Sign in to follow this  
General Duke

Dayniile clan media in shock confusion .Now attack the clan.

Recommended Posts

Haday Itoobiya baxday ma **** baxay soo ***** ma joogaa maxaa laga dabaal dagaa

 

Dadka Soomaaliyeed ayaa quus ka taagan mar uun in ay arkaan qaran soo celiyo nidaamkii iyo kala danbeentii taa oo sida muuqata in qaran la helaa ay isbaaro u dhigatay beel weynta ****** oo iyagu u muuqda kuwa ku naaxo nidaam darada oo xasaasiyo ka qabo hadii qaran la helaa in Suuqa Bakaaraha xirmaayo lana weynaayo ku naaxa hantida dadka Masaakiinta

 

Nin oday ah ayaa waxaa lagu yiri kaa lay ka soo qeyb gal xaflad baa loo sameynayaa ka bixida ciidamada Itoobiya isagoo qoslaayo odayga buu yiri haday Itoobiya ka baxday Soomaaliya soo ma joogaan ......... muuqaalka wadaniga ka ahaa hoostana qaran dumiska ka ahaa marka wax loo dabaal dago meesha ma yalaanee ee iska daya

Soomaalida ayaa quus ka taagan in ay dalka ku noqdaa iyadoona kuwa badan oo gurya ka dhistayna ay quus ka taagan yihiin guryahii ay dhisteena dib u bilaabay in ay sii gadaan si ay wadamada reer galbeedka isaga soo xaadariyaan iyagoona daliishanaayo maah mahyadii aheyd muslimnimo nin kaan kugu dhaqeen muminnimo qaasa Gaal marasta kuu dhowraa kuu dhaama

 

Rajada laga qaba in Soomaaliya dib u soo hesho nidaam iyo kala daanbeen baa adag xataa shirka Jabuuti hada ka socda wax haday ka soo baxaan xataa waxa kaliya uu soo saaidinaayo waa in dhiig badan oo kale in uu daato iyo bur bur kale maxaa yeelay nin nidaam diid ah si nidaam loogu sameyo waa wax iska adag waayo qof wax rabaa wax loo sameynkaa lakiin umad dhan oo saqiir iyo kabiir isku raacay nidaam diid si loo galiyaa wey adagtahay

 

 

[ January 24, 2009, 09:17 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Delete the clan mentioning.

 

Lets respect the Golden Rules.

 

 

---

 

Also, not long ago u was mocking Dayniile...now you make a whole topic about what 1 man wrote on the website as his own opinion?

 

Its like dedicating a topic to one article on a Somali website written by one individual.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

It is Gubaabo, They see a GOLDEN opportunity,and if the Somalis affected by the ongoing fighting in the South, agree on things and work tegehter, a great opportunity for all Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

What golden rule? The title says it all!

 

zero tolerance on tribalism or allow it!

 

Duke wrote: As for the topic, the confusion stems from their lack of understanding and planning"

 

What do you mean by "understanding and planning"? elobrate

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this