Sign in to follow this  
Jabhad

Shirkadda Iska Leh Diyaaradii Ku Bur Burtay Muqdisho Oo Diiday In Howshii Daabulida C

Recommended Posts

Jabhad   

Shirkadda Iska Leh Diyaaradii Ku Bur Burtay Muqdisho Oo Diiday In Howshii Daabulida Ciidamada Ay Sii Wadaan .

Posted to the MOL March 25, 2007, 6:41 am

 

Shirkada iska laheyd diyaaradii lagu soo riday magaalaada Muqdisho dhawaan ee Tarns Export ayaa daboolka ka qaaday in ay sii wadeyn howshii ahyed daabulidda ciidamada midowga africa ee Soomaaliya .

 

Afhayeen u hadlay shirkadda ayaa sheegay in arintaani ay la xariirto weerarkii gantaal ee Muqdisho loogu geystay dhiyaarad shirkadu leedahay taasi oo ku bur burtay duleedka Muqdisho.

Duuliyihii labaad ee diyaaradii ku bur burtay Muqdisho kaasi oo ku geeriyooday cisbitaalka Kesaney ee Muqdisho ayaa sheegay inta aysan nafta ka bixin in diyaaradda ay u bur burtay cilad farsano oo aysan jirin wax lagu dhuftay. *[Xabasho orphans watch too much Hindi films]*

 

Mana jiraan koox sheegtay in ay mas`uul ka tahay bur burka diyaaradda , marka laga reebo warar suuqeedka oo sheegayay in gantaal lagu dhuftay.

 

Diyaaradaasi ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa 11 qof kuwaasi oo ijineero ay ku jiraan , iyadoo ilaa iyo haatan aan la sheegin dalalka ay u kala dhasheen.

 

Diyaaradaani ayaa waxaa laga lahaa dalka Belarusiya waxa ayna qalab u keentay diyaaradii dhawaan dabka uu ka kacay ee taal garoonka Muqdisho.

 

Cismaan Xasan Cali(Fantastic)

 

Mudugonline.com, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by TheSomaliEconomist:

There is an american contractor (DynCorp) that handles almost the same kind of work so this won't have any effect on the day-to-day work of the forces.

Well, DynCorp are more expensive and filthier kind of mercenaries. It will be harder for the TFG to cook the books because the people donating their funds have shares in this company too. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

come on ,,, let's be realistic ,,,, everybody wants to commit suicide for the smallest amount of money and possition ,,,,,, This is Africa and those are Asians ,,,,, so make the calculation

 

 

you're talking about DynCorp but tomorrow you'll see Microsoft contracted for the funniest thing in Somalia ,,, :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this