Sign in to follow this  
Haashim

MADAXII AMMAANKA COL.BARRE HIIRAALE IYO CIIDAMO UU WATAY OO MAXKAMADAHA ISU DHIIBAY

Recommended Posts

maxkamaduhu islaam waxba kuma xukumaan ,,,, igu dheh way ku xukumi doonaan markaa waynu ka wada hadli ,,, laakiin imika kuma xukumaan shareecada laakiin waa ta ay ugu baaqaan dadka ,,,

 

Xukunka shareecadu waa mid aad u balaadhan marka la leeyahay waa la hir gelinayaana waa in dhinac kasta laga hir geliyo ,,,,,, waa inuu noqdo wax qoran oo la raaco oo qofku uu yaqaano wuxu xaqa u leeyahay iyo waxa xaqa loogu leeyahay ,, sidaana ku noqda wax dadka oo dhami ay u siman yihiin ,,,,,,,

 

Shareecadu maaha keliya nin ama naag la karbaasho oo la yidhaa waataa shareecadii laakiin waa nidaam nololeed oo dhamaystiran ,,,,, ,,,,

 

 

YES muslimka oo dhami wuu u baahan yahay in shareecada la isku xukumo somaliland na waa ka mid ,,,,, laakiiin somaliland iyadaa isku xukumaysa markay doonto ee ma rabto wadaad xamar kaga yimid inuu sanka ka marmariyo oo uu yidhaa hoo ama dagaal ,,,,,, inaanu isku xukuno oo aanu ka wada hadalno anagay noo taalaa sidaanu ka yeelayno ama aanu ku heshiino ama aanu isku dilnee laakiin wax koonfur u taala maaha inay noo yeedhiyaan waxaanu yeelayno.

 

horta maxkamaduhu tooda ha hagaajiyeen oo koonfur oo dhan ha mideeyeen nidaam shareeco oo cadna ha jeexeen hana hir geliyeen then waa lala eegi doonaa ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Jacaylbaro sxb, sidaan horay kuugu sheegay qofba sibuu maxkamadha ula jiraa, marka haddii aad ula jirtid as long as they opearte in the South, waxaan filayaa inaad marar badan qorshohooda maqashay from Ras Gamboni ilaa Ras Casayr, marka qofkii sabab gaar ah ula jira iyo kii kaleba Tsunamidu way soo gaari doontaa :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb we will clean out of somalia put everyone in their respectable place. they tried 1991 and they kill somlianimo with the enthic genocide that they embraked. when amxaaro come in we will put xaamar's uprising to a stop. Mark my word there will be thousands dead but all of this will come becuase bad leadership from a group sub clans.

The most dim-witted thing in the world "courts that are government." Reer baadiiy bunch duksii ceeyaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by muraad:

Jacaylbaro sxb, sidaan horay kuugu sheegay qofba sibuu maxkamadha ula jiraa, marka haddii aad ula jirtid as long as they opearte in the South, waxaan filayaa inaad marar badan qorshohooda maqashay from Ras Gamboni ilaa Ras Casayr, marka qofkii sabab gaar ah ula jira iyo kii kaleba Tsunamidu way soo gaari doontaa :cool:

SXB dee malaa maxkamadaha wax kalaa lagaaga dhigay ee one day you will realize waxay dhab ahaantii yihiin ,,,, dadkan dowlad Ethiopia ka xoog weyn baa khasbi kari wayday let alone koox yar oo kooxo kele ka adkaatay ,,,,, malaa somaliland maba taqaanid ee isabahaysigii oo kele baad u malaynaysaa ,,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this