Sign in to follow this  
QabiilDiid

SNM GANGS are being defeated in SSC regions of SOMALIA

Recommended Posts

There are daily attacks on the SNM Gang militia that had forecfully occapied the houses of Laascaanood residents. The Jihad to expell the seccessionist dreamers from the land of unity and nationhood is being underreported by the Somali major news portals. Even here SOL, infested by some SNM gang members, the war of liberting SSC and reaffirming the unity of Somali Republic is not being given its priority. Update yourself on the following events:

 

{Lascanood}20-12-07 Nuux Ismaaciil Taani waanu soo qabaynaa Garaad Jaamac garaad Cali iyo Garaad Abshir Salaax.

 

Note: Taani is the leader of the occuping SNM gang militia.

 

Salaad Cali Nuur RadioWidhWidh Online

 

{Laascaanood}21.12-7

"Hal askari ayaa ku dhaawacmay dagaal xoogan oo ay isaga horyimaadeen guutooyin kawada tirsan ciidamada maamulka labaxay somaliland ee ku sugan duleedka laascaanood

 

khilaafaad aan la sheegin wuxuu salka ku hayo ayaa soo kala dhexgalay ciidamo kawada tirsan maamulka labaxay somaliland iyadoo uu sababay khilaafkaasi in guutooyin ciidamo ah ay fooda isdaraan oo uu dagaal xoogani dhexmaro

 

Dhawaaqa rasaasta ka dhacda qoryaha waa weyn ayaa siweyn looga maqlayay maanta iyo shalayba aagaga hore ee ay ku sugan yihiin ciidamo beeleed yada lamagac baxay somaliland.

 

warar kala duwan oo aanu ka helnay ilo madaxbanaan ayaa sheegaya in dagaalkaasi uu ku dhaawac may mid kamid ah askartii dagaalku uu dhexmaray .

 

inkastoo aan lashaacin iskahorimaadkan dhexmaray guutooyinkan kawada tirsan ciidamo beeleedyada loogu magac daray somaliland hadana warar hor dhac ahi waxay sheegayaan in qaar katirsan ciidamada ay kasoo horjeesteen amaro kaga yimi madax dooda kuwaas oo ahaa in dagaal lagu qaado sadax bartil maameed oo la sheegay inay ku sugan yihiin ciidamada midnimo udirirka Puntland.

 

Xaalada magaalada laascaanood ayaa kacsan iyadoo dadka shacabka ahi ay dareemayaan cabsi horleh oo ah in dagaal uu markale kadhoco gudaha magaalada laascaanood

 

Jordan .Widhwidh Online News desk..media Center

 

{Bali-dhac}22.12-7---BREAKING NEWS

"Dagaal aad u culus oo ka socoda duleedka Bali-hadhac ayaa la soo sheegayaa innuu haatan socdo ayada si weyn looga dareemay deegaan Dagmada WidhWidh. dagaalka ayaa socoda, waxaan la soo sheegayaa inay jiro dhimsho badan iyo dhaawac.

 

waxii warar ah kala soco widhwidh online anigu Live ugu jirna qadka telephone ee degamada widhwidh.

 

WidhWidh Online

 

{Bali-hadhac}22.12-7

"Wararka naga soo gaadhay tuulada Balihadhac ee duleedka Widh widh ayaa sheegaya in halkaas dagaal qadhaadhi ka socdo oo u dhaxeeeya Maleeshiyaadka dirta waqooyi ee ka soo duulay Hargaysa iyo Burco iyo dadka deegaanka degan. in kastooo dagaalku socdo waxaa la sheegayaa in baabuur tigniko ah laga qabsaday maleeshiyaadka soo duulay dhimasho labada dhinacbana ay jirto.

 

maaha markii ugu horeysay ee maleeshiyaadka dirta waqooyi ay dagaal ku soo qaadaan dhulka SSC iyagoo bishii Octoober 2007 ku qabsaday Laascaanood.

 

Wixii ka soo kordha dagaalka waanu idinla soo socon siin doonaa insha allah.

 

Widh widh Online -

 

{Bali-Hadhac}22.12-7

"Warar dheeraada ayaa kasoo baxaya dagaaladii saaka kabiloday deegaanka Bali-Hadhac ee Degmada widhwidh ee gobolkaasi Cayn oo ay isku faro saareen ciidamada midnimo udirirka Puntland iyo kuwa soo duuley ee lamagac baxay somaliland......................................

 

Xidhaadho kala duwan oo ay lasamaysay qaar kamid ah dadka deegaanka bali-hadhac waxay shabakada widhwidh Online usheegeen in dagaalku uu wali si xoogan u socdo isla markaana labada ciidan ay is weydaarsanayaan hubka cul culus ee tiknikada

 

Taliye kuxigeenka Ciidamada daraawiishta Dowlad goboleedka puntland ahna taliyaha qaybta Daraawiishta ee Gobolka Cayn Col: Dayr Iskatoos ayaa haatan ku sugan Deegaanka Bali-Hadhac waxayna wararku sheegayaan in dib loo riixay isla markaana la jabiyay maleeshiyo beeleedkii soo duulay ee somaliland.

 

Dagaalka oo wali socda ayaan lashaacin khasaaraha rasmiga ah ee dhimashada iyo dhaawaca walow ay warar hor dhac ahi sheegayaan in Ciidamada Daraawiishtu ay soo hoyeen Guulo lataaban karo isla markaana ay gacanta ku dhigeen Baabuur Tikniko ah.

 

Jordan.. wixii warar dheeraada waan idiin soo gudbin doonaa insha allaah

 

Dhaban-saar}22.12-7

"Maleeshiyaadkii S/Land ayaa jab weyn kala kulmay dagaalkii ka socoday inta u dhaxaysa Bali-hadhac iyo dhabansaar, taas markii danbe ay yimaad Ciidamadii Puntland iyo kuwa deegaankaas markiiba soo galay magaalada dhaban-saar oo aan ka fogayn Tuulo samakaab oo dhow laamiga.

 

Warar aanu hada ka helayno Jiida hore ee dhabansaar ayaa la soo sheegayaa inuu jiro dhaawac iyo dhimasha soo gaadhay Maleeshiyaadkii S/Land ee markii horaba ka soo kicitimay tuulo samakaab oo taarkii Hargaysa iyo burco ay kula xidhiidhi jireen u yaalo ayaga oo markiiba dhaawicii u gudbiya xagaas iyo caynaba.

 

Waa jabkii ugu horeeyay ay kala kulmaan Maleeshiyaadkii S/Land oo shalay isku haystay war inaga daaya deegaanka Hawdka, ayaynaan ka dagin Laamiga hadii kale waanu jabnayaa taasi markiiba ay ninna iska dileen ninna iska dhaawaceen duleedka lascanood ayaa saaka la kulmay jab aysan horay u rag.

 

Waxaa haatan isku aruuranaya tuula samakaab Maleeshiyaadkii S/Land firxadkoodii iyo dhaawicii balse Ciidmada Puntland iyo kuwa deegaanka oo iska kaashanaya ayaa u dhow tuulo samakaab.

 

Kala soco widhwidh online waxii ku soo kordha

 

{Bali-Hadhac}22.12-7

"Dagaalkii galabta sida xun loogu jabiyay maleeshiyo beeleedkii labaxay somaliland wuxuu kadanbeeyay warbixintii Sirta ahayd ee ay Shabakada Widhwidh Online idiin soo gudbisay Horaantii Todobaadkan..........................

 

Dagaalkii galabta lagu jabiyay maleeshiyaadkii labaxay somaliland wuxuu kow ka ahaa sadex goobood oo muhiim ah oo ay ku sugan yihiin Kooxaha Wax iska caabbinta SSC oo u badan maleeshiyaad abaabulan oo si weyn loo hubeeyey,

 

Sadax daas goobood sida aanu idin kugu soo gudbinay wararkeenii hore waxay kala ahaayeen deegaanada Balli Hadhac, Karin Gorfood & Tukoraq.

 

Saaka hiirtii waaberi waxaa dagaal xoogan lagu qaaday Bali-hadhac sixun ayaana loogu jabiyay ciidamada maamulka labaxay somaliland bali-hadhacna waxay kow ka'ahayd sadaxdii goobood ee aanu idiin sheegnay..

 

intaanu dagaalkii saaka ay maleeshiyada somaliland ku qaadin Bali-Hadhac waxaa jirtay khilaaf weyn oo sababay in uu dagaal dhexmaro meleeshiyada somaliland khilaaf kaas oo sakla ku hayay inaan agu deg degin dagaalka haddii kale jabweyn lala kulmi doono.

 

Jordan..Widhwidh Online News Desk..Media Center

 

{Yeyle}22.12-7

" Warar hada naga soo gaadhay magaalo madax Gobolka Ceyn ee Buuhoodle ayaa sheegaya galabnimadii maqribkii ay soo galeen Maleeshiyaadkii S/Land tuulada yeyle oo xigta dhanca oog una dhow magaalada caynaba.

 

Markii ay soo galeen Maleeshiyaadkii S/Land oo watay 6 baabur tikniko ah ayaa isla markiiba lagu balibaay Hubka culus iyo kawa fudud oo aysan filanayn, taas oo keentay dhaawac iyo dhimasho. Waxaa isla goobtii lagaga qabsaday 4 buubuur oo tikniko ah halka mid kalana lagu gubay, kii kalana uu cararay, waxaa kale oo ay wateen gaadhi waaraad ah oo ciidamadu saarnayeen ayaa dib u cararay isga oo ka cararaya guubta dagaalku ka socdo.

 

Maleeshiyaadka S/Land ayaa ka soo ruqaansaday

Magalaada OOG oo ah sal dhiga ugu weyn ee Maleeshiyaadka S/Land, iyaga oo doonaya innay caawiyaan maleeshiyaadkii S/land ee lagu soo jabiyay saaka dagaaladii ka qarxay deegaanka Bali-dhac iyo dhaban-saar.

 

Maleeshiyaadkan S/Land ayaa markiiba ku cararay dhinaca Magaalada OOG oo ay markii horaba ka yimaadeen iyaga oo jab weyn kala kulmay dagaaladii saaka ka dhacay ee Magaalada Bali-hadhac iyo kii caawaba ee Magaalada Yeyle.

 

Waxii ku soo Kordha kala soco widhwidh online

 

{Lascanod}23.12-7

"Ciidan uu wato Col Maxamed Waranle iyo Jaamac Qoodh Oo Saaka Weerar Ku Qaadan Malayshiyada S/land ee Kusuganaa Toga Waqdari ee Duleedka Magaalada lascanood ayaga firxadkoodii soo galeen magaalada Lascanod.

 

Waxaa saaka aroortii soo dul dagay duleedka magaalada lascanood ciidamo wuu wato Col Maxamed Waranle iyo Jaamac Qoodh oo ka soo kicitimay Kala-baydh.

 

Magaalada lascanood ayaa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq Culus inuu jiro.

 

Kala soco waxii soo kordha widhwidh online

 

Here is Caasha Axmed Cabdalla, one of the most outspoken and educated daughter of Somalia from SSC using the term "gang" for the SNM seccessionists.

 

{Radio Widhwidh Online}23.12-07

 

Wareysiga dhinacayo badan taabanaya gaar ahan xidhiidhka ka dhaxeeya Cade muse iyo Daahir Riyaale oo ka warmaysa Caasha Axmed Cabdalla oo ku sugan magaalada BaydhaboKa dhageyso Radio WidhWidh Online

 

widhwidh@gmail.com::::

 

Halkan ka Dhegayso

 

Xoogan oo ku Gaashaaman Gaadiidka Dagaalka

{Xudun}24.12-7

"Ciidamadan la sheegay in ay gaareen Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaan la ogayn in ay halkaas ku hakan doonaan iyo in kale,Webka Xargaga Online oo ilo xog-ogaal ah xiriir kala sameeyey Degmada Xudun ayaa loo xaqiijiyey imaatinka Ciidamadan iyada oo qofka Xargaga Online Xiriirka La sameeyey..

 

Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayay saaka waaberigii gaareen Ciidamo tira badan oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala Duwan,Ciidamadan lama shaacin tiradooda iyo meesha ay ku jihaysan yihiin intaba hase yeeshee waxaa la sheegay in ay yihiin Ciidamo aad u Hubaysan,oo dhisan dhinac walba isla markaasina ay wataan saraakiil Milateri oo khibrad u leh dhinaca Ciidamada.

 

Degmada xudun ee Gobolka sool ayaa hore waxaa ugu sugnaa Ciidan beeleed si weyn u hubaysan oo iyagu fariisin ka dhigtay saldhiga Degmada,lamase garanayo meesha ay Ciidanka cusubi ku jihaysan yihiin waxaase jira tuhumo muujinaya in ayba dhaafsan yihiin Degmada Xudun ee Gobolka Sool.

 

Ma jiraan wax faahfaahin ah oo ka soo baxaya saraakiisha Ciidankaasi wadata maadaama aanay ogolayn cid dhex gasha oo ka socota dhinaca Saxaafada.

 

News desk widhwidh Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cancer cells have no known treatment except to kill them. The SNM gangs must be treated as such. They need not keep holding the soverneity of Somali Republic hostage any more. It is really a good beginning because they have start the civil war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nayruus:

Cancer cells have no known treatment except to kill them. The SNM gangs must be treated as such. They need not keep holding the soverneity of Somali Republic hostage any more. It is really a good beginning because they have start the civil war.

Remember you called a JUST WAR and that was the last time you are seen or heard. Spare some credit that will not at least a shame on your face.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer my flag is in the hearts of the majority of the people of the North West and 100% of those in SSC.

 

There can be no borders built in the hearts of men. Sorry adeer, keep daydreaming

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Adeer my flag is in the hearts of the majority of the people of the North West and 100% of those in SSC.

:D:D ..... let it be in the hearts then

Share this post


Link to post
Share on other sites

BREAKING NEWS

 

Malayshiyada SNM ta Oo Bandow Soo rogay oo Shacabka oo An Dhagjalaqusiin!

 

Malayshiyada SNmta Oo Lascanod haysta Ayaa Kuso rogay Magalada Laascaanood bandow iyada Oo Kacabsi Qaba in shacabku Dagaal ku sooqaadaan.

 

malayshiyada Snmta Ayaa baqdin iyo Argagax Soo Foodsaartay isla markaana Kacabsi Qaba in magaalada Dhexdeeda Dagaal Kaqarxo Iyada Oo dakii Ku Amray in Ay magalada Bandow tahay isla markaana dadku Aynan Dhag Jalaq usiin.

 

Magaalada Laascaanood Ayaa Caawa Dadka Badankood Dhagta taagayan iyada Oo Ay jirto cabsi Weyn isla markaana Lakusoo waramaya in Qaybo Kamid Ah Magaalada Ay Habeenkii Soo Kalaan Ciidamada darawiishta Puntland.

 

isku Soo Wada Duuboo malayshiyada Jamhada SNm Ayaa isku Dayday in Ay Caburiyaan Shacabka Reeer Laascanood lakin Aan usooragalin wali.

 

Boocame Online news Warbaahinta Qarniga Cusub!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this