Sign in to follow this  
Jacaylbaro

OLOLAHA DIYAAR GAROWGA XUSKA 18KA MAY

Recommended Posts

Hargeysa(QARAN)-Olole aad u balaadhan oo loogu diyaar garoobaayo dabaaldega xuska 18 may oo ku began maalinta jimcaha ee fooda inagu soo haysa ayaa si wayn looga dareemayaa magaalada hargaysa iyo guud ahaan Somaliland Goboladeeda oo dhan.

 

Waxaa hargaysa caasimada SL ka bilaabmay Olole kor loogu qaadaayo bilicda caasimada oo ay si wada jir ah u fulinaayaan dawlada hoose ee hargaysa iyo booliska , waxaad arkaysaa iyadoo la bur buriyay dhamaan dabakaayooyinki yara yaraa ee wadada hareeraheeda sida sharci darada ahayd uga dhisnaa iyo wadooyinki magaalada oo dib u habayn iyo nalalayn lagu samynaayo ciidi daadadku keeneen iyo qashinki oo iska ragooyin waawayni ka daabulayaan wadooyinka .

 

 

Maayarka caasimada ee hargaysa Eng Xuseen Max’ud Jiciir ayaa sheegay in ay wadaan gudi loo saray arinta qaban qaabada ee xuska 16 guradii ka soo wareegtay maalinti ay Somaliland dib ula soo noqotay xornimadeedi gudidaasi oo uu gudoomiye ka yahay Wasiirka Madaxtooyada SL Mudane Nuur Amiin Ismaaciil oo ka kooban maayerka caasimada iyo xubno kale .

 

 

Dhinaca kalena xafladaha loogu dabal degaayo xuska 16 guurada ka soo wareegatay dib ula soo noqoshadi xoriyada iyo gooni isu tagii Somaliland ayaa looga diyaar garoobayaa xaflado aad u qiimo badan oo socon doona laga bilaabo subaxa hore ee maalinta 18 may ila iyo habeenimada.

 

 

Sidoo kale masuuliyiinta xukuumada ee ay ka midka yihiin Wasiirada iyo Gudoomiyayaasha Gobolada iyo Degmooyinka ayaa iyagana kala qayb gelaaya Dadwaynaha ku dhaqan Gobolada Dalka xuska maalinta 18 ka may

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wargelin: Jaaliyadda Somaliland ee Finland.(Xafladda 18 May)

 

 

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka

Finland in lagu qabanayo Munaasabadda Xuska sannadguurada 16aad ee la soo

noqoshada madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland.Waxaa munaasibaddan si gaara loogu dabaal degayaa barnaamijyo kala duwan oo dhinacyo badan leh, Waxaana ka mid ah: Kuwa taariikhda, Heesha( oo ay kaa dherigein doonaan Hoblada reer Finland), ciyaataha hidaha iyo dhaqanka iyo madadaaloyinkaleba.

tasoo ka dhici doonta:

 

Maalinta :sabtida ee 19 bishan May.

Saacadda: 4 galabnimo ilaa-9 habeenimo

Xarunta dhallinyarada ee

Merirastilla nuoristo

Cinwaanka. Joluspolku 3

00930 Helsinki,

 

waxa ay ku taal Metroga Merirastilla dhinaca Midig ilaa 150 mitir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Are all invited or do I have to be draped in the green, red, and what's other color JB.

 

 

LoooooooooL@Africa's best kept secret. No wonder the world doesn't know about you guys. If you keep a secret, how's anyone gonna holla at you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Jacaylbaro:

Xaflada dabaaldega 18ka May ee Magaalada Bristol ee UK

 

 

 

untitled1de0.gif

IS this effort worthy trying I question. Apart of its social, entertainment component, is cost-benefit analysis considered in terms of business context I question yaa Jacaylbaro. Could the effort and energy consumed by such endeavors make a real difference if directed onto more in-need projects in the enclave I question.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Currently we do both ,,,,, for the moment we need this too ,,,, may be soon it'll be less necessary when the country gets its recognition.

 

It is a transitional period and we need it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Mansa Munsa,

 

AsI told many others here, google it brother. The events in London are most importantly being held not just for party purpose but as fundraising event as well. So do little background research on that, you know intaynaan dibnaha kala qaadin(: no pun intended laakin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this