Sign in to follow this  
General Duke

SOOL: Gen Carays reaches region

Recommended Posts

Wafti uu horkacayo Gen Careys oo u kici timey gobolka Sool

Posted by admin on September 25th, 2010

 

Garowe(Puntlandi.com) Wafti uu ka mid yahey lataliyaha xaga abniga madaxweyne Faroole gen. Cabdullahi Cali Mire Careys ayaa maanta u kici timey deegaanada Gobolka Sool, waxaana la filayaa inuu lakulmi doonaan wax garadka gobolka.

 

Dhinaca Dowlada Puntland wax faahfaahina lagama bixin safarka saraakiishaan, waxaase loo badinayaa iney u baxeen howlo la xiriira amaanka gobolka iyo dhinaca daryeelka bulshada.

 

kala soco warakaan dhameystirkiisa Puntlandi.com

 

Puntlandi.com

 

Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this