Sign in to follow this  
General Duke

President Cade visits Goldogob amid tension in Mudug..Pics

Recommended Posts

Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku jooga Goldogob

 

Goldogob - 10.August.2006 Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland, Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde) ayaa saaka gaarey degmada Goldogob ee

gobolka Mudug, waxana wafdiga madaxweynaha kamid ah xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo laamaha ammaanka Puntland.

 

Safarka madaxweynaha ee degmada Goldobob oo ah kii ugu horreeyey ee uu degmadaasi ku tago ayaa la xiriira arrimaha dhinaca ammaanka iyo xallinta khilaafaadyo ka jira maamulka degmadaas.

 

Sidoo kale, safarka wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ah sidii ay mas'uuliyiinta iyo dadweynaha degmada Goldogob ugala hadli lahaayeen arrimaha amniga, iyadoo safarkani uu ku soo beegmayo xilli la sheegayo in maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho ay ku soo fool leeyihiin gobolka Mugud.

 

Safarka madaxweynaha ayaa waxaa ku weheliya, wasiirka diinta iyo awqaafta, Cabdirisaaq Yaasiin Cabdulle (Geesood) taliyaha ciidanka daraawiishta Puntland, Col. Cabdullaahi Cali Mire (Carays), guddoomiyaha gobolka Mudug, C/rashiid Dhuubane, iyo xubno kale oo ganacsato ay ku jirto.

 

Mas'uuliyiinta degmada iyo dadweynaha reer Goldogob ayaa ka qayb qaatay soo dhoweynta wafdiga madaxweynaha oo saaka gaarey magaaladaas.

 

Jirbiil Xaashi

SBC Goldogob

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

^^Someone should have told him wearing a camouflage publicly was a not good idea. The last person who did so in defiance against the ICU was Abdiqeybdiid and he is still on run.

Not wise move Cadde. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

^ Why not? That is not dressing up in defiance as no one has imposed on Cadde a different dress code but rather him getting ready and letting people know he is aware of their alleged fears.

 

This must be an occassion to shine and come through on his part for the puntlanders and defeat their enemies :D

 

PS: Would it be problematic if Sharia laws were introduced into the most needy areas of Mudug? I read the ICU leadership affirming their hands off approach to regions like Puntland. So why would Cadde get ready for a war others are not interested in?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this