Sign in to follow this  
Paragon

Xasan Dheere: Ma Jiraan Wax Ciidan Oo Kismaayo Ka Baxay

Recommended Posts

Does anyone know who Afgaduud was before the advent of Riyale's cabdi Bile run from Las Anod?

 

 

Horn.....Oo Morgan maxaa laga galabsade?

 

Yuusay Afgaduud ka aarsanooyaa?

 

 

Nuune......Waa majaajilo waxa socda. It would have been real funny if it wasn't so tragic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LooooooooL....Aduunka wax wareersan maxay ka buuxaan. Axmed and the lot in here are issuing threats from million miles away while sitting comfortably on your couch sipping Mocha lattes.

 

Soomaaliya has enough dil, dhac iyo kufsi. The last thing it needs cyber warriors. Put your mind to something useful Axmed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

^^ Che, Kismaayana waxaan ku nacey wararka ka imaado ama khuseeyo oo dhanba waa very sensitive, waa meel aan ka yaabey, xattaa warar mukhtaracaat baa la iska sameesan mararka qaarkood si looga careysiiyo qola kale

Meel infront of the whole Soomaalis and the whole world xaaraan lagu balaarsado la rabo, of course sensitive iyo wax ka daran waaye. Haddee xalaal ahaan lahayd, oo la ishubo, waxaas ma dhacayn. Once more, Kismaayo kuwaan ku hardamaayo, labadadooda waa dad soo duulay. Hadduu Ina'uunlaaye u dagaalami lahaa waaba la kasi lahaa.

 

Waligood ha isku balaariyaan ama yee isku balaarin, xaaraan xalaal ma noqoneyso. Never. Maalintee noqotana waa laga qaadaa, as it just happened markee Maxkamadaha galeen magaaladaas. Maxkamadaha waxee ka dhigeen haddee ku waano qaadan waayeen, mid ka daran ayaa bari imaaneyso. Si fiican hala isku indhatiro ama yaanan la isku indhatirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meel infront of the whole Soomaalis and the whole world xaaraan lagu balaarsado la rabo, of course sensitive iyo wax ka daran waaye. Haddee xalaal ahaan lahayd, oo la ishubo, waxaas ma dhacayn. Once more, Kismaayo kuwaan ku hardamaayo, labadadooda waa dad soo duulay.
Hadduu Ina'uunlaaye u dagaalami lahaa waaba la kasi lahaa.

Mr. maskin fadlan iga Jaahil bixi. in your last statment on above quoted you say

Hadduu Ina'uunlaaye u dagaalami lahaa waaba la kasi lahaa.

so what is wrong if Uunlaaye brother's fought the fight for him. maxaa yeele Far kiliya fool madhaqdaa horay loo yiri. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this