel uu qabto ma yaqaano inuu marba qoladaas iska daba socsocdo oo uu ka qaxweeyo mooyaane ,,,,, wuu dhiman lahaa beri hore ayay gaajo dili lahayd :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Riyaale waa nin ku riyoonaya wax aan jirin, been iyo khuraafaad iskugu sheekeenaya

 

Those who hired Riyoole to be their leaders are the real losers, he is another loser but al least he proved that he is smarter then them

 

Buubaa run badan iyo xaqiiq buu hadlay, ninkii caqli leh baa uun fahmaya

 

kuli arrimaha uu ka hadlay waa wada run,

 

markii riyoole wax dhibteen bey khasaareen

 

its like You shoot yourself in the foot

 

Hadii ee run ka tahay aqoonsigu, ama caqli isku dhaamaan waxba umey dhiiban laheen riyoole

Share this post


Link to post
Share on other sites

Riyaale anagaa dooranay anagaana ka jecel kan kabo leefka ah eed sheegayso ,,,,,,, haduu nin yahay waa la dooran lahaa oo maantaba madaxweyne ayuu ahaan lahaa ,,,,,,,,,,,,,

 

Nin la soo nacay baad dhegeysanaysaa ,,,,,,,,,

 

 

But is good ,,, he is atleast entertaining you guys ,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

JB

 

Buubaa waa nin caqlibadan, inuu hungureen wax aan jirin, muxuu ku falayaa in uu madaxweyne u noqdo imagenery country

 

riyaale he only cares few dollars

 

Riyaale ah wax lasoo nacay, oo kasoo hadhay maamul hore

 

 

Buubaa is bright man with high integrity, he aspiring to be future Somali president

Share this post


Link to post
Share on other sites

Future somali president ?? ,,,,,, :D:D:D ,,, ha iga qoslin baan ku idhi ,,

 

I know Buubaa better than anyone else here ,,,, and he is just nothing ,,,,, U know why uu TFG u daba carcararayo ??? ,,, he never had a possition in Somaliland coz he is not worth it ,,,,, he is not even Caaqil, Suldaan, etc for his clan ,,,, he is not politically talented ,,,

 

He only enjoys being in some hotels paid by either TNG, TFG, or anyother temporary administrations ,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB, alloow yaa ku yiraahda wax iskula har ninyahoow. Buubaa cid ka xigta ama ka celin karta malahan Somaliland. Sidaas oo aay tahay tolkii ma rabaan in ciddi wax yeelayso this gentleman. And why not Buubaa for prsedient? si kastaba wuu ku sifoobaa maktabadaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Jacaylbaro:

Iska hadlow ina Igarre ,,,,,,,,,, Waar shaqo kele yeelo dheh maalin dhow buu A/Y ku eryayaaye maxaad yeeli ,,,,,

 

Markuu halkan waxba ka waayay buu cabaadayaa ,,,, Kuwaa siyaad barre u soo shaqeeyay baanu kaaga kalsoonahaye meelahaagaa iska joogjoog oo afkaaga uun hayso yaa yidhaa ,,, looser waaxid

loool@ Go'aan iga dheh.

 

 

Ninkan Buubaa la yiraa oo shaqadiisii uuba hadda hayo Musfin-ka Itoobiya, oo aan tegi karin degaankan uu ka soo jeedo, idaacadaha ayuu wasiir ka yahay.

 

Markii dhankaas iyo Waqooyiga laga soo ceyrshey oo uu wax ka waayey buu dhinacaan iyo koofurta u soo cararay. Waxaana igu maqaalo ah anigu ma caddayn karee inuuba Jaajuus Itoobiyaan yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

bal adigu ka sheekee wasiir aan gobolkiisii tegi karin ,,,,,,,,,,, :D

 

 

waar odayga iska daaya ha iska shaxaatamee dee ilayn arin kele ma hayee ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this